Home » May 31st, 2011 Entries posted on “May, 2011”

codsi ka yimi bulshada in aan ugu soocelino dagaalkii kalshaale iyo guulihii ciidamadu gaaren darwiishtv(daawo)

ka dib markii dadbadan oo reer ssc ah ay naga codsadeen in aanu ugu soo celino socdaalkii tv darwiish uu ku tagay deeganada maygaagle kalshaale xiligii ay ciidamada ssc xoog kaga saareen ciidamada somaalidiidka oo magaalada maygaagle talis wayn u ahaa illaa xiligii shirkii nabadaynta ee lagu qabtay magaaladasi oo isagu aan noqon mid taaba [...]

May 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

wasiirka warfaafinta ssc oo wareysi siiyay idaacada voa puntland sowtay lahayd somaliland waa walalahayo gormay colooben(dhagayso)

wasiirka warfaafinta maamulka ssc cumar jaamac saleebaan oo idaacada laanta afka soomaliga wareysi siiyay wareysigaas oo uu kaga waramayay xaalada dagaalkii shalay ka dhacay degaanka gambadhe waxaana warsiirku uu sheegay in uudagaalkasi u dhexeeyay maamulka ssc iyo maamulka lamagac baxay somaliland, dhagayso [audio:http://www.boocame.com/wp-content/uploads/2011/05/cumar-jaamac-saleebaan.mp3|titles=cumar jaamac saleebaan] isha wararka boocame.com xamse xasan geelle buuhoodle somaliya Daalacatey :51

May 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Puntland ” SSC Waxay Doonayaan in ay iska Horgeenaan Somaliland iyo Puntland ” Cajiib!

Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in maamulkaasi uu walaac ka qabo ciidamada SSC.. oo sida lagu sheegay warsaxaafadeedka taageero ka helaya Dawladda KMG Somaliya. ” Waxayna SSC dioonayaan inay iska horkeenaan maamulada Puntland iyo Somaliland, xili ay maamulka Puntland sheegtay inay ku jirto dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ee ku sugan buuraha Golis”. [...]

May 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

col.cali saberay hogaamiye xigeenka ssc oo wareysi layelanay(dhagayso)

waaxanu caawa khatka telfonka ku wareysanay hogaamiye xigeenka hogaanka xoreynta iyo badbaadada gobolada ssc col.cali saberay ahna ku simaha hogaanka badbaada xoreynta gobolada ssc oo ku sugan jiida hore ee dagaalka ka dhacay galabata waxaanu hogaanku nooshegay inay khasaaro u gaysteen ciidamada somalidiidka, baarbuurna laga gubay tiknikaa ah oo uu kamid yahay suuga sidoo kale [...]

May 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Shir Deg Deg ah Oo Looga Hadli Doono Damaca Cadowgu Kudoonayo Inay Kusii Balaadhsadan Dhulka SSC ( Booqo– Telconference Kii Axadlaha)

London(Allssc): Waxaa Qurbajoogta SSC la ogaysiinayaa inay ka soo qayb galaan shir deg deg ah oo looga warbixinayo dagaalka saaka ka dhacay aaga Gambadhe ee Gobolka Sool. Saaka subaxnimadii hore ayaa Maleeshiyada Cadowga ah ee SNM ee ku suganaa aaga Laascaanood waxay weerar gaadmo ah ku qaadeen Ciidamada Xaq u Dirirka SSC oo fadhigoodu ahaa [...]

May 30th, 2011 | Posted in Jaaliyadaha SSC,News,slidernews,Wararka | Read More »

banaanbax balaadhan oo maanta ka dhacay buuhoodle oo lagaga soo horjeedo mamulka lamagc baxay s/land inan wax wada hadala lalagalin inta taako in le.eeg uu ku jiro deeganada ssc(daawo)

banaanbax balaadhan oo maanta ka dhacay magaalada buuhoodle kaasi oo lagu cambaaraynayay odayaal sheegay inay wadahadal laga layaan maamulka somaliland beelaha ka soo jeeda maamulkaasi, hadaba waxaa dibadbaxani isugu soo baxay dhamaan bulshada qaybeheeda kala gadisan yagoo halkaasi ku muujiyay dareenkooda iyo rabaitaankodu yahay ssc iyo inay taagersanyihiin dawlada faderalka soomaliya, waxaana ka soo qayb [...]

May 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

mid ka mida dadka gobolka sool oo aanu ka wareysanay xaalada dagalka(dhagayso)

xaalada dagaalkii oo aan ka waraysanay mid kamida dadka ku nool magaalada laascanod  oo nooga waramay in ciidamada somalidiidku qasaare soogaray dhaawacyo badana  la keenay magaalada laascaanood,  dhagayso[audio:http://www.boocame.com/wp-content/uploads/2011/05/wariye-madax-banaan-oo-aan-xidhiiidh-lasamaynay.mp3|titles=wariye madax banaan oo aan xidhiiidh lasamaynay]  waxaan ku soo gudbinaynaa wareyso dhinaca tukaraqa sida saraakiisha ciidamada ssc ee jiida kala soco isha wararka boocame.com xamse xasan geelle [...]

May 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Shir deg deg ah dhamaan qurbajoogta SSC‏

Waxaa Qurbajoogta SSC la ogaysiinayaa inay ka soo qayb galaan shir deg deg ah oo looga warbixinayo dagaalka saaka ka dhacay aaga Tukaraq ee Gobolka Sool. Saaka subaxnimadii hore ayaa Maleeshiyada Somaliland ee ku suganaa aaga Laascaanood waxay weerar gaadmo ah ku qaadeen Ciidamada degaanka gobolka Sool oo fadhigoodu ahaa Magaalada Tukaraq. Wararka aanu ka [...]

May 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

dagaal xoogan oo ka socda 2;00pm illaayo 6;00pm gambadha iyo higlada khasaaro badan gaystay

dagaal xoogan ayaa illaa iyo maanta duhurkii ka socday deeganaka gambadha dagaalkaasi oo u dhexeeya ciidamada somalidiidka iyo kuwa xaq ku dirirka ah eee ssc hadaba wararka naga soo gaaraya jiiidaha hore dgaalka ayaa waxaa ay sheegayaa in uu duhurkii abaaro 2;00pm, uu ka qarxay magaalada gamabadha dagaalkasi oo ay soo qaaden ciidamada somalidiidku soona [...]

May 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

War-saxaafadeed Shirka Golaha Wasiirada May 29.2011‏

Warsaxaafadeed Muqdisho, Axad, 29 May 2011 – Shir ay maanta golaha wasiirada yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaajo) ayaa looga hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid ahaayeen Shirkii Golaha Ammaanka ee QM ay la yeesheen Madaxda Qaranka, xil ka qaadis lagu sameeyey Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, [...]

May 30th, 2011 | Posted in Jaaliyadaha SSC,News,slidernews,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • Ahmed: Maasha Allah Ubaxa Soomaaliyeed ee SSC/Darwiish/Khatumo State Soo Kora oo barbaara
  • Ahmed: Maasha Allah noolaada reer Sool Sanaag iyo Cayn
  • XOG OGAAL: maanshaa alaah reer buuhoodle waxay dhaheen hadal yar iyo howl badan. guul iyo gobanimo reer khaatumo iyo...
  • XOG OGAAL: war iidoor ma xishoodo, iidoor waa baqaa lakin ma xishoodaan. waxay umuda somaliyeed iyo islaamkaba ka...
  • XOG OGAAL: qofkasta oo muwaadin soomaliyeed ahba reer khaatumo state waa taageeray. shamso shumeey ilahay ha ku...