|

Daawo Sawiradda Ciyaaraha ka socda St.Cloud Minnesota

Boocame online (StCloud) waxaa Magaaladda Stcloud ee gobolka Minnesota ka socda ciyaaro aad u xiiso badan, ciyaaraha ayaa waxaa isugu yimid kooxo badan oo ka kala socda dhamaan gobolka Minnesota iyo qaar ka mid goboladda kale ee ku dhagan gobolka minnesota,ciyaarahan ayaa waxay yihiin ciyaaro aad loo xiisaynayo, oo ay ka soo qayb galeen kooxo aad looga yaqaan gobolka Minnesota. kooxahan ayaa waxay hadda ku jiraan is reeb reebkii ugu danbeeyay.kooxddii ku guulaysta koobka ayaa waxaa lagu abaal marin doonaa lacag aan cadada la ogayn, taas oo ay kooxo badan u dagaalamayaan koobka iyo lacagta abaal marinta,ciyaarahan ayaa waxaa laga yabaa inay soo gaba gaboobaan inta ka horaysa bisha ramadaanka

boocame online ( Stcloud)

halkan ka daawa sawiradda ciyaaraha

http://picasaweb.google.com/ahmedwali72/SoccerGame#

kamaal72@gmail.com

Daalacatey :266

editor@boocame.com

Short URL: http://www.boocameonline.com/?p=3180

---------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------
Posted by on Aug 4 2010. Filed under Cayaaraha, News, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Mohamed: Subxaan ma 70kii ayaad garanaysaa?
  • Gurey: arrinkan oo kale hadda ka hor kismaio ayey ka dhacdey , todobaatameeyadii, ninka naagta qabey baa sixir loo...
  • Gurey: furitaanka airportka taleex waa horumarka laa taaban karo , oo ay khatumo state maamulkeeda sameeyeen, waana...
  • Ms maxamud dhiil: Thnks sntv and maxamud boocame Warkaas baa igu soconayaa all thnks
  • Gurey: qaylo dhaan ma maqal meel go’doon ah baan ku noolahay ee kabiirka sawirkiisa aad soo dhigteen halkan ma...