(Daawo) SNM Oo Malayshiyo hor leh u Qoratay Dagaalka Goboladda SSC ( Dhagayso oo Dhuux oo ka ficilo qaado ) TOP NEWS
BoocameONline (TOP NEWS)
Daawadda Malayshiyadda Jabhadda SNM oo Dagaaladda Goboladda SSC u Qoratay Malayshiyo Hor leh, ka Dib Markii Ciidamaddii hore EE SNM-ta Meel Ay Mareen la Waayay,Ayaa Jabhadda SNM tu Waxay Bilowday in ay Ciidan Hor leh U Qortaan Dagaaladda ka Socda Goboladda SSC, Sidda aad ka Dheehan doontaan Muuqaalkan Waxaad Dhagahiina Ku Maqlidoonta Horjooyasha Malayshiydda SNM in ay Ku dhiiri Galinayso Malayshiyaddan la Qoray in Wax ka Keenaan Dagaalka Dadka Soomaalidiidka, Taas oo Cadayn u ah, In Siilaanyo iyo kuwa la Qabiilka ah in ay doonaayaan In Ay Magac Ciidan Ku laayaan SHacabka Xaq u dirirka Ee Dagaanadda SSC
Daawo Cadaynta Danbigga Siilaanyo
Short URL: http://www.boocameonline.com/?p=25301
---------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------
waxaan is waydiiyaa reerka isaaqa diintii ale ma waxay ka dhigteen mid ay lee dahay beesha isaaq. dagaal oogayaasha meeshan ka hadlayay dhaman waxay hadal kooda ku furanayaan bisinka iyo saliga nabiga csw waxayna ku xijinayaan dad islaam ah aan ku duulo oo soo xasuuqno. war isaaq nimcada uu ale siiyay in ay ku shugriyaan ayaa u haboon lakin waxay u muuqataa in ay ku kufriyeen. ilahayne waxuu noo sheegay in qoomkan oo kale uu marinayo cadaab shaadii ah.
daawada snm oo dacwo been abuur ah ka gudbisay khaatumo state waa in ayni si degdeg ah uga jawaabno beenabuurkaas ka daawo waagacusub.com