Home » March 31st, 2011 Entries posted on “March, 2011”

In defence of Gen Mohamed A. Samatar

According to an AP statement dated 16 Feb 2011, a judge has denied legal immunity to former Prime Minister of Somalia Gen Samatar, now living in northern Virginia, USA. The state Department stated that the Gen was not qualified for immunity because there is no recognized government in Somalia that can request immunity on his [...]

March 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Waa Maxay  waxa kuxigaa Madaxweye Shariif sheikh ahmed ?

Soomaaliya waxay gashay gugii 20_aad welina mahelin Madaxweyne kadameeyay Allahaw naxariistee Madaxweyne  Siyaad Barre gadaashiisna mayeelan wax  haykal dawladeed  ah oo dalka soomaaliya  oo dhan kashaqeeya hase  yeeshee  arintaa bedelkeeda waxaa wadanka soomaaliya kajiray Muxaawalaat ama iskudayyo badan oo  lagu baadi goobayay  dawlad soomaaliyeed oo  aan marna ka imaanayn  rabitaan  shacabka soomaaliyeed  taladiisa ee wuxuu [...]

March 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Shirka maamulada soomaaliya uga furman doona dalka kenya door intee la eg ayeey ku leedahay SSC

Waxaa ka socda magaala madaxda dalka kenya nairobi  abaabul siyaasadeed oo aad u xoogan kaasoo loogu gogal xaarayo shirweyne ka dhici doona  7 bisha april magadala lnairobi Shirkan waxa isku kuugu iman doona dhamaan maamulada ka jira dalka somalia sida maamulka (1)maamulka SSC ,(2)ahlusuna waljameeca, (3) puntland, (4)  galmudug,(5) xibin iyo xeeb,  hiiraan and midland [...]

March 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Baaq: Beesha Ugaadhyahan Siyaad

BAAQ Baaq: Beesha Ugaadhyahan Siyaad Ku: Dhamaan Issimada Beesha Sool Sanaag iyo Cayn Ku:Dhamaan Ummada Somaliyeed Ku:Dhamaan Gobolada Beelaha Waqooyi Ujeedo: Baaq Beeleed Baaq ay soo saareen beesha Ugaadhyahan Siyaad gudo iyo dibadba. Shir ballaadhan oo ah nooca loo yaqaan telephone wadaaga (teleconference) oo ay yeelatay beesha ugaadhyahan (Dhulbahante) 3/19/2011 oo ay ka soo qaybgaleen [...]

March 30th, 2011 | Posted in News,slidernews,Wararka | Read More »

Hashani Maankayga Gashaye, Ma Masaar Dabaysan Bay Liqday‏

Waxaa mahad oo dhanle Eebe, nawaafujiyay hanuunka, nabad iyo naxariis idilkeedna ha ahaato korka Nabi Muxamed iyo dhammaan inta raacday baaqiisa. Waxaan fursadan, kaga faa’idaysan inaan salaan u diro shacabka SSC gudo iyo debedba.   Intaa haddaan ka soogudbo, una gudo galo qoraal kayga intiisa kale, ayaan waxaan jecec lahay inaan kaga hadlo arimihii u dambeeyay [...]

March 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Cuqaasha deganka buhodle oo kulan deg dega ka yeeshay socdaalka isimada garoowe ka yimi (daawo)

Subaxnimadii hore saaka ayaa waxaa magalaada soogaaray wafti isimo oo kasoo kacitimay magaalada garoowe socdaalka ismada ayaan la ogayn illaayo hada.    waxaana magaalada ka bilaamay kacdoon balaadhan oo lagag soo horjeedo ismadasi, waxaana dhamaan laga dareemayay agagaarka hotelka ay ku soo dageen isimadaasi dad badan oo ku soo aruurey kuwaasi oo dareenkoodu ku muujinay [...]

March 30th, 2011 | Posted in Media,slidernews,Wararka | Read More »

Fanaanka Faysal Jawaase oo Soo Saaray Hees Cusub oo lamagacbaxday Xingalool(Dhagayso)

Fanaanka Da’da yar ee Reer London Faysal Jawaase oo Soo saaray Hees Cusub oo lamagacbaxday Xingalool Dhagayso Heestii Xingalool Daalacatey :48

March 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Ururka Bisha Cas Ee Gobolka Sool Oo Kormeer ku Tegay Degmooyin Ka Tirsan Gobolkaas-(Video)-

Ururka Bisha Cas e gobolka Sool ayaa kormeer ku maray qaar kamid ah degmoyinka gobolka Sool ee Abaartu ku habsatay.. Kormeerkan ayaa ururku taageero dhinaca quudinta iyo nafaqaynta ah ugu fidiyey shacabka degan deegaankaas. Gobolka Sool waxaa hadda ka taagan abaar ba’an iyo biyo la’aan.. taasoo waxyeelo badan soo gaadhsiisay dadkii iyo xoolihiiba.   Shaqaalaha@boocame.com [...]

March 30th, 2011 | Posted in slidernews,Videos,Wararka | Read More »

Col Sabarey oo kulan la qaatay Waxgaradka Boocame iyo Odayaasha Deegankaasi oo Soo dhaweeyey

Ku simaha hogaanka SSC ahna gudoomiye ku xigeenka SSC Col.Cali Sabarey ay weheliyaan gudoomiyaha khusuusiga SSC iyo madaxa wacyi galinta ayaa maanta shir balaadhan kula yeeshay degmadda boocame ee gobolka sool kulankaas oo ay la qaateen Cuqaasha,Ururadda Bulshada ku haweenka iyo dadweynaha deegaanka boocame iyaga oo ka wada hadlay sidii looga xorayn lahaa maamulka hargeysa [...]

March 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Daawo Khudbadii Qiimaha Badnayd ee Cabdale Cagalule ee Shirki London

Waxaan idin Soo Gudbinaynaa Khudbad uu Cabdale Cagalalule Kajeediday Shirkii loogu gogol xaarayay SHirka Khaatumo ee aqoonyahanada SSC. Cabdala Cagalule oo Hadalkiisu Dadka aad usoojiiday ayaa Sheegay arimo Badan oo Xasaasi ah.. Halkan Riix Si aad udaawado     Ama kadaawo Darwiish TV www.Darwiishtv.com Daalacatey :33

March 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • Ahmed: Maasha Allah Ubaxa Soomaaliyeed ee SSC/Darwiish/Khatumo State Soo Kora oo barbaara
  • Ahmed: Maasha Allah noolaada reer Sool Sanaag iyo Cayn
  • XOG OGAAL: maanshaa alaah reer buuhoodle waxay dhaheen hadal yar iyo howl badan. guul iyo gobanimo reer khaatumo iyo...
  • XOG OGAAL: war iidoor ma xishoodo, iidoor waa baqaa lakin ma xishoodaan. waxay umuda somaliyeed iyo islaamkaba ka...
  • XOG OGAAL: qofkasta oo muwaadin soomaliyeed ahba reer khaatumo state waa taageeray. shamso shumeey ilahay ha ku...