Kooxdii Hargeysa Ka Socotay Oo Laascaanood Kala Kulmay Wejigabax Hadaba halkan kadaawo shirkii hotel xamdi(Daaw+video)
Daalacatey :29
Daalacatey :29
ciidamada somalidiidka oo ka qaxay dhamaanba deeganadii ay fariisinka ka samaysteen halkaasi oo dagaalo faraha lagaga gubtay ka dhaceen ciidamadaasna jiif iyo joogba loo diiday, arinkan ayaa imaanaya xili ay ka quusten inay dagaal ku galaan deeganad g/cayn si baaba ana ugu madheen ayaa halkaana ay ka liftay inay amar la.aan ku aasaan baraagihii halkaa [...]
waxaa casuumada balaadhan oo dhamaystiran loo fidiyay dhamaan ciidamadajiidaha ee hagoogane maygaagle.wandhalaalax ciidamadaas oo ay casuumada dhamaystiran u fidiyeen dhamanba jaaliyada wadanka qadar, shalay ayay ahayd markii siwada jira jiida loo gaar siiyay casuumada tii ugu heersaraysay ee loofidiyo ciiidamada walina aan la.arag ciidamo casuumadaas oo kale loo fidyo ciidamadaas oo jiida xaadir [...]
Boocame Wasiirka Arimaha Dibada ee Maamulka SSC, ayaa waxa uu ku qabtay shir ay isugu yimaadeen jaaliyada SSC ee degan Minnesota, badhtamaha magaalda Minneapolis, xarunta loo yaqaano Taj_mahal Mall. Ujeeddada shirkan ayaa ku saabsanayd wada tasha iyo sidii nabad loogu soo dabaali lahaa degaanka Sool, Sanaag iyo Cayn. Shirkan ayaa waxa ka soo qayb galay [...]
Resolve Ogaden Coalition advocates for the rights of the Somali people in the disputed Ogaden region of Eastern Ethiopia. As advocates for human rights, we feel it is equally our responsibility to voice our concerns over the inhumane brutality of Somaliland forces that for the last two weeks have carried out extensive military operations in [...]
c/fataax axmed jaamac(kiisdiid)waa abaan duulaha ciidamada g/cayn ee degmada buuhoodle waxaana uu hore uga mid ahaan jiray isaga iyo ciidamadiisaba oo ay mushahar ka qaadan jireen somalidiidka, waxaana ka mida wax yaalaha lagu xasuusto in uu ahaa ninkii ugu horeeyay ee markuu arkay siilaanyo sida uu wax uwado iyo dhuldurugsiga meesha ka jira ee aanayba [...]
magaalada Buuhoodle Waxa caawa siwayn loogu soo dhaweeyey maxaabiistii lagu qab qabtay dagaaladii ka dhacay deenaagada kalshaale iyo hagoogane maxaabiistaasi oo maanta la keenay tuulada guumays oo katirsa deegaanada ssc, Waxan halkaasi Galabta ka soo Galbiyey Culumada Buuhoodle iyo Waxgarad kale. Maxaabiistaasi ayaana waxa caawa siwayn buuhoodle ugu soo dhaweeyey shacabka buuhoodle iyo Eheladooda oo [...]
BOOCAME Shirweynihii ka dhacay magaalada Liverpool ee dalka UK ayaa waxaa laga soo saarey baaq ku aadan dagaaladii ka dhacay deegaanada Kalshaale, Meygaagle iyo Hagoogane. Baaqan ayaa waxaa laga codsadey Somaliland si deg deg ah ugala baxaan ciidamadooda Deegaanka Kalshaale isla markaana Magdhow shardi la’aan ah ka bixiso Dadkii ay ciidamaaasi ku xasuuqeen dagaaladii Kalshaale, [...]
odayaasha beesha cigaal naaleye oo maanta shir isugu yimi ay kaga hadleenxadhigii ay todabaadkii dhawayd soo xidheen yuusuf c/laahi maxamuudxadhigaaso ahaa mid tanaasul lagaga doonayay yusuf uu ka tanaasulo maamulka somalidiidka, qaar kamida wax garadka iyo odayaasha beesha cigaal naaleye ayaa maanta waxaa ay sicad uga hadleen xadhigii ay soo xidheen yusuf c/laahi waxaan [...]
BAAQ NABADEED “ولتكن منكم أمة يدعون إلى الخير ويأمرون بالمعروف وينهون عن المنكر وأولئك هم المفلحون” “وتعاونوا على البر والتقوى ولا تعاونوا على الإثم والعدوان واتقوا الله إن الله شديد العقاب” Waxaa waayadanbe ka socdey magaalada London ee dalka Ingiriiska kulammo isdaba joog ahaa oo ay wada yeelanayeen culimada ka soo [...]