Home » January 31st, 2012 Entries posted on “January, 2012”

Warka Habaynimo Ssc Radio 31-01-2012 ” Madaxda Maamulka Khaatumo State Oo Booqday Jiida Hore & Qodobo Kale Oo Xaasaasiya (Dhegayso)

Axmed Darwiish

Qodobada aad ku maqli doontaan warkeena habaynimo ee Ssc Radio Codka shacabkana waxaa Kamida Madaxda sare ee maamulka Khaatumo State oo booqday Jiida Hore ee duleedka Tuulada Sooljoogto. Wafdigii ka socday maamulka Khaatumo State oo kulamo kale gedisan laqaatay Madaxda DDS , Ardayda khaatumo State ee wax kabarata magaalada Jigjiga & Cusuumado aad u sareeya [...]

January 31st, 2012 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Dagaalka gardarada ah ee lagu hayo deegaanada Buuhoodle iyo ciidamada faraha badan ee loogu cagajugleynayo Awdal, Gabiley iyo Salal

baaq somalidda

Gashaan: Bayaan 2, Jan 30,2012 Dagaalka gardarada ahttp://www.boocameonline.com/wp-admin/media-upload.php?post_id=24608&TB_iframe=1&width=640&height=504h ee lagu hayo deegaanada Buuhoodle iyo ciidamada faraha badan ee loogu cagajugleynayo Awdal, Gabiley iyo Salal Ururka Gashaan ee u dhaq dhaqaaqa xuquuqa al insaanka , sinaanta iyo cadaalda ummada Somaaliyeed waxa u aad uga dayrinayaa dagaalada xaq darada ah ee soo noqnoqonaya ee ka taagan degaanada [...]

January 31st, 2012 | Posted in News,slidernews,Wararka | Read More »

Beesha Geri Koombe Oo Jigjiga Casuumad Ugu Samaysay Wafdiga Khaatumo State-(Sawiro)

hapy

  Casuumad Balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Beesha Geri Koombe ee magaalada Jigjiga, ayaa waxaa loo dhigay wafdiga maamulka khaatumo state of somalia oo ayaamahanba ku sugnaa magaalada jigjiga ee ismaamulka soomaalida itoobiya.   Casuumadan ayaa ahayd mid ay kasoo qayb galeen dhamaan qabiilooyinka waaweyn ee beesha Daarood oo ay ku sugnaayeen Salaadiintooda oo [...]

January 31st, 2012 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Maxaabiistii Jiilka Lascanood ku jirtay oo saaka loola dhaqaaqay dhinaca Burco

maxaabiis

Waxaa subaxnimadii Saaka  jeelka lascanood laga kaxaystay  Maxaabiistii jeelkaas ku sugnayd ee mudda dheer sugaysay Maxkamad cadaalad ah. Waxaase aad loo hadal hayaa in amarkan lagu kaxaystay maxaabiista uu bixiyay nin lagu magacaabo Xirsi oo hada talada ka qaatay Siilaanayo iyo ku-xigeenkiisa saylici. Mr xirsi ayaa hada ku sugan magaalada Qorulugud oo uu ka waddo [...]

January 31st, 2012 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Shir Afar Geesood ah:- Dahabshiil Somtel, Qurba-joog & Maamulka SNM.

Shirkadda Dahabshiil ayaa Maamulka Siilaanyo ku wareejisay 17 gawaadhida lagu rakibo qoryaha dagaalka iyo rasaas fara badan sida ay ku xog warrameen ila wadareedyo u badan ragii ay wada shaqaynsan jireen Daahir Riyaale. 6 ka mida gawaadhida Shirkadda Dahabshiil siisay Siilaanyo ayaa lagu rakibay qoryaha dagaalka kuwaas oo kala ah, Qori Zuu badeed ah, 3 [...]

