Telesombanner2013

Like Us On Facebook

Wararka

Video:Qoys danyara oo ku dhibaataysan Buuhoodle o codsanayaaya in lasoo caawiyo

Video:Qoys danyara oo ku dhibaataysan Buuhoodle o codsanayaaya in lasoo caawiyo

Qoys danyara oo ku nool magaalada Buhodle ayaa lasoo Gaadhsiiyey Deeq lacageed waxayna  dhamaan Musliminta…

Mataanaynta Magaaladda Minneapolis iyo Boosaaso ( Daawo)

Mataanaynta Magaaladda Minneapolis iyo Boosaaso ( Daawo)

Muuqaalka Shirkii Mataanayta Magaalooyinka Minneapolis iyo Magaaladda Boosaaso.…

Sawiradda Kulanka Walaalayta Magaaladda Minneapolis iyo Boosaaso ( Sawiro)

Sawiradda Kulanka Walaalayta Magaaladda Minneapolis iyo Boosaaso ( Sawiro)

waxaad halkan ka daawataa qaar ka mid ah sawiradda kulanka lagu walaalaynay magaaladda Mnpls iyo…

Daawo Sawirrada Degmada Baraawe Iyo Sida Ciidamada Dowladda Loogu Soo Dhaweeyay

Daawo Sawirrada Degmada Baraawe Iyo Sida Ciidamada Dowladda Loogu Soo Dhaweeyay

Boqolal Dadweyne oo iskaga kala yimid Xaafadaha Kala duwan ee Degmada Baraawe Ee Gobalaka Shabeelaha…

Abaanduulaha ciidanka XDS oo ka hadlay howlgalka Badweynta Hindiya “DAAWO VEDIO”

Abaanduulaha ciidanka XDS oo ka hadlay howlgalka Badweynta Hindiya “DAAWO VEDIO”

Taliska ciidanka XDS ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalka Badweynta Hindiya iyo deegaano cusub oo…

Wasiiro iyo Xildhibaanno garoonka ku sii sagootiyay arday ay Jaamacadda SIU u dirtay Jaamacadda Makerere “SAWIRRO”

Wasiiro iyo Xildhibaanno garoonka ku sii sagootiyay arday ay Jaamacadda SIU u dirtay Jaamacadda Makerere “SAWIRRO”

Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku sii sagootiyay qaar…

Video:Jaamacada Bariga Africa oo Sanadka Kusoo Biirasaysa

Video:Jaamacada Bariga Africa oo Sanadka Kusoo Biirasaysa

munaasabad ay soo qaban qaabiyeen ururka ardayda jaamacada Br africa oo loga hadlaaye Isku xidhka…

(Vedio) Wasiiro Iyo Mas,uuliyiin khaatumo ah oo Gaadhay Taleex

(Vedio) Wasiiro Iyo Mas,uuliyiin khaatumo ah oo Gaadhay Taleex

Degaanadda Tukaraq Go-qaboobe Carooleey iyo magaalada taleex ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay mas,uuliyiin…

Shirkadda xoolo dhoofinta ee Al-WADANI oo Sanadkan ka dhoofisay Puntland 150 kun oo neef(Sawiro)

Shirkadda xoolo dhoofinta ee Al-WADANI oo Sanadkan ka dhoofisay Puntland 150 kun oo neef(Sawiro)

Waxaa maanta shirkadda qaabilsan dhoofka xoolaha nool ee Al-WADANI ay sheegtay in sanadkan Dekeda Bosaso…

Wasaarada Haweenka Puntland oo soo dhaweysay xukun lagu riday nin kufsi geystay (Sawirro)

Wasaarada Haweenka Puntland oo soo dhaweysay xukun lagu riday nin kufsi geystay (Sawirro)

Munaasabad Kooban oo lagu qabtay Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland ayaa looga hadlay sida…

R/ wasaare Cabdiweli: “Dowladda Switzerland waxay naga caawineysaa Nidaamka Federaalka””DAAWO VEDIO”

