Home » September 30th, 2010
Entries posted on “September, 2010”
waxaa xala oo tarikhdu ay ahaayd 29/09/2010 sacada geeska afrikada barii ahaayd waxaa magaalada. boosaaso lagu dulay farah sanyare x. diiriye markuu salaada cishe ka soobaxay marxuumka oo gancsade ka ahaa magaalada boosaaso oo aan ilaaiyo hada wax dilay la garanaayn waxaan ilaahay uga bar yaynaa. in ilaahay naxariisti jano ka waraabiyo eheladu ka tegayna [...]
September 30th, 2010 | Posted in slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »
Fuaad Aadan Cade oo horay uka tirsanaa maamulkii Riyaale ayaa laga soo eryaday magaalada Oog kadib markii ay weerar ku qaateen Ciidamada Xaq udirirka ah ee SSC. Malayshiyaad kasoo Jeeda Beelaha Dega Burco oo askar lagaga laayey Tuulada Oog maxaabiisna lagaga kaxaystay ayaa Fuaad aadan cade caradii kula dhacay oo weerar ku qaatay isaga oo [...]
September 30th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Hogamiyaha Xizbul Islam ayaa daboolka ka qaaday in ay soconayaan wadahaladii xisbiga kala dhaxeeyay kooxda al-Shabaab inkastoo hakad ay galeen maalmihii u dambeeyay. Labada kooxood ayaa wadahaladooda ku doonayay in ay isku biiraan, laakiin khilaafyo ku aadan magaca ay qaadanayaan ayaa dib u dhigay. “Inkastoo ay hakad galeen, hadana waa ay soconayaan oo marxaladii sedexaad [...]
September 30th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Xaalada nabad galyo ee Somaliland ayaa markii ugu horaysay dhawr iyo toban sanadood gaadhay halkii ugu hoosaysay, waxaana sii badanaya ficilada dilka, af-duubka iyo weerarada aanooyinka ah ee beelaha iyo qabiilooyinku iskula kacayaan. Dhinaca kale ciidamadii amaanka ilaalin lahaa ee dalka ayaa xukuumada Axmed Siilaanyo ku jaha wareerisay kana door biday in halkii ay cadowga [...]
September 30th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Ciidao ka tirsan hogaanka midaynta iyo bad baadada Goboladda ssc ayaa xalay weerar qorshaysan ku soo qaaday Deegaanka OOg halkas oo ay ku dileen mid kamid a askarta somaliland ee ku sugan deegankaas,halka labo kamid ahna ay Dhaawceen sidoo kale waxay Maxaabiis ahaan u sii kxaysteen 3 Kamid ah Askarta somaliland ee ku ugan deegaanka [...]
September 29th, 2010 | Posted in News,slidernews,Wararka | Read More »
Waxaa maanta magaalada laascaanood loogu qaybiyay deeq raashin noocyo kala duwan ah dadka Barakacayaasha iyo dadka danyarta ee ku dhaqan magaalada Laascaanood raashinkan oo ay soo gaadhsiiyeen Laanqayrta cas ee caalimga ayaa si rasmi ah u qaybiyay ururka Bisha Cas Ee gobolka sool iyadoo ay faa,iiidaysanayaan ilaa 1500 oo qoys. Dadka Barakacayaasha iyo danyarta ee [...]

September 29th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Gudoomiyaha Jaaliyada SSC ee London Uk C/lahi Axmed (C/lahi Daarood) oo Sidiiran Loosoo Dhaweeyay Magaalada London. C/lahi Daarood oo kamid ah Halgamayaasha Aad uga Shaqeeya Arimaha SSC , Loogana bartay nin Geesi ah oo hadalada Lagaban inta badana Cadeeya Mowqifkiisa iyo Kan SSCba. Hoos Kadaawo Vedio Daalacatey :19
September 29th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Waxaan la ogeysiinayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee reer UK, gaar ahaan kuwa reer Puntland in maalinta Sabtida ee bishu tahay 2nd October, saacadu markay tahay 1.30pm uu xaafada Acton ee Galbeedka London ka dhicidoono kulan balaaran oo looga hadlayo xaalada caafimaad ee dalka Soomaaliya guud ahaan, gaar ahaana tan Puntland. Kulanka waxaa ka soo qaybgalidoona, [...]
September 29th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Gardaro Garab Og W/Q Fatxiya M. Cabsiiye Sebt 28, 2010 “Illeen hohi kuma bogsiiso, hammigu wel wel kaama bi’iyo, halaanhal wax kuuma keeno, adduunna hawli kama dhammaato.” Gabadh yar oo carruur ah ayaan ahaa markii aan dareemay in ay wax wayni ka khaldan yihiin dalkayga. Waxaan garawsaday in ay dalkayga hooyo taallo duudsi, gardarro, takoor, [...]
September 28th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »