Home » November 30th, 2011 Entries posted on “November, 2011”

wararka ugu dambeeyay xaalada yagoori ( sscradio caawa 30.11.2011(dhagayso

Warkan oo aad kadhagaysanaysaa Dhamaan Dunida oo dhan Barta internetka aan kuleenahaywww.SSC.FM Wadanka Maraykankana waxaad naga dhagaysankartaa Telefoonka ah :- 7124328034 Ama london uk 020 3519 0475. Warkan Caawa wuxuu idinkaka imanaya Studioka SSCradio Magaalada London waxaana idiin akhrinaya wariye axmed c/qaadir jabaan dhagaysowarka Habaynimo Ssc Radio 30-11-2011 Daalacatey :43

November 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Ilaahay Dartii U Caawi Wiilkan Yar Ee Dhiban- (Video)-

Waxaa wiilkan yar haya xanuun kagaga dhacay hadalka carabka oo aan dhaqaaqayn iyo daamanka.wiilkan yar ayaa waxay noo sheegeen waalid kiisa ina aanay awoodin in ay geeyaaan goob caafimaad. Waxayna bulshada ka codsadeen in lacaawiyo cidkasata waxa ay awoodo. Ruuxkasataba waxa uu baxsado ayuu maalinta aakhiro helayaa, waana nasiib qofka caawiya ruux walaalkiis ah oo [...]

November 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Xaalada Magaalada Yagoori oo Dagan Kadib Dagaalk Shalay Kadhacay (Daawo+Video)

xaaladda degmadda yagoori ayaa maanta degan kadib shaqaaqo ka dhacday maalintii shalay oo uu ku dhintay hal askari oo booliis ah markii ay israsaaseeyeen ciidanka saldhiga 9aad ee maamulka somaliland oo weerar ku soo qaaday magaaladda taas oo markii dambe isku badashay xiisad colaadeed oo u dhaxasa shacabka degmadda yagoori oo garab ka helaya ciidanka [...]

November 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Hayada Wadaniga ah Ee SRO Iyo NPA oo Degmada Kalabaydh Iyo Tuuloyinka Hostaga Kasameyay In kabadan12 Musqulood(Daawo+Sawiro+Video)

Hayada Wadaniga ah ee SRO oo kaashanaysa ayaa waxaa Deegaano katirsan Gobolka Sool oo Hoostaga Degmada Kalabaydh kahirgalisay kudhowaad 12 musqulood,kuwaasoo loogu talagalay dadka danyarta ah Gaar ahaan Kuwii kasoobarakacay Abaaraha ee kudhaqan Deegaanadaas. iyadoo ay deegaanada ay hayadu kadhistay suuliyada ay Kormeer kutageen masuuliyiin katirsan hayada Wadaniga ah ee SRO iyagoo indha indheenaya Musqulihii [...]

November 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Olale Nadaafadeed Oo Dalada Haweenka Hanaqaad Ka Fuliyeen Laascaanood (Dawo Sawiro)

Olale balaadhan oo Nadaafadeed ayaa maanta ay ka bilaabeen gudaha magaalada Laascaanood Dalada Haweenka Hanaqaad. Olalahan Nadafaadeed oo loogu magacdaray Olalaha Nadaafada ayaa waxaa maalgelisay Hay’ada NPA( Norwegian Peoples Aid) iyadoo dalada Haweenka ee Hanaqaadna ay markaasi fulinaysay. Olalahan nadaafadeed oo ay ka qayb qaadanayeen ardayda dugsiga Dalada Hanaqaad iyo sidoo kale xoogsato aad u [...]

November 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

La Yaabka aduunka: Daawo aroos ay ka soo qayb galeen lo’o kaliya

La Yaabka aduunka: Daawo aroos ay ka soo qayb galeen lo’o kaliya Daalacatey :47

November 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Heading soccer ball may lead to brain damage

Regularly heading a soccer ball — even just a few times a day — can lead to brain injury, an American study said Tuesday. Researchers used an advanced MRI-based imaging technique to scan the brains of 38 amateur soccer players then compared the images to the number of times they headed the ball during the [...]

November 29th, 2011 | Posted in Cayaaraha,English News,News,slidernews | Read More »

Forget bin Laden: Casey Anthony Was the Most-Searched News Story in 2011

According to figures released by Bing, the most searched news story of the year in 2011 was the “Casey Anthony Trial,” outpacing “Osama Bin Laden Death.” When it comes to the Internet, sensation is king. And while celebrity deaths were (unfortunate) hot searches—“Michael Jackson Trial/Conrad Murray” was seventh on the list and “Any Winehouse Death” [...]

November 29th, 2011 | Posted in English News,News,slidernews | Read More »

Egypt Polls Start to Close as Voter Turnout Exceeds Predictions

By Mariam Fam (Click here for election facts and figures.) Nov. 29 (Bloomberg) — Egypt began shutting polling stations as the initial phase of parliamentary voting drew to a close in the first election since the uprising that toppled Hosni Mubarak. Polls closed at 7 p.m. local time except at stations where voters who arrived [...]

November 29th, 2011 | Posted in English News,News,slidernews | Read More »

Iran protesters storm UK embassy in Tehran

Protesters in the Iranian capital, Tehran, have broken into the UK embassy compound during a demonstration against sanctions imposed by Britain. Militant students are reported to have ransacked offices, burned the British flag and smashed embassy windows. The move comes after Iran resolved to reduce ties following the UK’s decision to impose further sanctions on [...]

November 29th, 2011 | Posted in English News,News,slidernews | Read More »

Recently Commented

  • Ahmed: Maasha Allah Ubaxa Soomaaliyeed ee SSC/Darwiish/Khatumo State Soo Kora oo barbaara
  • Ahmed: Maasha Allah noolaada reer Sool Sanaag iyo Cayn
  • XOG OGAAL: maanshaa alaah reer buuhoodle waxay dhaheen hadal yar iyo howl badan. guul iyo gobanimo reer khaatumo iyo...
  • XOG OGAAL: war iidoor ma xishoodo, iidoor waa baqaa lakin ma xishoodaan. waxay umuda somaliyeed iyo islaamkaba ka...
  • XOG OGAAL: qofkasta oo muwaadin soomaliyeed ahba reer khaatumo state waa taageeray. shamso shumeey ilahay ha ku...