|

Gudoomiyaha Gobolka Cayn ee SSC oo is casilay (Waraysi+Maqal)

Gudoomiyaha gobolka cayn magaaladani buuhoodle ee hogaanka sscĀ  Cabdirisaaq muuse faarax oo gordhawayd webk boocame .com

Ugu yeeray xafiiskiisa ayaa waxaa uu noosheegay in uu iska casilay xilkii gudoomiye nimo ee hogaanka SSC. Isagoo sheegay in uu danihiisa gaarka iskaga casilay xilkaa uuna wax dhaliila nooshegin Hogaanka ssc.

arintan ayaa kusoo beegmaysa xili dhawaan xafiisyo ay furteen maamulka gobolka cayn iyo midkan degmada buuhoodle .

xamse xasan geelle

buhodle somaliya

boocame

[audio:http://sscnews.com/wp-content/uploads/2010/09/gudoomiyaha_gobolka_cayn_ee_ssc_oo_xilkii_iska_casilay.mp3]

Daalacatey :301

editor@boocame.com

Short URL: http://www.boocameonline.com/?p=4548

---------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------
Posted by on Sep 12 2010. Filed under slidernews, Wararka, Waraysi. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Mohamed: Subxaan ma 70kii ayaad garanaysaa?
  • Gurey: arrinkan oo kale hadda ka hor kismaio ayey ka dhacdey , todobaatameeyadii, ninka naagta qabey baa sixir loo...
  • Gurey: furitaanka airportka taleex waa horumarka laa taaban karo , oo ay khatumo state maamulkeeda sameeyeen, waana...
  • Ms maxamud dhiil: Thnks sntv and maxamud boocame Warkaas baa igu soconayaa all thnks
  • Gurey: qaylo dhaan ma maqal meel go’doon ah baan ku noolahay ee kabiirka sawirkiisa aad soo dhigteen halkan ma...