January 31st, 2012 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Qaarkamida Jaaliyada Khaatumo State oo Deeq Lacaga Soo Gaadhsiiyey Mujaahidiinta Deeganka Buuhoodle!

darwiish

Qaarkamida Jaaliyada Khaatumo State ee ku dhaqan Wadanka Austarelia ayaa maanta soo gaadhyiiyey deeq la cag ah ciidamada xaqudirirka deegaanka Buuhoodle, kuwaasi oo dhawaan dhirbaaxo xoogan ku dhuftay ciidamada Maamulka SNM ee kusoo duulay deegaanka Buuhoodle.   Dhanka kalana waxay dayactir kusameeyeen qaarkamida gaadiidka ciidamada xaqudirirka deegaan Buuhoodle ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia.   [...]

January 31st, 2012 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

An Ink from Jarar Valley

so)

An Ink from Jarar Valley An Ordinary Advice form a Somali Galbeed Social Action Writer to Khatumo State of Somalia Prior taking a step forward of my justice seeking ink, I must thank the creator of the humanity, the custodian of this cosmos, and the observer of human plight with his harmonic scales in this [...]

January 31st, 2012 | Posted in English News,News,slidernews | Read More »

(Sawiro) Taageeradda Maamul Goboleedka Cusub iyo Heestii Khaatumo ha Dheeliyin

BoocameOnline Fadlan Waxaad Nala Daawataan Sawiradda Muqaalka Qurxoon ee jaaliyadda khaatumo ee ku dhaqan minnesota iyo Sidda Jaaliyadda Soomaalidda Minnesota U Soo DHawayeen Maamul Goboleedka Cusub Ee Khaatumo Soomaaliya, Sawiraddan Ayaa Waxaa Weheliya Heestii Cusbayd Ee Soo Sameeyey Maamul Goboleedka Cusub Ee la Magac baxday ( Khaatumo ha Dheeliyin) Ee Daawasho Wacan. Wixii ku Saabsan [...]

January 31st, 2012 | Posted in Media,News,slidernews,Videos,Wararka | Read More »

Xafladda Taageeradda Maamul Goboleedka Khaatumo Ee Minnesota (Daawo)

images

Darwiish TV (Minnesota) Waxaa Gobolka Minnesota ka Dhacday Xafladdii Ugu Baarnayd Ee Lagu Taageerayay Maamul Goboleedka Cusub Ee khaatumo Soomaaliya, Xaladdan Ayaa Waxaa ka Soo Qayb galay Masuuliyiin Farabadan oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaalidda Ee ku dhaqan Gobolkan Minnesota, Madax ka tirsan Dowladda Federalka Soomaaliya oo uu ka Mid Wasiirka Arimaha dibadda Soomaaliya Xaamud [...]

January 31st, 2012 | Posted in News,slidernews,Wararka | Read More »

Tacsi:-bahweynta Khaalid habarwaa oo tacsi u diraya qoyska Abdilahi sharif dhagacade

  Waxaan tacsi udiraynaa anagoo ah dhamaan bah weynta khaalid habarwaa ee ku sugan London UK iyo daafaheeda alah ha u naxariistee  geeridii naxdinta lahayd ee ku timi CAAQIL ABDILAAHI SHARIIF waxaana uga tacsiyeynaynaa qoyskiisii xaaskiisii MARWO WARIS MOHAMED GEEDEEYE   iyo dhamaan  caruurtiisii iyo eheladiis meelkasta oo ay dunida daafaheeda ka joogaaanba  waxaana ilaahay [...]

January 30th, 2012 | Posted in slidernews,Tacsi | Read More »

Recently Commented

  • Ahmed: Maasha Allah Ubaxa Soomaaliyeed ee SSC/Darwiish/Khatumo State Soo Kora oo barbaara
  • Ahmed: Maasha Allah noolaada reer Sool Sanaag iyo Cayn
  • XOG OGAAL: maanshaa alaah reer buuhoodle waxay dhaheen hadal yar iyo howl badan. guul iyo gobanimo reer khaatumo iyo...
  • XOG OGAAL: war iidoor ma xishoodo, iidoor waa baqaa lakin ma xishoodaan. waxay umuda somaliyeed iyo islaamkaba ka...
  • XOG OGAAL: qofkasta oo muwaadin soomaliyeed ahba reer khaatumo state waa taageeray. shamso shumeey ilahay ha ku...