Telesombanner2013

Hotel Caalamiya Oo Loogu Magac Daray City Plaza Hotel Oo Laga Furay Magaalada Buuhodle (Sawiro+Video)

Filed under: Wararka |

Magaalada buuhoodle oo mudoyinkii danbe kusii talaab sanaysay horu mar balaadhan ayaa waxaa marba marka kadan baysa soo badanaya hotelada casiriga ah iyo guud ahaanba ganacsiga waaweyn ee magaalada buuhoodle

habeenimadi xalay ahayd ayaa waxaa sirasmiya xadhiga looga jaray Hotel cusub oo loogu magac daray City Plaza Hotel

Hotelkan oo ka kooban sadex biyaano isla markaana noqonaya hotelada jiifka ee lagu nasto ayaa waxaa furitaankiisa loo qabtay xaflad aad ubaladhan oo ay kasoo qayb galeen maamulka deegaanka cuqaal isimo iyo wax garadkale

Xafladan furitaanka Hotel City Plaza aya waxa ay kadhacday hoolka dabaqa sadexaad ee hotelka  waxaana sirasmiya xadhiga uga jaray Garaad C/laahi garaad Soofe

HOOS KADAAWO MUUQAALKA XAFALADA FURITAANKA

1 3 4hO

3 Responses to Hotel Caalamiya Oo Loogu Magac Daray City Plaza Hotel Oo Laga Furay Magaalada Buuhodle (Sawiro+Video)

  1. Asc .Maanshalaa Manshaalaa Maanshalaa guuleesta waanu u baahanahay hotel waad u quruxbada sida plaza hotel oo kale iyo kuwa kalaba waxaa lasiku dhaafay dhulkaaga dhiso ee dhulkiina jeclaada oo dhista ..insha alaah ilaahay ayaa idiin naxasiisanayee u jeesta xaga ilaahay … ilaahayoow u naxariiso reer buuhoodle iyo dhamaan soomaaliween oo dhan.. aamiin aamiin aamiin yaa alaah. ..

    shafi
    February 1, 2014 at 3:26 pm
    Reply

  2. 7 Indicted on Fraud Charges Over Big Bank Loans to
    Iraq avicii tickets 2014 united states if unexpected expenses arise plus your paycheck won’t come for
    the while, you might want to look at a fast cash loan.

    avicii tickets 2014 united states
    April 29, 2014 at 6:39 pm
    Reply

  3. hi!,I like your writing very much! share we be in contact
    more approximately your post on AOL? I need an expert on this
    space to resolve my problem. Maybe that’s you! Having a look ahead to look
    you.

    Feel free to surf to my site – m88

    m88
    May 5, 2014 at 3:43 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>