Taariikhda dumarka Soomaaliyeed (Daawo)

Boocame, Minnesota.
waxaad nala daawataan qayb ka mid xafladdii loogu dhigay Saado Cali warsame Magaaladda Mnpls ee gobolka Minnesota. Xafladdaas ayaa waxaa ka hadlay dad badan
dadkii ka hadlay waxaa ka mid ahaa, Shugri gamgam oo ah gudoomiyaha Dumarka SSC ee gobolka Minnesota, Shugri ayaa waxay ka hadashay taariikhdii dumarka Soomaaliyeed iyo dhibka ay ka soo mareen reerka iyo dhiqidda xoolaha, shugri sidoo kale waxay ka hadashay taariikhda dumarka SSC ay ku leeyihiin midnimadda Soomaaliya iyo guud ahaan taariikhda Soomaaliya oo dhan. (Daawo Wacan)

Short URL: http://www.boocameonline.com/?p=5493
---------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------
inaba caadi maaha way is raacday wadadii cadayd cagta saarnayee ku caraabiyaay insha.allaa next ciid waxaan ku ciidaynaa laaska caasimada ssc somaliya iyo dhamaan dhulka inaga maqan
aniga waxan qabaa dumarka somaliyeed waxa ee yihiin xubin ka muuqata bulshada somaliyeed marka waxan qabaa in lagu tageero dadalka eey wadaan dumarka somaliyee