Daawo Film Cusub Halgamaayasha Daraawiishta SSC (Video)
Waxaad nala Daawadaan Film Cusub Halgamaayasha Daraawiishta SSC Hoos Riix si aad u daawado Vedioka Daawo Daalacatey :139
Waxaad nala Daawadaan Film Cusub Halgamaayasha Daraawiishta SSC Hoos Riix si aad u daawado Vedioka Daawo Daalacatey :139
Hal qof ayaa ku dhintay mid kalena waa ku dhaawacmay kadib markii dabley hubaysani ay rasaas ku fureen iyagoo ku sugan degaanka dooxada Kacaya oo degmada Taleex dhinaca barri 40Km kaga beegan. dad ku sugan halkaa ayaa Barkulan u xaqiijiyey, waxana ay sheegeen in nimankani dhibaatadau soo gaadhey ay ahaayeen dad soo guurto xoolaley [...]
Daalim kasta oo dunidan ku jawr fala,waa hubaal in jeeray ahaataba jare adag lagu soo qaban,lana dhadhansiin xummadda geerida. Markii Eebbe baneeyo garabkaaga lama helo cid ku badbaadisa. Mudada ummad la cabudhin karo,la dhibi karo,la dhagri karo,la dhici karo ama dil,kufsi,xadhig,kala qaybin iyo isku dir lagu hayn karo,soo daba yaraa. ://www.youtube.com/watch?v=_ma3yBnD3P0&feature=related Boqorkii boqorada,libaaxi Afrika,Haile Selassie,waayo waayo [...]
waxaa maanta ka dhacday hoolka shirarka ee hotelka Xamdi ee magalada laascaanood kulan ay soo qaban qaabiyeen ururka isku xidhka dhalinyrada gobolka sool oo dhawanta laga sameeyay magaalada laascanod,waxaana kulankaas looga hadlay sidii dhalinyarada looga waanin lahaa waxyaabaha kala qaybin kara sida qabyaalada,tahriibta iyo waxyaabaha horistaagi kara horumarka dhalinyarada ku dhaqan guud ahaanba gobolka sool. [...]
Akhristayaasha Warbaahinta Boocame waxaan usoo Gudbinaynaa Video Maqal iyo Muuqaal kusaabsan Kulankii Dadwaynaha Reer Boocame iyo Gudiga Khaatumo2. Hoos riix si aad udaawado Daawo Daalacatey :59
Waxaa maanta oo ay ku beegneyd maalintii labaad ee iida ahna 31.8.2011 waxaa dhacdey xaflad balaadhan oo ay ka soo qeyb galeen dadweyne soomaaliyeed oo aad u tiro badan xafladaas oo ka dhacdey HOTEEL ku yaal magaada CUJMAAN ee wadanka imaaraadka waxaana xafladaas meherka loo sameeyey, 1/ MUDANE CABDI SHAKUUR CABDIQAIR [...]
Deeqdaan ay iska soo ururiyeen jamaacadda Masjidka Ibnu Cutyeymiin ee magaalada leicester uk ayaa waxay ugu tala galeen in ugu gargaaraan walaalahooda Soomaaliyeed ee dhibaateeysan oo ay wayeeleeyeen Abaaraha Dalka ka jira. Qeybinta Deeqdani lacagta ah ayaa waxaa loosoo wakiishay Sheekh Cabdi wali Muuse in uu gaarsiiyo Dadka dhibaateeysan mudana in la gargaaro inta lagaarsiinkar [...]
Kulan maalmihii aan soo dhaafnay uga socdey waxgaradka iyo madax dhaqameedka degaanka Awrboogays oo hoostimaada degmada Xudun ayaa laga soo saaray qodobo dhawra oo ay ka mid yihiin dhinaca amaanka iyo qabashada shirka Khaatumo2 oo haatan qabanqaabadiisu socoto. Xidig Maxamed Ismaaciil oo ah afhayeenka gudiga degaanka isla markaana shirkaasi daadihintiisa hurmuud ka ahaa ayaa waxa [...]
waxaa maanta oo ah maalin ciida siwacan looga ciiday magaalada buuhoodle oo ka mida gobolada sool.sanaag.cayn.ciidan oo ah ciidul fidriga ah ayaa waxaa dhamaanba bulshada reer buuhoodle laga dareemayay farxad balaadhan oo ah maalinta ciida, Daalacatey :45
Halkan ka Daawo Shirka oo maqal iyo muuqaal ah Cadnaan Saalax maxaamed Boocame Cartan88@live.com Shabakada wararka ee boocame waxay kuwar galinaysa dhamaan akhristayaasha webka inay idinka haqab tirayso socdaalka gudigan, ama warka Degaanka ssc Sida warbxino,Sawiro,Maqal iyo muuqal Hadab haka fogaan boocame oo lasoco wararka degaanka Daalacatey :54