Home » December 31st, 2011
Entries posted on “December, 2011”
Dhamaan waa salaaman yihiin umada soomaaliyed gaar ahaan reer ssc meelkasta oo ay joogaanba waxaan uga hambalyaynaynaa sanadka cusub ee 2012 waxaana leenahay illaahay sanadka sanadkiisa haynagu gaarsiiyo caafimaad qab iyo cimri dheer aamiin aamiin. Daalacatey :41
December 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
hamoogaanin hana ka maqnaan inaad dhagaysato radiossc warar xaqiiqa ah iyo barnaamijyo ku xiiso badan murti iyo madadaalo oo ku raali galinaya ka dhagayso telfonkaga ama boga sscradio. xamse studio buuhoodle caawa ku soo dhawaada heesta aan idiinku tala galnay dhagaysohees (maan diriri waayin mana dagaali waayin ee africa ogow Daalacatey :71
December 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
wararka caawa radiossc waxaa ka mida wafti uu hogaminayo garad c/laahi garad soofe oo maanta u anbabaxay magaalada taleex.G6 oo shirar kala Gedisan Laqaatay G15 iyo Bulshawaynta Reer Taleex Maanta. magaalada Taleex si heer qaran ah loogu soo dhoweeyey wafti ka socdey ergooyinka degmada Boocame mid ka mida dhalinyarada reer ssc oo lagu magacaabo aadan [...]
December 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Boocame ayaa waxay sheegaayaan in Halkaasi Ay diyaar ku yihiin wufuud kala gedisan oo doonaya inay ka qayb galaan shirkaasi. Dhawaana waxaa lafilayaa inay usoo anbabaxaan Magaalada Taleex ee uu kasoconayo Shirwaynaha Khaatumo2. Dhanka Kale waxaa saaka magaalda buuhoodle ka soo anbaxay magaalada buuhoodle Wifuud Magac iyo maamuusba ku leh [...]
December 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Waxaa maanta shir jaraaid Ku qabtay magaalada Buuhoodle Ee xarunta gobolka cayn Caaqil C/raxmaan Axmed Olol oo kamida ahaa Dadkii ay dhaawacyadu kasoo gaadheen shir baabuur oo dhawaan ku dhacay Duleedka Magaalada Dameer cad. waxaa uuna ugu horayn salaan baahsan udiray shacabwaynaha Ssc meelkasta oo ay joogaan, Caaqilka ayaa waxa uu sheegay in ilaahay U [...]
December 31st, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Waxaa mahad dhamaanteed iska leh ilaahay waxaa raacis iyo kudayasho leh Nebi Mohammad (scw) Waxaan rabaa marka ugu horeeya inaan wax yar kudul istaago magaaladda Taariikhiga ah Taleex waa magaalo nooceeya,waxaa laga yaabaa inaan Jiilalka dame aqoon waafiya ulahayn magaaladdaas taariikhiga ah. Hadaba waa halkee Magaaladda Taleex? Xagee dhacdaa Juquraafi ahaan? Maxay Caan kunoqtay qarnigii [...]
December 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
waxaa magaalada taariikhiga ah Ee Taleex soo gaadhay gudigii sare Ee Khaatumo oo looyaqaano G6 iyo wafdi ay hogaaminayaan oo ilaa 4qof ka kooban,wafdigan balaadhan Ee ka soo kicitimay Ethiopia ayaa waxaa dadweyne aad u farabadani oo saarnaa baabuur iyo fardo kaga hor tageen meel u jirta magaalada hilaadii 20kilo mitir loona soo gelbiyay xaga [...]
December 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
wararka caawa radiossc waxaa ka mida Weftiga G6 oo si Diiran loogu soo dhoweeye Degmada Taariikhiga ah ee Taleex iyo qodobo kale oo xiiso badan Warkan oo aad kadhagaysanaysaa Dhamaan Dunida oo dhan Barta internetka aan kuleenahaywww.SSC.FM Wadanka Maraykankana waxaad naga dhagaysankartaa Telefoonka ah :- 7124328034 Ama london uk 020 3519 0475. warku caawa waxaa [...]
December 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Waxaa Magaalada Boocame sidiiran loogu soodhaweeyay Gudidii G6 iyo Garaad Jaamac Garaad ismaaciil. Dhagayso Daalacatey :45
December 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
fanaanada Qaranka Soomaaliyeed Saado cali Warsame ayaa soo saartay hees cusub oo la magac baxaday “Geesh” taaso ay kaga hadlayso in SSC aysan gadaal u laaban doonin oo aysan dhaawacaynin midnimada umada Soomaaliyeed. Heestan ayaa qayb ka ah heeso ay dhawaan shaacisay in ay soo bandhigayso Saado Cali kuwaaso ay ku cabirayso midnimada umada Soomaaliyeed. [...]
December 30th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »