Home » April 30th, 2011
Entries posted on “April, 2011”
Waxaa Dhamaan Shabakaddaha Soomaalidda Saaka lagu Waabariistay Sawir Tusaya Siilaanyo oo Dowladda Kuwait Soo hor iyo dababa dhigta Calankiisii uu ka Cararay Ee Qaranka Soomaaliya. Sidda ka Muuqato Sawirkan Siilaanyo Waxaa Wajigiisa ka Muuqday Yax yax iyo dhoolo Cadayn ay ku jirto Qajilaad. Siilaanyo Oo Dowladdii Soomaaliya ha ahaan jiray Wasiir Xilil kala duwan ka [...]
April 30th, 2011 | Posted in News,slidernews,Wararka | Read More »
Taliyihii Ciidanka Nabadgelyada wadooyinka gobolka Sool ee maamulka la baxay Somaliland ayay koox hubaysan oo aan haybtooda la garanayn gabal gaabkii ku weerareen gurigiisa oo ku yaal dhinaca koonfureed ee magaaladda Laascaanood. Sarkaalkan oo lagu magcaabo Aadan Axmed/Yaasiin Xaaji Ibraahin ayaa lagu hayaa haatan isbitaalka magaaladda Laascaanood iyadoo la sheegayo inuu dhaawac yahay balse ilaa [...]
April 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Dhamaan ururka Dhalinyarada SSC ee SUDO oo hanbalyo udiraya Faarax Afmaqadiye iyo Shukri Faarax Soldaad oo meherkoodu kadhacay Maanta 30/04/2011 Magaalada London. Waxaa hanbalyo Diraya:- Garaad Jaamac Garaad ismaaciil Gudi Ciise Nuur Cabdale Cagalule Aadan Xasan Madoobe Alfanaan Jaamac Dhoodi Cilmi (Jaamac yare) Alfanaan C/nuur Saalax Warsame (c/nuur Jaz) Alfanaan Maxamuud Cali Xaafuun (Amoore) Jacfar Maxamuud [...]
April 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Waxaa maanta ciidama booliska somaliland gobolka sool ay xabsiga u taxabeen weriyaayasha T-ga Universal iyo Warbaahinta caalamiga ah ee Boocame Cadnaan saalax iyo maxamed shaqale, xadhiga wariyayaashan waxaa ka danbeeya gudoomiyaha g/sool kadib markii war ka baxay TV-ga Universal lagu sheegay in deeq lacageed oo ay soo direen qurba joogta p/land la soo gaadhsiiyey dadka [...]
April 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Waxaan hanbalyo udiraynaa Saleebaan Dhubad Buux oo Wiil ugu Dhashay 28 04 2011 , spital altdorf , oo kuyaal wadankan switzerland wiilkaas oo Loobixiyey Abdiaziiz Waxaanu leenahay C/casiis Soo barbaar noqo kii dalkiisa dadkiisa iyo diintiisaba anfaca aamiin aaamiin aaamiin. Daalacatey :46
April 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Waxaa maanta oo Jimce ah bisha Abriil-na tahay 29 idaacadda BBC-da Laanta Afka Soomaaligu waraysi ballaadhan la yeelatay Dr. Saleebaan Ciise Axmed-Kaar (Xaglatoosiye) ahna madaxweyanaha maamul-goboleedka SSC. Dhagayso Waraysika Xaglatoosiye Daalacatey :26
April 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Dhagaystow Dhagahaaga Fur oo dhagayso Faroole Waxa uu ku hadlay isna waydii Su’aalahan Hoos ku qoran. faroole oo la hadlayay Saxaafadda Maalintii Shalayto ahayd ayaa Wuxuu ku hadlay isagoo ku eedeeyay Dhibaatooyinka ka jiro Puntland in ay ka Danbeeyaan Dowladda Federalka iyo SSC. Dowladda federalka teeda ha Inoo Danbaysee Bal aan qaadaa dhigno Hadaladda uu [...]

Anaga oo kala ah bahda Warbaahinta Boocame iyo ururka SUDO waxaanu tacsi u diraynaa Sucaad Ismaaciil Aw Axmed Xaaji Ibraahim oo uu aabaheed ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Hadii aanu nahay dhamaan qaybaha kor ku xusan oo kala jooga dunida dacaladeeda, waxaanu tacsidaasi u direynaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alla ha u naxariistee [...]
April 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Koox hubaysan ayaa tacshiirad la beegsaday sarkaal ka tirsan ciidanka booliska Gobolka Sool ee maamulka la baxay Somaliland fiidnimadii caawa. Daalacatey :12
April 29th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »