Home » October 31st, 2011 Entries posted on “October, 2011”

War Deg Deg Ah:Taliyihii Ciidamada Booliiska iyo Asluubta Puntland oo is Casilay(Warbixin)

Waxaa iska casilay oo xilkii uu hayay ka tegay Taliyihii Ciidamada Booliska Puntland G/sare Cali Nuur Cumar oo in muddo ah xilkaas soo hayay. Taliyaha oo is-casilaaddiisa kadib u waramayay Saxaafada  ayaa wuxuu sheegay in sababta uu isu casilay ay la xiriirto iyadoo ay daryeel waayeen Ciidamada Booliska ee uu madaxda u ahaa. Ciidamada Booliska [...]

October 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Weerar banbaanooyin ah ayaa lagu weeraray saldhig ku yaal Badhtamaha magaaladda Laascaanood

Laba askari ayaa ku dhaawacay weerar bambaanooyin ah oo Fiidnimada Caawa lagu qaaday saldhig boolis oo ku yaala badhtamaha magaaladda Laascaanood caasimadda Gobolka Sool. Daalacatey :31

October 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

taariikdii marxuun c/risaaq m dheeg kurshof(dhagayso sscradio)

waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa taariikhdii marxuun c/risaaq maxamed dheeg oo ku geeriyoday magaalada buuhoode waxaana isoo gaarsiiyay kayse cali jaamac iyo curi aadan geele. dhagaysotaariikh nololedkii marxuun cabdi risaq m dheeg kurshof.mp31 Daalacatey :41

October 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

waxaa saaka aas qaran logu sameyay buhodle saladii subax marxun cabdi m.dheeg (kurshof) tacsi badan oo marxuunka loo diray qoyskiisii iyo dhaman cidamada ssc hoos ka akhri

Aniga oo ka mid ah jaalliyadda Reer SSC, magaalada Riyaadh, dalka Sucuudiga, waxaan halkan ka soo gudbinayaa Tacsi geerida ku timi awgeed Allaahu ha u naxariistee Marxuum Abdul Rizaq Mohamed Dheeg oo ka mid ahaa dhalinta ku firin-fircoon Daafaca Dalkooda. Samir iyo Iimaan. Shimbir Mohamed Cabdi. waxaan halkan uga diyaa tacsi tiiranya leh dhamaan qoska [...]

October 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Dozens Treated After Bombardment of Displaced Persons Camp in South Somalia

NAIROBI, OCTOBER 30, 2011 – Dozens of people wounded in an aerial bombardment that hit a displaced persons camp in southern Somalia on Sunday were being treated by Doctors Without Borders/Médecins Sans Frontières (MSF). The camp, in the town of Jilib, was hit around 1:30 p.m. Sunday. The wounded were treated in the town of [...]

October 31st, 2011 | Posted in English News,News,slidernews | Read More »

Kenya, Somalia invoke ICC on Al Shabaab

NAIROBI, Kenya, Oct 31 – Kenya and Somalia now want leaders of the rag tag Al Shabaab militia to be prosecuted at the International Criminal Court (ICC) based at The Hague. This was announced by Prime Ministers Raila Odinga (Kenya) and Abdiweli Mohammed Ali (Somalia) in a communiqué following a meeting in Nairobi on Monday [...]

October 31st, 2011 | Posted in English News,News,slidernews | Read More »

Somalia Airstrike: Refugee Camp Hit, At Least 3 Killed

NAIROBI, Kenya — An air strike hit a refugee camp in southern Somalia, killing at least three people and wounding dozens of women and children, an international aid agency said Monday. Kenya’s military acknowledged carrying out an air raid but said it killed only Islamist militants. Kenya’s military spokesman Maj. Emmanuel Chirchir blamed an al-Shabab [...]

October 31st, 2011 | Posted in English News,News,slidernews | Read More »

Siminaar Lagusoo Gabagabeeyey Machadka Al-furqaan Buhoodle- (Video

Machadka sare ee diiniga ah iyo Jaamacada uu leeyahay Machadkaasi ee Al-furqaan ayaa maanta soo gabagabeeyey,siminaar uu mudo todobaad ah u qabtay ardaydii ka qalinjebisey machadkaas iyo sidoo kale qayb kamid ah ardayda dhigata Jaamacada macadkaasi. Xafladan oo ay kasoo qaybgaleen Isimo, cuqaal iyo waxgaradka gobolka Cayn waxaa lagasoo jeediyey khudbado ka hadlayey muhimadda ay [...]

October 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

tacsi tiiranyo leh mujaahid c/risaaq maxamed dheeg (kurshoof)

waxaa caawa magaalada buuhoodle ee xarunta g/cayn ku geeriyoday mujaahid c/risaaq maxamed dheeg oo ku magac dheeraa (kurshoof) marxuunkas oo lagu aasayo caawa magalada buuhoodle ayaa waxaa tacsi tiiraanyo leh udiraya dhamaan ciidamada ssc ku sugan buuhoodle.sool jogto. dhalaamacune iyo dhamaanba saraakisha ciidamada ssc. marxuuunka ayaa waxaa uu ka mid ahaan jiray saraakisha ciidamada ssc [...]

October 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Wararka Habeenimo Ee Caawa Ssc Radio Qodobo xiiso leh (dhagayso)

Wararka Caawa SSCRadio oo aan kusoo qaadan doono Qodobo Xiiso leh Warkan oo aad kadhagaysanaysaa Dhamaan Dunida oo dhan Barta internetka aan kuleenahaywww.SSC.FM Wadanka Maraykankana waxaad naga dhagaysankartaa Telefoonka ah :- 7124328034. Warkan Caawa wuxuu idinkaka imanaya Studioka SSCradio Magaalada Buuhoodle waxaana idiin akhrinaya wariye Axmed c/qaadir jabaan (axmed karaama) dhagaysowarka caawa ssc radio 30-10-2011 [...]

October 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • Ahmed: Maasha Allah Ubaxa Soomaaliyeed ee SSC/Darwiish/Khatumo State Soo Kora oo barbaara
  • Ahmed: Maasha Allah noolaada reer Sool Sanaag iyo Cayn
  • XOG OGAAL: maanshaa alaah reer buuhoodle waxay dhaheen hadal yar iyo howl badan. guul iyo gobanimo reer khaatumo iyo...
  • XOG OGAAL: war iidoor ma xishoodo, iidoor waa baqaa lakin ma xishoodaan. waxay umuda somaliyeed iyo islaamkaba ka...
  • XOG OGAAL: qofkasta oo muwaadin soomaliyeed ahba reer khaatumo state waa taageeray. shamso shumeey ilahay ha ku...