Home » October 31st, 2010 Entries posted on “October, 2010”

Shirkii Jaamacadda Nugaal iyo Minnesota ( sawiro)

Boocame (MNPLS) Shirka waxaa ka soo qayb galay dadyow badan oo ku kala nool gobalka Minnesota magaalooyinka uu ka kooban yahay. Prof. Abdirisaaq Mohamud Darawal oo mudo dheer macalim ka ahaa jaamacad ku taal Gobalka Atlanta George ee dalka Maraykanka. Koldhowna booqasho ku tagey Jaamacadda Nugaal ee gobalka Sool. Casharana ka soo bixiyey jaamacadda ayaa [...]

October 31st, 2010 | Posted in News,slidernews,Wararka | Read More »

Carrurtenu Ciyaar noocee ayay ciyaaraan Hada illadaawada (Sawiro)

Kuwani waa caruur Soomaaliyeed, waxay cayaarayaan dagaal, waxay ku cayaarayaan gudaha magaaladda Muqdisho. waxay isu wataan qoryo. waxay isu qeybiyaan seddax kooxood. 1. Muqaawamo. 2. Ciidanka dowladda. 3. AMISOM Marka ay dagaalamayaa waxaa isu soo baxaya kuwa dowladda iyo muqaawamada. dowladda ayaa la jebinayaa, kaddib ayey u qaylo dhaaminayaan AMISOM, kaddib duqeyn ayaa bilaabaneysa. markaas [...]

October 30th, 2010 | Posted in slidernews | Read More »

Ogaysiis Ku Socda Jaaliyadda Guleed Garaad ee Dunida Dacaladeeda.

Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyadda Guuleed Garaad{Barkad} , ee ku dhaqan daafaha dunida in ay ka soo qaybgalaan shir dhanka Telefoonka ah oo la qaban doono maalinta Sabtida ah 30/Oc/2010. Shirkan waxaa looga doodi doonaa dhaqdhaqaaqyada ugu danbeeyey ee ka soconaya Gudaha deeganada beeshu degto, isla markaana waxaa laga soo saari doonaa Go’aano ku adaan [...]

October 29th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Ogaysiis Jaaliyada SSC ee UK SHir kadhacaya Coventry

Waxaa La ogaysiinaya DHamaan Jaaliyada SSC ee Wadanka UK in ay kasoo qaybgalaan xaflaad lagu soo dhawanayo garaad jamac garaad ismacil laguna tageerayo sanad guuradi ka so wareegtay caleema sarkii hogaanka SSC oo ka dhacaysa west midlands gaar ahaan magaalada Coventry Date: 13.11.2010 Time: 1300 Location: Hillfiels. st peter.scentre charles street cv1 5np . westmidland. [...]

October 29th, 2010 | Posted in Jaaliyadaha SSC,slidernews,Wararka | Read More »

Daawo Riwaayadii Dhalinyarada SSC ee SUDO Kusoo Bandhigeen Xafladii SSC

Ururka Dhalinyarda SSC ee SUDO oo xafladii Sanadguuradii SSC kusoo Bandhigay Riwaayad Katurjumaysaa Marxalada SSC Daawasho Haboon. Daalacatey :28

October 29th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

SHACABKA SSC :- Is Dugsada Walaal Kala Durkaa- Dagan Dharaartaase!!-

Dabaal degyaddii iyo damaashaadyadii lagu soo dhawaynayey sanadguuraddii hogaanka SSC SOMALIA,waxay ahayd dhoolatus.. layaableh oo ay shacabka deegaanadaasi kumuujiyeen rabitaankooda iyo in ay yihiin UL iyo DIIRKEED,iskuna raacsan yihiin HOGAANKA SSC SOMALIA ee maalintaa(16/10/2010) maalinteedii lagaga dhawaaqay magaalada nayroobi. Waxay kaloo muujiyeen in ay leeyihiin hal hadaf,hal maamul iyo in ay wada dhalashadoodu tahay mid [...]

October 29th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Ogaysiis: MN Shir loo Qabanayo Jaamacada Nugaal ee Laascaanood.

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dadweynaha taageera waxbarashada iyo Aqoonta Soomaaliyeed in maalinta sabtida ah shir loogu qaban doono magaalada MN Ee dalka Maraykanka Jaamacada Nugaal ee Laascaanood. Hoos ka daawo faah faahinta. Daalacatey :17

October 29th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Dhalaashaa yaa leh oo dhabarka loo saari(gabay) Daawo

Daalacatey :16

October 29th, 2010 | Posted in English News,Media,News,slidernews,Wararka | Read More »

Jaaliyada Beesha Dhulbahante ee somalida Ethipia oo kulan layeeshay Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Somalida ee Ethipia Cabdi Maxamuud Cumar.

Kulan ay wada yeesheen Jaaliyada Beesha Dhulbahante ee ee Somalida Ethiopia iyo Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Somalida ee Ethipia Cabdi Maxamuud Cumar oo kadhacay Safaaarada Wadanka Ethiopia ay ku leetahay London. Shirkan oo loogaga Wada Hadlayay Horumarka Gobolka iyo in Dowladu ay waxkaqabato Arimaha Bulshada Sida Waxbarashada, Caafimaadka iyo Biyaha. Waxaa kalo oo ay Jaaliyadu madaxweynaha [...]

October 29th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Heshiiska NSUM iyo Hogaanka SSC Yuu Dan u Yahay?-

Horta intaynaan u dhaadhicin heshiiska NSUM iyo SSC, bal aynu ka hadalno inaan waxa ay labadan group kala yihiin iyo cida ay u shaqeeyaan bidhyaamino. 1. NSUM (Somali Northern Unionism Movement) waxay asaasantay markii ay Laascaanood ku dhacday gacanta SNM ta (Soomali land) hadib 10/15/2007: arinta ay u istaagtayna waxay ahayd in laga saaro groupka [...]

October 28th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • Ahmed: Maasha Allah Ubaxa Soomaaliyeed ee SSC/Darwiish/Khatumo State Soo Kora oo barbaara
  • Ahmed: Maasha Allah noolaada reer Sool Sanaag iyo Cayn
  • XOG OGAAL: maanshaa alaah reer buuhoodle waxay dhaheen hadal yar iyo howl badan. guul iyo gobanimo reer khaatumo iyo...
  • XOG OGAAL: war iidoor ma xishoodo, iidoor waa baqaa lakin ma xishoodaan. waxay umuda somaliyeed iyo islaamkaba ka...
  • XOG OGAAL: qofkasta oo muwaadin soomaliyeed ahba reer khaatumo state waa taageeray. shamso shumeey ilahay ha ku...