Home » November 30th, 2010 Entries posted on “November, 2010”

Wafdigii uu horkacayay Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed Maanta u anba Baxay degmada godaalo oo Gogashii nabada ladhigi doono

Waxaa maanta gelinkii danbe gaadhay degmada Godaalo ee gobolka sool waftigii uu horkacayay Garaad Cabdisalaan Xasan maxamed oo dhawanahanba ka waday nabadayn inta u dhaxaysa degmooyinka sarmaanyo iyo taleex haalkaasi oo dhawaantan ay ka dheceen mashaqo sababtay dhimashadda 2 ruux iyo dhaawaca 3 kale, kuwaas oo sida la sheegay ahaa dad dhuxulaysato ah, Wafdigan ayaa [...]

November 30th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Jaaliyada SSC Ee Dalka Uganda Oo Xaflad Soo Dhoweyn Ah u Qabatay Wefdigii Hogaanka SSC-(Sawiro)-

Habeenimadii Xalay ayaa Jaaliyadda SSC ee Uganda qabatay xaflad Balaadhan oo loo dhigay wefdigii Hogaanka SSC ee ay hogaaminayeen Garaad jama Garaad Cali iyo Hogaanka SSC.. Kulanka ayaa waxaa Goob Joog ka ahaa Dhamaan Xubnihii Safarka ku weheliyey Hogaanka ee Hore ugu sugnaa Magaalada Kampala, waxaana sidoo kale ka qaybgalay Kulanka General Yuusuf Xuseen Dhuumaal, [...]

November 30th, 2010 | Posted in Jaaliyadaha SSC,slidernews,Wararka | Read More »

shirka maanta isniin 29 ee maygaagle (toos u dhagayso sscradio)

waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa sidii awalba nooga barateen shirkii maygaagle ee nabadaynta beelihii halkaasi dirirtu ku dhexmartay dhawaanshirka maanta iyo qudbadihiisiba waxaad ka dhagaysataa sscradio yadoo live, Dhagayso [audio:http://sscradio.com/wp-content/uploads/2010/11/GuudahaanCodadkiiMaanta30nov.mp3] [audio=http://sscradio.com/wp-content/uploads/2010/11/GuudahaanCodadkiiMaanta30nov.mp3,,download] xamse xasan geelle buuhoodle  somaliya Daalacatey :23

November 29th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

War Saxaafadeed Rashid Diriye Farah

War saxaafadeed afhayeenka jaaliyad SSC Ee wadan Imaaraadka Carabta Mudane Rashid diiriye Faarah (Kadeed [audio:http://www.boocame.com/wp-content/uploads/2010/11/warsaxaafadeedrashiiddiiriye.mp3|titles=warsaxaafadeedrashiiddiiriye] Daalacatey :31

November 29th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka,Waraysi | Read More »

SSCradio Kadhagayso Codadkii Shirkii Maygaagle (live)

waxaa laysugu keenay magaalada maygaagle beelihii dhawaan halkaasi ku diriray baliga kalshaale ee ka soo kala jeeday magaalada buuhoodle iyo Bariga Burco. Codkan Waa kii 29 bisha Maalinimadii Axada [audio:http://sscradio.com/wp-content/uploads/2010/11/Codkashirkamaygaagle.mp3] [audio=http://sscradio.com/wp-content/uploads/2010/11/Codkashirkamaygaagle.mp3,www.sscradio.com,download] Waxaan Dhamaan Dhagaystayaasha SSCradio usheegaynaa in aan inta uu shirku socdo idin soo tabin doono wararkii ugu danbeeyay ee shirka Daalacatey :14

November 29th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Tacsi:- Suldaan Ciise Xasan Cumar

A/Caleykum, INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN, Waxaannu Tacsi Tiiraanyo leh u diraynaa dhammaan dadkii uu ka geeriyoodey Marxuum Suldaan Ciise Xasan Cumar oo dhowaan Magaalada Boosaaso lagu diley, Marxuumka ilaahay ha u naxariisto hana u dembi dhaafo Jannadii Firdowsna ha ka waraabiyo intii uu dunida kaga tegeyna ilaahay sabir iyo iimaan ha ka siiyo [...]

November 29th, 2010 | Posted in slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »

Shirkii Kaafi Community oo si fiican u qabsoomay (Sawiro)

Boocame Waxaa labaddii Maalmood ee ina soo Dhaafay uu Shir Ugu Socday Magaaladda Mnpls Ee Gobolka Minnesota Ururka Kaafi Iyo Jaaliyadda Kaafi/SSC ee Ku Dhaqan Magaaladda MNPLS. Shirkan oo loo kala qaybiyay laba Maalmood ayaa Waxaan qaybtan ku Soo qaadanaynaa Shirkii Dhacay Maalintii Sabtidda, Shirka oo ku koobnaa Beesha Kaliya, ayaan waxuu boocame.com uu Nasiib [...]

November 29th, 2010 | Posted in Jaaliyadaha SSC,News,slidernews,Wararka | Read More »

Deegaanka SoolJoogto ee Gobolka Cayn oo laga soo dayrinayo waxbarashadiisa.+VIDEO

Sool-Joogto oo ka tirsan deegaanka Buuhoodle, dhanka galbeedkana ka xigta qiyaastii 20km ayaa waxaa ka socda dadaallo Waxbarasho oo xilligan u baahan inay qurbajoogta SSC wax kala qabato. Haddaba si aad uga bogatid hoos riix Halkan Ka Daawo Maxamed Shaqalle, oo ka soo duubay barnaamij maqal iyo muuqaal ah Daalacatey :22

November 29th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

shirkii maygaagle oo midha dhalay(cod iyo sawiro)

waxaa maanta laysugu keenay magaalada maygaagle beelihii dhawaan halkaasi ku diriray baliga kalshaale ee ka soo kala jeeday magaalada buuhoodle iyo bariga burco, hadaba shirkan oo ahaa isagu aad ubalaadhan ayaa waxaa goobjog ahaa waxgarad aad ubadan oo kakala yimi gobalada waqooyi bari iyo mudug, sidoo kale waxaa goob joog ahaa labada beelood ee dirirtu [...]

November 28th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Garaad C/salaan Xasan Maxamed oo ka war bixinaya hawlihii u qabsoomayintii ay wadeen nabadaynta Sarmanyo iyo taleex

Garaad C/salaan Xasan wuxuu kamid yaay Ergada nabadaynta ee ku sugan Degmada taleex ee ka shaqaynayey mashaqadii dhawaan ka dhacday inta u dhaxaysa Taleex iyo Sarmaanyo waxaanu ka waraysanay Xaalku meesha uu hada u marayo isagoo ku sugan degmada taleex e gobolka sool , waxaa kaloo garaadku noo sheegay in ay shir geli doonaan isla markaana [...]

November 28th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • Ahmed: Maasha Allah Ubaxa Soomaaliyeed ee SSC/Darwiish/Khatumo State Soo Kora oo barbaara
  • Ahmed: Maasha Allah noolaada reer Sool Sanaag iyo Cayn
  • XOG OGAAL: maanshaa alaah reer buuhoodle waxay dhaheen hadal yar iyo howl badan. guul iyo gobanimo reer khaatumo iyo...
  • XOG OGAAL: war iidoor ma xishoodo, iidoor waa baqaa lakin ma xishoodaan. waxay umuda somaliyeed iyo islaamkaba ka...
  • XOG OGAAL: qofkasta oo muwaadin soomaliyeed ahba reer khaatumo state waa taageeray. shamso shumeey ilahay ha ku...