Home » September 30th, 2011 Entries posted on “September, 2011”

Ogaysiis:- Mareeg Cusub oo Lamagac baxday Raadreeb.com

Dhamaan Dadka  ku Hadla afka Soomaaliga ee ku Nool Daafaha Caalamka  Waxaa Loogu Bishaaraynayaa Daahfurka Mareeg Ama Shabakad cusub oo la Magac Baxday www.raadreeb.com Mareegtan Cusub ayaa ah  Mid ku Soo biirtay Mareegaha Afka Soomaaliga ku Hadla isla markaas na  Baahin Doonta Wararka Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa Saacad Walba ,Daqiiqad Walba,Waxaad Kalood ka Heli Doontaa, [...]

September 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Shirkii Kooxda Xiriirka Caalimaga ee Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Copenhagen

Jimco, September 30, 2011 (HOL) -Shirkii Xiriirka kooxaha caalimaga ee Soomaaliya (International Contact Group) ayaa lagu soo gabageeyey magaalada Copenhagen ee dalka Denmark. Shirkaan oo ah kii 20aad ayaa ujdeedadiisu tahay sidii dhaqaale loogu raadin lahaa hawlaha mashaariicda ee lagu kaalmeynayo dowladda Soomaaliya Shirkaan ee uu guddoominayey ergeyga gaarka ee Qarmada Midoobi u qaabilsan dalka [...]

September 30th, 2011 | Posted in News,slidernews,Wararka | Read More »

Taliyihii qaybta Bari oo is-casilay; sheegayna in uu saluugay dabooli-waaga dawladda ee baahiyaha daruuriga ah ee gobolka.

Garowe, Sept, 28- Axmed Gaanni Cali Shire oo dhawaan loo maacaabay talyihii qaybta gobolka Bari ayaa maatay waraysi uu siiyay Radio Daljir ku caddeeyay inuu guud ahaanba iska casilay xilka talyaha qaybta gobolka Bari oo Madaxwayne Faroole u magacaabay 24kii bishaan Septembar. Korneel Gaanni, ayaa ku sifeeyay is casilaadiisu inay salka ku hayso, ka dib [...]

September 30th, 2011 | Posted in News,slidernews,Wararka | Read More »

Haweeney Soomaaliyed oo qiso yaab leh ka qabsatey wadanka Holand (Daawo)

Haweenay Soomaaliyeed oo magaceeda ku sheegtey Layla ayaa ka sheekeysay dhibaato la yaab leh oo ka qabsatey wadanka Holand sanadihii sagaashameeyadii. Gabadhan oo wareysi siisey Telefishinka Somali Chanel Studio-yada magaalada London ayaa sheegtey in sanadkii 1992-dii ay soo gashey wadanka Holand isla markaana ay gashay kaamamka qaxootiga markii ay ka soo baxdey ayey sheegtey in [...]

September 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Fighting Erupts Near Kenya-Somalia Border, and Militants Break Up Famine Camps

Fighting Erupts Near Kenya-Somalia Border, and Militants Break Up Famine Camps NAIROBI, Kenya — Intense fighting erupted along the Kenya-Somalia border on Friday as the Shabab militant group tried to take back a slice of strategic territory from militias allied with the Somali government. At the same time, Shabab fighters are breaking up camps for [...]

September 30th, 2011 | Posted in English News,News | Read More »

From playground to battleground: children on the frontline in Somalia:

From playground to battleground: children on the frontline in Somalia The effects of civil conflict on Somalia’s children have been catastrophic, as many youngsters have been forced to fight Even with their faces covered, the youthful nature of many members of militant Islamist group al-Shabaab is evident. Photograph: Feisal Omar/Reuters As the rattle of gunfire [...]

September 30th, 2011 | Posted in English News,News,slidernews | Read More »

Cornal Cali Sabarey Ayaa Markii u Horeysey ka hadlay Shirka Khaatumo2 ( Daawo)

Col Sabarey Ayaa ka war bixiyay fakarka uu kaqabo Shirka khaatumo2 oo dhawaantan ka dhici doona Degmada Taleex,isagoo dhaliilay Gudida Qaban qaabada Shirka: Daawo Video-Ga Daalacatey :63

September 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka,Waraysi | Read More »

Bishaaro: Ka Dhagayso SSC Radio Qadka Telefoonkaagga ( Ogaysiis)

Dhamaan Bulsho Waynta Soomaaliyeed qaas ahaan Dadka reer SSC Waxaa loogu Bishaaraynayaa in la Sameeyey Telefoon aad ka Dhagaysan kartid Wararka Soomaaliya iyo Wararka Degaanadda SSC: Haddii Ilaahay idmo Qadka Telephoonka oo ah Maraykanka Ayaa Wuxuu u Sahli doonaa Dhagaystayaasha in Ay Wararkii Ugu Danbeeyey ay ka dhagaystaan Telefoonkoodda. Daalacatey :47

September 30th, 2011 | Posted in .,slidernews,Wararka | Read More »

Qabanqaabta Xaflada Sanadguurada 2aad ee SSC oo kasocota UK (Dhagayso Heeso Cusub oo SSC loo qaadayo)

Ururka Dhalinyarada SSC ee SUDO ayaa wada qabanqaabada Xaflad Sanadguurada 2 aad ee SSC , xafladan oo lagu soo bandhigi doono, Riwaayado, Ciyaaraha Hidaha iyo DHaqanka, iyo Heeso Cusub oo looqaatayo SSC. Hadaba Nala dhagaysta Mid kamid ah Heesaha Cusub ee SSC, Heestan oo Lamagacbaxday SSC Bir Weeye, Miraha, Laxanka iyo Codka Waa Fanaanka Da’yar [...]

September 29th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Af-hayeenka Guddiga Jaaliyadda ssc ee uk ka war bixiyey london isla markaasna taageeray Shirka khaatumo2

Af-hayeenka Guddiga Jaaliyadda degaanada ssc ee uk Iman Hassan Ahmed oo warbixin kooban ka bixiyey shir london dhacay oo ay kasoo qayb-galeen guddiga jaalliyadda iyo wax garadka jaaliyadda, shirkaas oo ujeeddadiisu ahayd sidii de-deg loogu heli lahaa qaybtii reer london dhaqaalihii shirka-kaatumo,2 waxana laysla meel dhigay habkii ugu sahlanaa ee dhaqaalaha lagu ururin lahaa waxay [...]

September 29th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • Ahmed: Maasha Allah Ubaxa Soomaaliyeed ee SSC/Darwiish/Khatumo State Soo Kora oo barbaara
  • Ahmed: Maasha Allah noolaada reer Sool Sanaag iyo Cayn
  • XOG OGAAL: maanshaa alaah reer buuhoodle waxay dhaheen hadal yar iyo howl badan. guul iyo gobanimo reer khaatumo iyo...
  • XOG OGAAL: war iidoor ma xishoodo, iidoor waa baqaa lakin ma xishoodaan. waxay umuda somaliyeed iyo islaamkaba ka...
  • XOG OGAAL: qofkasta oo muwaadin soomaliyeed ahba reer khaatumo state waa taageeray. shamso shumeey ilahay ha ku...