Home » January 31st, 2011
Entries posted on “January, 2011”
Waxaa Noosuurtagashay in aan Vedio Kasoo Duubno Mudaharaadka kasocday Magaalada Laascanood Kaas oo ay dadku kaka SOo Horjeedaan Maamulka Xooga Kuhaysta Magaaalada Laascaanood. Hoos Riix Si aad udaawado Vedioka Daalacatey :65
January 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Daalacatey :46
January 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Waxaa lagu war gelinayaa dhamaan jaaliyada SSC ee ku nool wadankan Nederland in ay kasoo qayb galaan shir Tel Conference ah oo laqabanayo habeen danbe, shirkaas oo kusaabsan xaalada deg dega ah ee kasoo cusboonaatey Gobolada SSC. Taariikhda shirka laqabanayaa waa 01/02/2011 Wakhtiguna waa 7:00pm Telephone kuna waaa 0012183392222 ID waxaad kalsoo xidhiidhaysaan telephonadan hoos [...]
January 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Mudaharaadkan ayaa waxaa ku dhintay labo ka mid ahaa dadkii mudaharaadayey kadib markii tacshiirad ay huwiyeen ciidamada haysta Laascaanood,waxaana lagu gubey gaadhi Xaajiyad ah oo ay Ciidanka SNM la haayeen Mudaharaadkan ayaa waxaa soo abaabuley shacabka magaalada Laascaanood oo ka cadhaysan joogitaanta Somaliland iyo Shacabka reer buuhoodle ee ay qafaasheen dad xoola dhaqato ah. . [...]
January 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Waxaa naga soo gaaraya Magaaladda Columbus, ee gobolka Ohio muuqaalo Aad U quruxbadan oo ah soo dhawayntii ay ku jirto Geesinimadda iyo Taageeradda Ay ku soo dhawaysay Jaaliyaddaha SSC ee Ku dhaqan North American oo si diiran Saleebaan Xaglatoosiye ugu Soo Dhaweeyey Magaaladda Columbus. Ohio. Daawasho Wacan. Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Ssc Somalia Dr. Suleiman Esse [...]
January 31st, 2011 | Posted in Jaaliyadaha SSC,News,slidernews,Wararka | Read More »
Faraxad Wararka naga Soo gaaraya Magaaladda Columbus ee Gobolka Ohio ayaa waxay sheegayaan in saacadu markay ahayd 2:17pm Saacada Magaaladda Columbus Ohio in uu Garoonka diyaaradaha Ka soo dagay Mr Saleebaan Xaglatoosiye oo ah Hogaamiyaha SSC. Waxaa lagu Soo waramayaa mar Alaali iyo Markii uu Garoonka ku soo baxay Dadkii garoonka ku sugayay ilaa iyo [...]
January 31st, 2011 | Posted in News,slidernews,Wararka | Read More »
Wararka naga Soo gaaray Magaaladda Colombus Ohio Ayaa waxay Sheegayaan in Dadka Fara badan oo lagu qiyaasayo ilaa seddex boqol oo qof ay Ku sugan yaan gagidda diyaaraha ee Columbus Ohio. Dadkaas oo Isugu Jira Taageerayaasha SSC iyo Dad Soomaaliyeed Taageersan Qadiyadda SSC iyo midnimadda Soomaaliya Dadkaas Ayaa Waxay Suga yaan Inay Soo Dhaweeyaan Madaxwaynaha [...]
January 30th, 2011 | Posted in News,slidernews,Wararka | Read More »
Iyadoo mudooyinkii danbe deegaanada Kalshaale,Hagoogane Iyo Maygaagle ay isku hor-fadhiyeen Ciidamo katirsan maamulka Somalialnd, Iyo Maleeshiyaad beeleedkasoo jeeda Bariga Burco oo isku dhinac ah, Iyo weliba Ciidan beeleed kasoo jeeda gobolka cayn, taasi oo ka danbaysey dagaal beeleed 16-kii bishii November ee sanadkii tegey ka dhacay deegaanka kalshaale, halkaasi oo markaasi ay isku haleeleen [...]
January 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Rachid Ghannouchi, the head of Tunisia’s main Islamist Ennahda movement returns on Sunday to the country from which he was exiled 22 years ago. Below are some facts on Ghannouchi and his party Ennahda. Ghannouchi is a respected Muslim scholar who went into exile in London in 1989. Now 69, Ghannouchi is widely considered to [...]
January 30th, 2011 | Posted in English News,News,slidernews | Read More »
EDMONTON — When 23-year-old Mohammed Jama was shot to death in front of horrified onlookers at a restaurant on New Year’s Eve, he became the 11th young man from Edmonton’s Somali community to die in a hail of gunfire in less than 30 months. Cops say that most of the victims had some kind of [...]
January 30th, 2011 | Posted in English News,News,slidernews | Read More »