R/ wasaare Cabdiweli: “Dowladda Switzerland waxay naga caawineysaa Nidaamka Federaalka””DAAWO VEDIO”

Wefdigan uu la kulmay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa waxaa hoggaaminayey xoghayaha…

Boqortooyada Sacuudiga oo Soomaaliya ka caawin doonto arrimaha garsoorka “SAWIRRO”

Boqortooyada Sacuudiga oo Soomaaliya ka caawin doonto arrimaha garsoorka “SAWIRRO”

Wasiirka Garsoorka iyo arrimaha dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir Maxamed ayaa magaalada…

suxufiyiin tababar looga furay magaaladda muqdishu “SAWIRRO+VEDIO”

suxufiyiin tababar looga furay magaaladda muqdishu “SAWIRRO+VEDIO”

Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta tababar u furay…

Raysal Wasaare: Shirkii Ingiriiska wuxu ahaa siddii Ciidan Qaran loogu dhisi lahaa Soomaaliyo

Raysal Wasaare: Shirkii Ingiriiska  wuxu ahaa siddii Ciidan Qaran loogu dhisi lahaa Soomaaliyo

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wefdigiisa ayaa ka soo laabtay…

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka hadlay arrinta Badda ee Soomaaliya iyo Kenya ” DAAWO VEDIO”

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka hadlay arrinta Badda ee Soomaaliya iyo Kenya ” DAAWO VEDIO”

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa ka…

Madaxweyne C.weli Gaas oo Qado u sameyeey Suldaanka Beesha Warsangali (Sawiro)

Madaxweyne C.weli Gaas oo Qado u sameyeey Suldaanka Beesha Warsangali (Sawiro)

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Aqalka Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe…

Shirka wadatashiga Gedo oo weli wufuud kala duwan ku sii jeedaan (Sawirro)

Shirka wadatashiga Gedo oo weli wufuud kala duwan ku sii jeedaan (Sawirro)

Ergooyin isaga kala yimid dalka gudihiisa iyo Dibeddiisa iyo qaar kamid ah deegaanada gobolka Gedo…

Garoonka Gaalkacyo oo laga Duuliyey Wariye Maraykan oo Afduub loogu haystay Galmudug

Garoonka Gaalkacyo oo laga Duuliyey Wariye Maraykan oo Afduub loogu haystay Galmudug

Diyaarad Khaas ayaa maanta waxay ka qaaday Garoonka Diyaarada C/laahi Yuusuf AirPort Gaalkacyo wariye maraykan…

Madaxweynaha Dalka oo u amba baxay dalka Mareykanka “SAWIRRO + VEDIO”

Madaxweynaha Dalka oo u amba baxay dalka Mareykanka “SAWIRRO + VEDIO”

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta…

Somalia faces famine despite oil and US involvement –

Somalia faces famine despite oil and US involvement –

Early in September United States President Barack Obama announced that he had carried out a…

Who's Online

  • 0 Members.
  • 513 Guests.

Mataanaynta Magaaladda Minneapolis iyo Boosaaso ( Daawo)

oil

Ma doonaysaa in Aad Jaamacad u aadid Wadanka China ( Daawo)

laarri iyo taleex special reports himilo xaysiiso halkan01 xayaysiis
HDlogWeboriginal2560by1440

