Home » December 31st, 2010
Entries posted on “December, 2010”
From sovereignty to uncertainty! The worst illiterates’ choice Preceded by the Dervish’s symbolic political revolt against foreign domination of any kind; it was little over five decades ago when a wind of independence glee swept throughout what is now “─ + land” as well as those yet to unshackle from the colonial tyranny (Djibouti, Ogadenia [...]
December 31st, 2010 | Posted in English News,Jaaliyadaha SSC,News,slidernews,Wararka | Read More »
Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo si fiican loogu Soo dhaweeyey Magaaladda Columbus, ee Gobolka Ohio ( Daawasho Wacan) Daalacatey :24
December 31st, 2010 | Posted in Jaaliyadaha SSC,Media,News,slidernews,Wararka | Read More »
Garaadka Oo la qaatay shirar kala duwan oo kala ah soomaali wayn iyo si qaas ahna ula shiray beesha dhulbahante. waa kan qudbaddii uu soo jeediyay garaadka. Garaadka. qudbaddan oo taabanaysa dhinacyo badan daawasho wacan. Daalacatey :39
December 31st, 2010 | Posted in Jaaliyadaha SSC,Media,News,slidernews,Wararka | Read More »
Columbus,(Lasanod Online)- Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo xalay kasoo degay Magaalada Columbus, ayaa waxaa si diiran usoo dhoweeyey Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool Gobolka Ohio. Garaadka oo ay garoonka Diyaaradaha Columbus kaga hortageen dad aad u tiro badan oo kasoo jeeda Gobollada SSC iyo Jaaliyadda Soomalida kale ee degan Gobolkaas xigasho Lasanod online Garaad Jaamac [...]
December 31st, 2010 | Posted in Jaaliyadaha SSC,News,slidernews,Wararka | Read More »
Hogaamiyaha SSC Dr Saleban Ciise Axmed Kaar Xaglatoosiye oo kusugan Wadanka isutaga imaaraatka Ayaa waraysi Siiyey C/nuur Shiikh isxaaq oo kamid ah wariyayaashaBBCda Hoos Kadhagayso Waraysiga Daqiiqada wuxu ka bilaabmaya Daqiiqada 15 aad ilaa 21. Falaarta Riix [audio:http://www.boocame.com/wp-content/uploads/2010/12/xagltoosiye.mp3|titles=xagltoosiye] Dhagayso BBC Warasyi Saleban Xaglo tosiye Daalacatey :39
December 30th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka,Waraysi | Read More »
Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuun xasan axmed x xasan xundub oo ku geeriyooday magaaladani buuhoodle 29/12/2010, marxuunka oo ka mid ahaan jiray dhalinyarada buuhodle khaasatan bahada sportska oo u ciyaari jiray xulka qaranka gobolka cayn ayaa waxaa sigaara ugu tacsi yadaynaya dhamaan [...]
December 30th, 2010 | Posted in slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »
Waxaa maanta La bilaabay dhismaha Dabaqa Labaad ee masjidul Jaamaca Laascaanood, Dhismaha Dabaqan ayaa waxaa gacanta ku haya Masuuliyiin iskugu jira culimadda G/sool iyo ganacsato Reer Sool ah, Gudiga Dhismaha Masjidul Jaamaca ayaa maanta saxaafadda u sheegay in uu si rasmi ah u bilowmay dhismaha Masjidul jaamac, Isla markaana Umadda Muslimkaah ee jecel in ay [...]
December 30th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
xaflad lagu soo dhawaynayo hogaanka midaynta iyo badbaadad ssc iyo wasiirka arimaha dibada ee ssc oo lagu qabanayo dalka imaaratka carabta magaalada dubai ee uae, Waxaa dadweynaha SSC ee ku dhaqan dalka imaaraadka carabta iyo jaaliyadaha soomaaliyeed ee degan dalka imaaraadka laga codsanayaa in ay ka soo qeybgalaan xaflad balaadhan oo lagu soo dhaweynayo hogaanka [...]
December 30th, 2010 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Waxaa Dhawaan Daraasadan Soo Sameeyey “kaafi Community’ oo ah hay’ad loo Aasasay in ay wax ka qabato Xaaladda degaanadda Sool iyo Sanaag. qaas ahaan dhulka ay degaan beesha Naaleeya Axmed. hay’adda Kaafi Community ayaa waxaay doonaysaa inay wax qabad wayn ka qabato arimaha waxbarashada, caafimaad, iyo horumarti bulshadda degaanka. barnaamjikan oo ah barnaamij dhamaystiran aya [...]
December 30th, 2010 | Posted in Jaaliyadaha SSC,News,slidernews,Wararka | Read More »
Ururka Dhalinyarrada Horseed oo Tahniyadda u Diraya Arooska Maxamed CabdiNuur Cilmi Qaaje iyo Khadra Axmed Cali jama. boocame kamaal72@gmail.com Daalacatey :29
December 30th, 2010 | Posted in News,slidernews,Wararka | Read More »