Home » July 31st, 2010 Entries posted on “July, 2010”

Dhamaan Saxafada Gobolka sool waxay Tacsi Udirayaan waalidiintii iyo qaraabadii ay kageeryootay allaha u naxariistee marxuumada Cibaado cali burxan

Dhamaan warbahinta gobolka waxaan halkaan ugu tacsiyeeynaynaa waalidiintii iyo qaraabadii ay kageeryootay allaha u naxariistee marxuumada Cibaado cali burxan oo kugeryotay magaalada Magaalada laascaanood waxaana Illaah ugu baryeeynaa marxumada naxariistii Janno inuu illaah ka waraabiye waxaana si Gaar  ugudirayaan   wariye Cabdiqani xasan Geerash ayay  dii geeradi kutimi ayaydii Marxuumada Cibaado Cali burxan alle ha unaxaristee [...]

July 31st, 2010 | Posted in slidernews,Tacsi | Read More »

Shabaab oo sheegtay in ay weerayaan safaaradaha dalalka Uganda & Burundi

Xarakada Shabaab Al-mujaahidiin ayaa wacad kumartay in ay weerari doonto safaaradaha dalalka Burundi iyo Uganda oo ah dalalka keliya ee u soo diray soomaaliya ciidamo gaaraya 61000 askari kuwaas oo qeyb ka ah ciidamo 8000 gaaraya oo midowga Africa uu balan qaaday in uu u dirayo soomaaliya. Sida ay sheegtay Xarunta mareykanka ee la socodka [...]

July 31st, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

SIYAASADDA DEEGAAN WEYNAHA SSC

 FAALLO; SIYAASADDA DEEGAAN WEYNAHA SSC Xilligan iyo mustaqbalka dhow.                                                   WQ: Salaad Buraale II.  Minneapolis,USA.  July31,2010.        Waxaa dhowaanahanba is garab socdey laba arrimood oo lidi isku ah, mida hore oo ahayd in hoggaanka SSC ee uu hogaamiyo ay ku tallaabsadeen guulo bilow ah dhinaca gaashaandhigga iyo siyaasaddaba. Midda labaad ee garab socotna waxay [...]

July 31st, 2010 | Posted in . | Read More »

Awdal oo Dowlad Goboleed in looga Dhawaaqo Wada hadal ka Socdo:

Kulamo qarsoodi ah oo isdabajoog ah ayaa shalay iyo maanta ka soconaya xarunta Gobalka Awdal iyo Guriga Xoghaye ku xigeenkii hore ee Xisbiga UDUB ee gobalka Awdal Xuseen Mire Odawaa ayaa lagaga dhawaaqay qorsho loogu magac daray “Awdal isku-tasho Project.
” 
Kulanka oo socday maalmo iyo saacado ayaa waxaa ka qaybgalya gole dhaqameedyada iyo gudiga nabadgelyada [...]

July 30th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

TAHNIYAD MEHER : Mudane Cabdilaahi Cumar Iyo Marwo Maryan Maxamuud Oo meherkooda ka dhacay Norway

waxay hambalyo iyo boogaadin u dirayaan Xidiga iyo xidigta, farta iyo faraantiga,usha iyo Diirkeeda ,Boqorka iyo Boqorada Mudane Cabdilaahi Cumar Iyo Maryan Maxamuud Oo Meherkooda ka dhacay Oslo Norway 25.07.010 Waxayna leeyihiin soo dadajiya arooskiina   Dadka Tahniyada Diraya Sahra Gurey Iyo Wiilkeeda Xaliimo Axmed Boos Iyo Caruurteeda Maxamed Saleeban CabdiNasir Sarcade Cabdiraxman Labaqos Iyo [...]

July 30th, 2010 | Posted in slidernews,Tahniyad | Read More »

Ardaydii ugu saraysay ee Machadka Tababarka Kalkaaliyayaasha Caafimaadka Gobolka Sool (Sool Institute of Health Science) oo Jaa’isooyin lagudoon siiyay.

