Nin Dhalinyarro Ah Oo Heestii Calanka Soomaaliya La Ilmeeyey, Xaflad Ay Qabatay Ururka SYL (Daawo)
BoocameOnline ( Muqdishu)
Nin Dhaliyarro oo la ilmeeyey Ka dib Markii la Qaaday Heestii Calanka Soomaaliya, ilamadda Ninka Dhalinyarrdda ah Ayaa Waxay ka Turjumaysaa Rabitaanka Shacabka Sooamaaliyeed doonaya Soo Noqoshadda Nabad galyaddii iyo Dowladdnimaddii Soomaaliya.
Dadka Sooamaaliddda Ayaa Waxaa Maanta Meel Kasta oo Ay Joogaanba Waxay isugu Soo baxaan Si aan Horey loo Arag Taageeradda Dowladnimadda Soomaaliyeed, Iyagoo u Maraya Siyaabo kala Duwan, haddii Ay Tahay Maamul Goboleedyo Hoosaad oo ka Tirsan Dowladda Federalka Soomaaliya, Haddii ay Tahay Aqoonyanadda Soomaalidda oo dib Ugu Noqonaya Wadanka Soomaaliya, Si ay U Caawiyaan Dowladda Soomaaliya si loo helo Nabad galyo iyo Dowladdnimo Wanaag.
Waxaa kale oo Hadda Meel Walba ka Hadloa Culimadda Soomaaliyeed Oo Naftigoodda ka Qayb Qaata Maslaxadda Guud ee Umadda Soomaaliyeed Iyo Ilaalinta Nabad galyadda Meel Kasto Oo ay Soomaaliddu Joogtaba.
Kulanka Oo aan ka Soo Qaadanay Warbaahinta ku baxda Afka Ingiriiska Ayaa Waxaa Soo Abaabulay Ururka SYL Oo ku Dhiiri galiya Dhalinyarradda Soomaalidda in ay Ku daadaal Waxbarashadda iyo Nabadgalyadda, Waxaa Xafladdan ka Hadlay Madaxwaynaha Dowladda Federalka Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka Hadlay Muhiimiyadda ay Leedahaya Waxbarashadda.
Mayorka Magaalada Muqdishu.
Duqa Magaaladda Muqdishu oo Isaggu ah Nin Waxbadan ka Qabtay Magaaladda Burburtay Ee Caasimadda Soomaaliya Siddii uu Soo Celinlaa Quruxdeeddii iyo nidaamka ayaa Issagana Wuxuu Goobtaas Kula Hadlay Arday ka Qalinjabisay Iskuulkaas.
Hadaba Aqristoow Ka Qayb qaado. Halganka Meel Walba Ka Socda Ee ah Soo Celintii Qarankii iyo kala Danbayntoo Wadanka Soomaaliya.
Daalacatey :5376 editor@boocame.comShort URL: http://www.boocameonline.com/?p=25113
---------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------
