Home » August 31st, 2010
Entries posted on “August, 2010”
dilka taliyahan ayaa imaanaya xili uu ka soo kicitimay xaafadiisa kuna soo jeeday dhanka suuqa,waxaa kalee dhaawacyo ay soo gaadheen ilaaladiisii xili ay wada saarnaayeen gaadhiga taliayaha, taliayahan la dilay ayaan weli saraakiisha ciidamadu aysan ka bixin wax fdaahfaahina,dilkiisa iyo cidii ka danbeysey dilka taliayaha,magaaladda laascaanood ayaa waxaa kusoo badanaya dilalka qorshaysan ee lagula kacayo [...]
August 31st, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Buuhoodle:-Waxaa caawa fiidkii lagu soo afmeerey magaalada Buuhoodle madmadowgii soo kala dhex galey Hogaanka SSC iyo Taliyaha Guutadda Ismaaciil Mire Kayse Cabdi Yuusuf, waxaana arinka ka soo shaqeeyey Gudida turxaanbixinta ee ay hormuudka ka yihiin Baashe Cali Jaamac iyo C/xamiid Garaad Jaamac. Hadal gaaban oo uu madashaas ka jeediyey Baashe Cali Jaamac ayaa wxaaa uu [...]
August 31st, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Afhayeenka ciidamada Midowga Africa ka jooga magaalada Muqdisho ee AMISOM ayaa xaqiijiyay geerida afar ka mid ah ciidamadooda. Waxaa sidoo kale dhaawac soo gaaray siddeed ka mid ah ciidamada AMISOM ka dib markii tiro madaafiic ah lagu garaacay xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho. Bridgye Bahoku oo u waramayay Simba ayaa wuxuu sheegay in uusan jirin [...]
August 31st, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Wariye Liibaan Cabdi Cadow oo ka tirsan shaqaalaha idaacadda Simba ayaa ku dhaawacmay rasaas ay fureen cidiamada AMISOM. Wariye Liibaan ayaa xilliga dhaawaca soo gaarayay wuxuu ku sugnaa wadada warshadaha, gaar ahaan nawaaxiga kulliyadda Jaalle Siyaad, halkaasi oo ciidamada AMISOM rasaas xoogan ay ku fureen dad wadada lugeynayay. Dhacdadan ayaa waxaa ay timid ka dib [...]
August 31st, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Mogadishu,Somalia. Four Ugandan soldiers with the African Union forces in Somalia were killed yesterday when hardline insurgents fired a mortar shell at one of their bases, the force’s spokesman said. The AU troops, protecting Somalia’s embattled government which the Islamist Shebaab rebels are fighting to overthrow, have been locked in heavy clashes since last week [...]
August 31st, 2010 | Posted in English News,News,slidernews | Read More »
Dhamaan bahda Warbaahinta Boocame Online Waxay halkan tahniyad Meher uga Dirayaan Ibrahim Cabdi Xuseen Laari iyo Yurub Cabdi Bile Nuur oo Meherkoodu kadhacay Boocame iyagoo kala Jooga America iyo Somalia. Waxa Kaloo isna hanbalyadan Diraya Daahir Faarax Xuseen Laari iyo Dhamaan reer Xuseen laari Meelkasta ay Joogaan. Waxaanu leenahay Noqdo kuwii iskuwaara ubadkheyrana kala Hela [...]
August 30th, 2010 | Posted in slidernews,Tahniyad | Read More »
A Global or Local Movement? When Somalia’s al-Shabab militia claimed responsibility for the July 11 suicide bombings that killed 76 people watching soccer on TV in Uganda, the media described the event as an al-Qaeda attack on the World Cup. That’s a misrepresentation, of course, but one that illustrates many of the problems with viewing [...]
August 30th, 2010 | Posted in English News,News,slidernews | Read More »
Maamulka soomaliland iyo Puntland oo yeeshan wadahadal hordhac ah oo qarsoodiya kas o ay ku macneeyeen is afgaraad bilow ah oo dhex mareey labada mamul sidii ay iskaga kaashan lahaayeen arima amniga iyo maslaxada labada mamul yadoo laga joogo mudo sadex wiig ah markii u ku dhawaaqey wasiirka arimaha gudaha mamulka Somaliland mr Gaboose in u ka codsanayo dhigiisa [...]
August 30th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Ruush aadan Xasan Dhooble iyo Dr.Kayse Siciid Cartan oo ugu baaqay dadka ku dhaqan mandaqadda S.S.C in lagu wajaho midnimo iyo isku duubni xaaladaha ka jira deegana S.S.C. Baaqan oo ay si wada jir ah uga soo saareen magaaladda Birmingham ayay ku muujiyeen in loo baahan yahay xaaladdaha cakiran ee degaanka ka taagan siyaasad ahaan [...]
August 30th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Waxaan maqaalkeygan Kooban ee aan qalinka u qaatay Diirada ku saari doonaa Macnaha u dhexeeya labada Eray ee kala ah, Hogaamiye Iyo Madaxweyne. Waxaan tan markii magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya lagu soo dhisay Maamulka SSC Soomaaliya aan ku arkayey shabakadaha qaarkood qoraalo iyo maqaalo ay soo dirayaan dadyaw ama shakhsiyaad ka soo jeeda [...]
August 30th, 2010 | Posted in slidernews | Read More »