English News

  • Somalia faces famine despite oil and US involvement –
  • Uganda foils Somalia Shebab cell plotting ‘imminent attack’: US
  • Rapidly responding to urgent needs in South Sudan
  • Survivor of war-torn Somalia ruled mentally unfit to stand trial for murder
  • MP captured in this mornings battle in Sahdeer, North of Somalia
  • UK Khat Ban, A Blessing in Disguise For Somalia
  • Diiwanka Fadeexaddii Qarniga Ee  Sarkaalka Cabdirashiid Xassan Xanaf  oo ka tirsan Ciidamadda Somaliland oo Maanta lagu Soo dhaweyay Saaxdheer ( Daawo)
  • Hail to Dr. Ali KHalif Galayd but:  Is he up to the job of governing Khatumo’s constituents?
  • Hanti Dhowraha Guud ee Gobolka Minnesota oo ka Hadashay Sidda ay u ilaaliyaan in Hantidda Dowladda aanan la lunsan ama la Xadin ( Daawo)
  • SOMALI PRESIDENT’S AIDES ‘SENT ARMS TO MILITANTS’
  • Khaatumo Global Diaspora supports the talks between Khaatumo leaders and the traditional elders as well as other leaders of the Mudug province
  • Bank decisions will cut Somali-American support to relatives

MSF forced to close all medical programmes in Somalia

MSF forced to close all medical programmes in Somalia Share Abuse and manipulation of humanitarian action end 22 years of medical aid in Somalia; armed groups and civilian leadership support and tolerance of violent attacks against MSF undermine minimum security guarantees needed to maintain assistance programmes 14 August 2013 Nairobi, 14 August 2013 — After…

MSF forced to close all medical programmes in Somalia

Documentary | Killings in Somalia | HD

Waa Barnaamij laga soo duubay Xeradda Qaxootigga ee Dhadhaab Ee Wadanak Kenya.Waa Barnaamij ka waramaya Dhibatadda Dagaaladda sokeeya ee ka socda wadanka Soomaaliya.…

Documentary | Killings in Somalia | HD

Buuhoodle july 2014: Dawrooyinkii cilmiga iyo aqoonta ee buuhoodle oo lasoo gabagabeeyey Iyo Bulshadoo si iskumida uga faa’idaysatay |Video|

Magaalada buuhoodle ee caasimadda gobolka cayn ayaa lagusoo gabogabeeyey dawrooyin sharci ah oo fasaxan loogu magacdaaray [دورات العلم والمعرفة]  labada dawro ayaa kala ahaa sidan: 1-      Dawro loo qabtay ardayda dugsiga sare ee machadka alfurqaan, laguna qabtay xarunta jaamacadda bariga afrika ee buhoodle. 2-      Dawro loo qabtay ardayda macaahidda icdaadiga ah kana soctay xarunta machadka…

Buuhoodle july 2014: Dawrooyinkii cilmiga iyo aqoonta ee buuhoodle oo lasoo gabagabeeyey Iyo Bulshadoo si iskumida uga faa’idaysatay |Video|

Shir saxaafadeed ay qabteen jaaliyada Khaatumo ee wadanka Sweden (daawo vieo)

Jaaliyada Khaatumo state ee wadanka Sweden gaar ahaan magaalada Stokhlom ayaa qabtay shir saxaafadeed ay kaka hadlayaan arimo badan oo ku saabsan maamulka khaatumo.…

Shir saxaafadeed ay qabteen jaaliyada Khaatumo ee wadanka Sweden (daawo vieo)

how to say do you have in Somali ?

How to say do you have in Somali language ? this lesson is for Somali language for beginners…

how to say do you have in Somali ?

Ilaaladda Khaatumo

Ugaas Cabdullaahi iyo Cuqaasha Degmadda Boocame oo shir saxafadeed qabtay ( Daawo)

Ugaas Cabdullaahi iyo Cuqaasha Degmadda Boocame oo shir saxafadeed qabtay ( Daawo)

BoocameOnline Waxaa Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland Saxaafadda ugu waramay Ugaas Cabdulaahi Ciise Nuur,Cuqaasha iyo Waxgaradka Degaanka Boocame oo labaddii Isbuuc Ee la soo dhaafay ku sugnaa Magaaladda Gawoowe.Shir Saxaafadeedkan ayaa waxay uga hadleen Ulajeedda Safarkoodda iyo Wixii ka…

Daawo Video: Qube-joog Shir ku qabatay Buuhoodle, Kana hadlay Arimo dhowr ah iyo Sraakiir ka tirsan Ciidam Puntland ee buhodle oo khatumo ku biiray

