|

Anshaxa Saxaafadda (Osman badawi) Waraysi (Daawo)

Boocame online
waxaa baryahan si aad u badatay dadka ka shaqeeya saxaafadda aduunka iyo tan Soomaalida, waxaana ku dhacay saxaafadda isbadal wayn,isbadalkaas waxaa keenay Internet kaas oo shabakadaha internetku ay badaleen jaraa’idadii aduunka, online Radio ay badleen radio caadiga ahaa, oo meel kasta oo aduunka ah laga dhagaysan karo. sidda kale youtube iyo webka vidoe-ga ayaa wuxuu badaleen TV si caadada ahayd la daawayn jiran.
isbadalkaas ayaa wuxuu keenay in qof walba oo haysta internet iyo computer oo qora shabakad.haddaba iyadoo ay wanaag tahay in ay soo kordhaan dad badan oo Soomaaliyeed oo wax qora. balse waxaan laga maarmaan ahayn aqoontii saxaafadda iyo Anshaxa ay leedahay saxaafadda in la barto.
sidoo kale waxaa sii kordhaya wariyaasha Soomaaliyeed ee wax la ugu yeelayo wararka ay sheegaan, taas oo loo baahan yahay wariyaashu in ay fahmaan Soomaaliya Inaysan ahayn wadan xuquuqda bin’aadamka iyo xornimo haddalku ka jirin, Sidaas la adligeed wariyaashu waa inay si xeeladaysan warka ay sii daynayaan u soo tabiyaan ama warka ay u soo diraan xarumaha ku yaal dibadda ee aan cabsidda iyo habjababaadda ka fog.
waxaan isku dayi doonaa inaan qoraalo iyo maqalba ka soo xigano dadka aqoon dheer u leh saxaafadda hadii ilaahay idmo.
waraysigay waxaan la yeeshay Osman badawi oo u shaqayn jiray idaacadda BBC 1960s
ee
daawasho wacan.


Daalacatey :300

editor@boocame.com

Short URL: http://www.boocameonline.com/?p=4206

---------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------
Posted by on Sep 5 2010. Filed under Barnaamijyada, Media, slidernews, Waraysi, Waxbarashada. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Mohamed: Subxaan ma 70kii ayaad garanaysaa?
  • Gurey: arrinkan oo kale hadda ka hor kismaio ayey ka dhacdey , todobaatameeyadii, ninka naagta qabey baa sixir loo...
  • Gurey: furitaanka airportka taleex waa horumarka laa taaban karo , oo ay khatumo state maamulkeeda sameeyeen, waana...
  • Ms maxamud dhiil: Thnks sntv and maxamud boocame Warkaas baa igu soconayaa all thnks
  • Gurey: qaylo dhaan ma maqal meel go’doon ah baan ku noolahay ee kabiirka sawirkiisa aad soo dhigteen halkan ma...