Home » June 29th, 2011
Entries posted on “June, 2011”
waxaa tahniyad iyo bogaadin kal iyo lab ah halkan aanu uga diraynaa meherka marwo khadra xasan ismaaciil cali suudi iyo mudane maxamuud cabdi ismaaciil oo xafladooda meherku uu kadhacay magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool taariikhdu markay ahayd 26 /06/2011 sabti waxaa diraya tahniyadan dhamaan ardayada jaamacada nugaal university ee magaalad laascanod caashaluul cumar [...]
June 29th, 2011 | Posted in slidernews,Tahniyad,Wararka | Read More »
waxaa tahniyad iyo bogaadin kal iyo lab ah halkan aanu uga diraynaa meherka marwo khadra xasan ismaaciil cali suudi iyo mudane maxamuud cabdi ismaaciil oo xafladooda meherku uu kadhacay magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool taariikhdu markay ahayd 26 /06/2011 sabti waxaa diraya tahniyadan dhamaan ardayada jaamacada nugaal university ee magaalad laascanod caashaluul cumar [...]
June 29th, 2011 | Posted in Tahniyad,Wararka,Waraysi | Read More »
dibadbax balaadhan oo aan noociisa hore looga arag magaalada buuhoodle ayaa maanta ka dhacay dibad baxaasi oo lagaga soo horjeedo heshiiskii magaalada kampala ay ku gaaren madaxda dawlada soomaliya dibad baxaasi ayaa waxaa taageero buuxda loogu muujiyay raysal wasaaraha soomaliya, maxamed c/laahi maxamed farmaajo in uu san xilka iska casilin isla markaana uusan udanayn kuwa [...]
June 11th, 2011 | Posted in .,slidernews,Wararka | Read More »
OFFICE OF THE REPRESENTATIVE OF RAS-CASEYER STATE OF SOMALIA EAST & SOUTHERN AFRICA Open Letter to: Somali Political Leaders, Traditional Leaders and Community Representative, All International Diplomatic Embasies, UN Special Envoy for Somalia, and other UN Agencies, all International donors, Somalia concerned groups, All International and Locally NGOs, All Media Groups and Channels. On behalf [...]
June 3rd, 2011 | Posted in .,slidernews | Read More »
Press Release:- Terms of Reference of the Technical Preparatory Committee of SSC Congress / Gudida Farsamada Qabanqaabadda Shir weynaha. The declaration of the SSC Diaspora Consultative Conference in London recommended that an all-inclusive Congress be held for SSC people (both at home and Diaspora) inside the country at the appropriate time and without delay. The [...]
June 3rd, 2011 | Posted in .,slidernews,Wararka | Read More »
waxay tahniyad farxad leh oo dhalasho u dirayaan Yaasin Cabdi Mirre iyo xaaskiisa Amaal Maxamuud Xuseen oo laba wiil oo mataano ah ugu dhasheen cusbitaal kuyaal galbeedka magaalada London taariikhdu markay ahayd 31-05-11 wiilashaa oo loo kala bixiyey Ayuub Yaasin Cabdi iyo Asad Yaasin Cabdi. Anagoo kala ah dadkan hoos kuxusan ee kala ah: Reer [...]
June 3rd, 2011 | Posted in .,Tahniyad | Read More »
Fanaanka Caanka Ah jaamac Dhoodi Cilmi Dhuuto (Jaamac yare) Ayaa Soo saaray Hees Cusub oo Wadani ah … Nala Daawo Daalacatey :46
June 3rd, 2011 | Posted in Media | Read More »
Dikaan Jaceyl Part 9 waxaa akhrinaya Wariye Mohamud Boocame,waxaa Sheekadda xiisaha badan qoray Dahir Abdulle Alasow… Daalacatey :123
June 3rd, 2011 | Posted in .,Media | Read More »
SSC iyada oo tixgelinaysa nabadda mandaqadda,isla markaasna xaq dhawraysa ehelnimada ay la wadaagto ummadda reer Puntland,sinaba uma rabto inay colaad af ama addin ah la gasho Maamulka Puntland. Sida laga wada dheregsanyahay SSC dhismihii Maamulka Puntland waxay ka qaadatay dawr muhiim ah oo wax-ku-ool ah. Waxaa iyana cad oo aan maanta cidna ka qarsoonayn dhibta [...]
June 3rd, 2011 | Posted in . | Read More »
Fanaanka Weyn Jaamac Dhoodi Cilmi Dhuto (Jaamac Yare) oo ah Fanaan laga wada yaqaan Aduunka oo dhan kana Soo Jeeda Deegaanda SSC ayaa soosaaray Hees Cusub oo Lamagacbaxday Maandeeq, Heestan Waxaa Sameeyay Abwaanka Da’da Yare ee reer SSC Suldaan ibraahim Cali Shire Waxa Gacanweyn ka Geystay Soosaarista Heestan Ururka Dhalinyarada SSC ee SUDO. Dhagaysi Wacan [...]
June 3rd, 2011 | Posted in . | Read More »