Daawo Video: Qube-joog Shir ku qabatay Buuhoodle, Kana hadlay Arimo dhowr ah iyo Sraakiir ka tirsan Ciidam Puntland ee buhodle oo khatumo ku biiray

Qaar kamid ah Qurbajoogta kasoo jeeda gobolada Khaatumo ee ku dhaqan dalka dibadiisa oo shir Jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Buuhoodle ayaa ku baaqay in la taageero maamulka Khaatumo State & Madaxda cusub ee dhowaan loo doortay. Dhanka kale Col…

Daawo:Sidee ayay U dhacaday Xafladi Maanta ee Reer Buuhoodle Ku taageerayeen Dowlada Cusub Ee Khaatumo

Daawo:Sidee ayay U dhacaday Xafladi Maanta ee Reer Buuhoodle Ku taageerayeen Dowlada Cusub Ee Khaatumo

waxaanu idiin soo gudbinaynaa muqaalka xafladii maanta lagu taageraayeey maamulka sucub ee khaatumo Ee akhriste halkaan Hoose ka daawo.   Halkaan ka Daawo muuqaalka…

Diiwanka Fadeexaddii Qarniga Ee  Sarkaalka Cabdirashiid Xassan Xanaf  oo ka tirsan Ciidamadda Somaliland oo Maanta lagu Soo dhaweyay Saaxdheer ( Daawo)

Diiwanka Fadeexaddii Qarniga Ee Sarkaalka Cabdirashiid Xassan Xanaf oo ka tirsan Ciidamadda Somaliland oo Maanta lagu Soo dhaweyay Saaxdheer ( Daawo)

BoocameOnline Waxaad halkan ka Daawataa Video taxane ah oo ah Sarkaal ka tirsanaan jiray Ciidamaddda Soomaaliland oo Magaciisa la yiraahdo Cabdirashiid Xassan Xanaf. Cabdirashiid ayaa wuxuu ka tirsanaa Ciidamadda Somaliland muddo gaaraysa dhowr iyo sano ama wali ka mushahaarro qaataa…

wararkii caawa Ee Ssc Radio Live U Dhagayso

wararkii caawa Ee Ssc Radio Live U Dhagayso

warrakeena caawa ee ssc radio o aanu caawa kusoo qaadanay Qodobo muhiima oo ay kam mid yihiin Doorasahdii x=saaxdheer iyo Khud-badihii cali khaliif iyo sidoo kale madaxdii kale oo lahu doortay deegaanka saadheer. Waxaad kaloo ku maqli doontaan wararii caalamka…

xaflad lagu Taageerayo gudoomiyaha labaad ee baarlamaanka khaatumo state oo maanta ka dhacday degmada saaxdheer (Daawo)

xaflad lagu Taageerayo gudoomiyaha labaad ee baarlamaanka khaatumo state oo maanta ka dhacday degmada saaxdheer (Daawo)

xaflad lagu Taageerayey gudoomiyaha labaad ee baarlamaanka khaatumo state waxayna  ka dhacday howl ka shirarka ee…

Deg-deg:Banaan bax lagu taageerayey Doorashada saaxdheer oo ka dhacay laasacaanood iyo Rasaas lagu kal caydhiyey dadkii isu soo baxay

Deg-deg:Banaan bax lagu taageerayey Doorashada saaxdheer oo ka dhacay laasacaanood iyo Rasaas lagu kal caydhiyey dadkii isu soo baxay

Waxaa magaalada Laascaanod ee Xarunta gobolka Sool ka Biloowday Banaanbayo waawayn oo lagu taageerayo Madaxwyanaha…

Toos Udaawo Doorashada Madaxweynaha iyo Kuxigeenka Khaatumo (Live From Saaxdheer)

Toos Udaawo Doorashada Madaxweynaha iyo Kuxigeenka Khaatumo (Live From Saaxdheer)