Machadka Tababarka Kalkaaliyayaasha Caafimaadka Gobolka Sool (Sool Institute of Health Science ayaa la furay sanadkii2008. Macahadka oo kakooban laba guruub oo qolona sanadkii kowaad ku jirto qolana samadkii sadexaad u baastay . Aya waxa lagu qalin jabiyaa sadex sanadood.   Hadaba ardayda u baastay sanadka sadexaad ayaa shanta arday ee igu sareeya Machadka Tababarka Kalkaaliyayaasha [...]

July 30th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Hogaanka SSC oo Maamul umagacaabay Gobolka Cayn(Daawo Sawiro)

    Munaasabadloo ay ka soo qayb galeen Hogaanka SSC Somalia, Isimado, Siyaasiyiin iyo Waxgaradka ayaa manta ka dhacday magaaladda Buhoodle.. Ugu horayn waxaa halkaas ka hadlay Afhayeenka SSC Axmed Gac mayare oo ka warbixiyey sababaha keenay Maamulka SSC ee xiligan sidoo kalena waxa uu Axmed Akhriyey Xubnaha Maamulka Gobalka iyo kan degmadda, isaga oo [...]

July 30th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Atom: Annagu Shabaab Kama Tirsanin

Hogaamiyaha maleeshiyada lagu xiriiriyo inay u janjeerto al-Shabaab ayaa sheegay inaysan ka tirsanayn kooxda al-Shabaab. Sheekh Maxamed Siciid atom oo wareysi khaas ah siiyay Idaacadda VOA ayuu wuxuu ku sheegay inaysan jirin cid ka tirsan al-Shabaab amma ajaanib oo iyaga dhinacooda ka barbar dagaalameysa. Wuxuu ku eedeeyay maamulka Puntland inay go’doomin ku sameeyeen degmada Galgala, [...]

July 30th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Moqdisho(Boocameonline)Xarakada allshabab mujahidin ayaa beeniyaya inay qayb kayihin dagaalki kadhacay puntland

Afhayeenka xarakada AllShabaab AllMujaahidiin, Sheekh Cali Dheere ayaa shir jaraa id uu warbaahinta u qabtay wuxuu kaga waramay qodobo ay ka mid tahay dagaalkii dhawaan ka dhacay deegaan ka tirsan maamulka Puntland. Sheekh Cali Dheere ayaa si kulul u beeniyay in xarakada AllShabaab AllMujaahidiin ay wax lug ah ku laheyd dagaaladaasi oo dhawaan ka dhacay [...]

July 29th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Shir muhiim ah oo ka dhacaya Minneapolis &; Minnesota

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyadda reer ssc ee minnessota in uu jiro maalinta Jimcaha ee taariikhdu tahay 7/30/10 shir muhiim ah.. Shirkan ayay ka soo hadli doonaan hogaanka SSC mudane Saleebaan Ciise Axmed kaar iyo Garaad jaamac garaad ismaaciil Ducaale & Wasiirka Arimaha Dibada ssc Pro Mohamoud Ali Jama laguna weydiin doono su’aalo. Goobta: Mogadishu [...]

July 29th, 2010 | Posted in News,slidernews,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • Ahmed: Maasha Allah Ubaxa Soomaaliyeed ee SSC/Darwiish/Khatumo State Soo Kora oo barbaara
  • Ahmed: Maasha Allah noolaada reer Sool Sanaag iyo Cayn
  • XOG OGAAL: maanshaa alaah reer buuhoodle waxay dhaheen hadal yar iyo howl badan. guul iyo gobanimo reer khaatumo iyo...
  • XOG OGAAL: war iidoor ma xishoodo, iidoor waa baqaa lakin ma xishoodaan. waxay umuda somaliyeed iyo islaamkaba ka...
  • XOG OGAAL: qofkasta oo muwaadin soomaliyeed ahba reer khaatumo state waa taageeray. shamso shumeey ilahay ha ku...