|

Darwiish Keyse Cadbi yuusuf oo Shir jaraaid Qabtay(Dhagayso)

kayse Cabdi Yuusuf oo ah taliyaha guutada Ismaaciil Mire, kana tirsanaa ciidamada SSC ee jiida WidhWidh, ayaa warsaxafadeed soo saaray maanta..

uu ku sheegay in isaga iyo hantidhowrkii hore ee Hogaanka Maxamed Xasan Buraale ay maanta laga bilaabo ka baxeen hogaanka uu madaxda ka yahay Xaglotoosiye.. sida uu ku yiri warsaxafadeedkan.

Kayse ayaa sheegay inuu talaabadan u qaaday si loo badbaadiyo yoolkii SSC ee ahaa xoreynta iyo midnimada. isagoo ku tilmaamay in hogaanku noqday mid aan gudan karin wixii loo doortay. sidaa awgeedna ay uga baxeen.

Kayse ayaa shacabka SSC ugu baaqay in la qabto shir weyne lagu badbaadiyo mabaadiida SSC.

Hoos Kadhagayso Warsaxaafadeedka Keyse

[audio:http://boocameonline.com/w-p/wp-content/uploads/2010/07/kayse1.mp3|titles=keyse]

Daalacatey :509

editor@boocame.com

Short URL: http://www.boocameonline.com/?p=2234

---------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------
Posted by on Jul 13 2010. Filed under slidernews, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Mohamed: Subxaan ma 70kii ayaad garanaysaa?
  • Gurey: arrinkan oo kale hadda ka hor kismaio ayey ka dhacdey , todobaatameeyadii, ninka naagta qabey baa sixir loo...
  • Gurey: furitaanka airportka taleex waa horumarka laa taaban karo , oo ay khatumo state maamulkeeda sameeyeen, waana...
  • Ms maxamud dhiil: Thnks sntv and maxamud boocame Warkaas baa igu soconayaa all thnks
  • Gurey: qaylo dhaan ma maqal meel go’doon ah baan ku noolahay ee kabiirka sawirkiisa aad soo dhigteen halkan ma...