|

Osman Badawi oo ka waramay taariikhadii SSC iyo Soomaalidiidka (Daawo Video)

Boocame online
Osman Badawi oo ka waramay taariikhdii Waqooyiga Soomaaliya, isagoo ahaa wariyihii joogay idaacadda BBC-da Maalinta Soomaaliland ay xornimadda ka qaadatay wadanka ingiiriiska. Osman ayaa wuxuu beeneenay in wax wadan ah oo horey u aqoon saday Somaliland uusan jirin. sidoo kale Osman wuxuu ka hadlay doorka ay goboladda SSC ay ka qaateen midnimadda Soomaaliya.

part one

part two


Daalacatey :643

editor@boocame.com

Short URL: http://www.boocameonline.com/?p=3786

---------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------
Posted by on Aug 22 2010. Filed under Media, News, slidernews, Wararka, Waraysi. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Mohamed: Subxaan ma 70kii ayaad garanaysaa?
  • Gurey: arrinkan oo kale hadda ka hor kismaio ayey ka dhacdey , todobaatameeyadii, ninka naagta qabey baa sixir loo...
  • Gurey: furitaanka airportka taleex waa horumarka laa taaban karo , oo ay khatumo state maamulkeeda sameeyeen, waana...
  • Ms maxamud dhiil: Thnks sntv and maxamud boocame Warkaas baa igu soconayaa all thnks
  • Gurey: qaylo dhaan ma maqal meel go’doon ah baan ku noolahay ee kabiirka sawirkiisa aad soo dhigteen halkan ma...