Waxaan halkan Daawadayaal idiinku soo Gudinaynaa Doorashada Madaxweynaha  iyo Kuxigeenka Khaatumo oo sitoos ah uga…

Daawo Video xaflad Baroor diiq ah oo loosameeyay Garaad abdilahi garaad soofe (video)

Daawo Video xaflad Baroor diiq ah oo loosameeyay Garaad abdilahi garaad soofe (video)

Waxaa magaalada london lagu qabtay xaflad baroor diiq ah oo loosameeyay Garaad abdilahi garraad soofe…

Go’aamo Kasoo Baxay Shirkii Burtinle ee u dhaxeeyay Khaatumo iyo Mudug

Go’aamo Kasoo Baxay Shirkii Burtinle ee u dhaxeeyay Khaatumo iyo Mudug

Kulan ay isugu yimaadeen qayb kamid ah madaxda sare ee Khaatumo iyo Odayaasha iyo wax…

DHAGAYSO:Khaatumo Oo ka tacsiyeyesay Geeridii Naxdinta ladayd e ku timid AUN Xildhibaan Saaco cali

DHAGAYSO:Khaatumo Oo ka tacsiyeyesay Geeridii Naxdinta ladayd e ku timid AUN Xildhibaan Saaco cali

Maxamuud Sheekh Cumar waa Afhayeenka khaatumo wuxuuna tacsi udirayaa dhamaan umada soomaaliyeed gaar ahaana Umada…

War Murtiyeed Ka Soobaxay Kulankii Waftiga Khaatumo Iyo islaan Bashiir

War Murtiyeed Ka Soobaxay Kulankii Waftiga Khaatumo Iyo islaan Bashiir

Wafti ka socday maamulka khaatumo iyo wax-garadka beesha Cumar Maxamuud ayuu kulan ku dhex-maray Deegaanka…

Daawo Full Video:Madal ay Isku Arkeen Suugaanyahanaadii Reer Khaatumo + Tartankii Dhexmaray

Daawo Full Video:Madal ay Isku Arkeen Suugaanyahanaadii Reer Khaatumo + Tartankii Dhexmaray

Sida la oghaya deegaanada khaatumo waxaa kunool abwaaniin iyo hal-abuuro tiro badan misana suugaantoodu ku…

DEG-DEG:Yaa Hogaaminaya Beesha Isaaqa Ee Xasuuqa Kawada Gobolada Khaatumo {Liiskooda oo dhamaystiran}

DEG-DEG:Yaa Hogaaminaya Beesha Isaaqa Ee  Xasuuqa Kawada Gobolada Khaatumo {Liiskooda oo dhamaystiran}

Hogaamiyasha Beesha Isaaq ee xasuuqa ka wada Gobolada Sool,Sanaag iyo cayn ee Khaatumo ayaan idiin…

Dhagayso:Dagaalkii maanta khasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay |Warbixin|

Dhagayso:Dagaalkii maanta khasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay |Warbixin|

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka sool ayaa waxay sheegayaan in maanta…

Daawo Vedio Dagaalkii Saaka Duleedka Magaalada Laascaanood +video

Daawo Vedio Dagaalkii Saaka Duleedka Magaalada Laascaanood +video

Wasiirka Madaxtooyada maamulka Khaatumo Mudane Mukhtaar Ibraahim Xabashi ayaa gaadhay Jiida ay isku hor fadhiyaan…

Daawo+Video: Wasiirka Madaxtooyada Khaatumo oo kahadlay Xaalada Dabataag & Weerarka Ciidamada Somaliland

Daawo+Video: Wasiirka Madaxtooyada Khaatumo oo kahadlay Xaalada Dabataag & Weerarka Ciidamada Somaliland

Wasiirka Madaxtooyada Khaatumo Mukhtaar Ibraahim Xabashi oo waraysi siinayay TVga Somali Channel isagoo kusugan magaalada…