Wareysi xiisa badan :-Col. Keyse Cabdi Yuusuf—Taliyaha Guutada Ismaaciil Mire…_Dhagayso)
SPR: Waraysi ay la yeelatay Warbaahinta SPR Taliyaha Guutada Ismaaciil Mire ee Mamulka SSC oo caawa u waramay idaacada SPR ayaa uga warbixiyey khilaafkii dhawaan la xaliyey ee isaga iyo ururka SSC, isla markaana sheegay in ay in aanu wax qilaaf ah dhexdooda jirin. Col. Keyse Ayaa sheegay ayaa xaqiijiyey in ay ciidamo laba ducfo ah ay kasoo goosteen dagaaladii Galgala. Sidoo taliyaha ayaa ka hadley arimaha xildhibaanadii kasoo tegey maamulka Puntland.
Waraysiga oo ahaa mid dheer isla markaasina uu sidoo kale kaga warbixinayo arimo la xiriira SSC. Waxaa qaaday oo inoo soo gudbinaya Wariye Jaamac Nuur Muuse
http://spr.fm/plugins/content/jw_allvideos/includes/download.php?file=audio/KeyseCabdi09052010.mp3
Daalacatey :436 editor@boocame.comShort URL: http://www.boocameonline.com/?p=4230
---------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------