Home » July 31st, 2011 Entries posted on “July, 2011”

Ali Isse Abdi oo La Shiray Jaaliyadda Columbus Ohio (Sawiro)

Halkan ka Daawo Sawiraddii Shirkii Taageeradda Khaatumo Ee Magaaladda Columbus Ohio. Warbixinta iyo Video kale kala Soco Shabakadda Wararka boocameOnline iyo Shabakadaha kale Ee SSC. Daalacatey :84

July 31st, 2011 | Posted in News,slidernews,Wararka | Read More »

shirkii khaatumo2 ee jaalliyada imaaraadka oo lagu qabtey abu dubai UAE

Waxaa xaley oo ay ku beegneyd 30/7/2011 ka dhacey magaalada abudhabi hoteelka lagu magacaabo kiristial hotel oo ku yaala badhtamaha caasimada wadanka imaaraadka gaar ahaan magaalada abudhabi shir balaadhan oo ay ka soo qeyb galeen daweynaha ku abtirsada gobolada sool sanaag iyo ceyn UJEEDDA KULANKAAS U DIYAAR GARAWGA SHIRKA KHAATUMO EE GUDAHAA Kulankaas oo dadweyne [...]

July 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

xildhibaan saleban waxaan filayaa col.cali sabarey in la isticmaley oo ay isticmalen dadka ssc cadowga ku ah wareysi(dhagayso)

waxaan iska casilay xilka xilidhibaanimo laakiin golaha khusuusigu igama aqbilin golaha khusuusigu hada awood umalaha inay xilka qaadan hoogamiyaha ama xubno kamida hogaanka ssc, waayo yagii baaa waxaa u hadhay 13 casho waxaana gola khusuusiga wakhtigoodu ku eegyahay bisha sideedad awoodna umalaha inay wax ka qaadan waxaa hada yaga xilka qaadi kara hogaanka hada huduu [...]

July 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

bisha ramadaan oo nin reer guura ah boqonka ku arkay laguna dhariyay

waxaan dhamaan umada muslimiinta ah ugu bishaareynaynaa bisha barakaysnayd ee ramadaan kariim in galabta laga arkay magaalada boqonka oo katirsan magaalada buuhoodle, una jirta 12km dhinaca koonfureedna kaga beegan waxaana ay ku taala gudaha ethopia waxaana arkay nin reer guuraya oo lagu magacaabo maxamed cali samatar iyo laba gabadhood oo uu arkay iyo xaaskiisa waxaana [...]

July 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Seminaar ay Qabanayso Jaamacadda Nugaal oo ku saabsan  Kobcinta Saxaafadda

Jaamacadda oo hada gashay xiliggii fasaxa ee sanadka 2010-2011  ayaa ayaamahanba waxa ay ku hawlanayd sidii aqoonta ardayda kor loogu qaadi  lahaa xiligan fasaxa lagu jiro. Jaamacaddu waxay  mudo hada laga joogo isbuuc soo gabagabaysay tartan  aqooneed iyo isbarasho ay uqabatay 9 Dugsi sare oo kadhacday xarunta Jaamacadda Nugaal ee magaalada Laascaanood. Waxaa kusugan magaalada [...]

July 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Xaglatoosiye" Anagu waxaanu masuuliyada siihaynaynaa ilaa inta shirka khaatumo2 la qobanayo"(Daawo)

Dr Saleebaan Ciise axmed Kaar oo u waramay Saxaafada ayaa sheegay in ay Masuuliyada siihaynaynaa inta shirka Khaatumo laqobanayo, Wuxuu kaloo sheegay in shirka marka laqobto dadka isuguyimaada ee beesha kasocda wixi ay go’aansataan ay rasmi noqonayso iyaguna ay kusimayaan howsha shirka. Hoos Kadaawo Video. Daalacatey :20

July 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Tahniyad:- Xasan Abshir Xasan iyo Samiira ibrahim Maxamed yare Caafi

Dhamaan reer maxamed yare caafi oo Tahniyad meher udiraya XASAN ABSHIR XASAN IYO SAMIIRA IBRAAHIM MAXAMED YARE CAAFI oo meherkoodu ka dhacay wadanka canada magaalad Vancoove 30/07/11. Waxaa tahniyadaa diraya:- Aabe ibraahim maxamed yare caafi Hooyo cibaado khaliif deeble iyo caruurtooda. Ayeeyo fadumo maxamed guleed. Adeer maxamuud maxamed yare caafi. Adeer mustafe maxamed yare caafi. [...]

July 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

ururka Dhalinyarada SSC ee Manchester oo kusoo Biiray Ururka Dhalinyarada SUDO

Afhayeenka ururka dhalinyarada ssc ee manchester maxamed xasan Ayaa sheegay in ay Sibuuxda ugu soo Biireen Ururka Dhalinyarada SSC ee SUDO , Gudoomiyaha Ururkaas Aadan Xasan Madoobe oo Xiriir Nalal Soo Sameeyay ayaa Yiri ” Waxaanu sibuuxda ugu soobiirnay ururka Dhalinyarada ee SUDO anagoo ilaalinayna Midnimada Dhalinyarada SSC iyo isku duubnida Waxaanu sitoos ugu soo [...]

July 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Somaliland iyo SNM (Daawo Vedio)

Webkaa Darwiishmedia ayaa soo bandhigay Vedio aad u layaab badan oo kahadlay Somaliland iyo SNM, ictiraafka Somaliland iyo waxyaabo badan oo xasaasi ah. Hoos Riix Si aad udaawado Daawo Video  Daalacatey :59

July 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Maxamed Xaaji Aadan "faroole Waxay ugu egyahay Xilku Bisha December 2011"(Dhagayso)

Siyaasi Maxamed Xaaji aadan oo ah siyaasi rug cadaa ah xilal badan kasoo qobtay maamulka Goboleedka puntland ayaa kahadlay arimo badna oo ay kamid yihiiin, Amni xumada Puntloand, Heshiiska Atam iyo Faroole, iyo Gudida Doorashooyinka ee lamagacaabay, waxa kalo oo uu sheegay arimo badan oo xasaasi ah si aad u dhagaysato Hoos Riix. Dhagayso Daalacatey [...]

July 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • Ahmed: Maasha Allah Ubaxa Soomaaliyeed ee SSC/Darwiish/Khatumo State Soo Kora oo barbaara
  • Ahmed: Maasha Allah noolaada reer Sool Sanaag iyo Cayn
  • XOG OGAAL: maanshaa alaah reer buuhoodle waxay dhaheen hadal yar iyo howl badan. guul iyo gobanimo reer khaatumo iyo...
  • XOG OGAAL: war iidoor ma xishoodo, iidoor waa baqaa lakin ma xishoodaan. waxay umuda somaliyeed iyo islaamkaba ka...
  • XOG OGAAL: qofkasta oo muwaadin soomaliyeed ahba reer khaatumo state waa taageeray. shamso shumeey ilahay ha ku...