Telesombanner2013

War deg deg +Video: Buuhoodle oo Laga Hirgaliyay Kastam Cashuuraha Khatumo State oo Hoostagaya Dawlada Faderalka

Filed under: Wararka |

Waxaa Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn Markii Ugu Horaysay Si Rasmiya Looga Dhisay KASTAM Cashuureed Hanaankiisu Sareeyo kaasi oo Maanta Xidhiga Ay Ka Jareen masuuliyiinta Golaha Deegaanka Maamulka Khaatumo
Maxamuud Cali Faarax Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Deegaanka Maamulka Khatumo oo Xadhiga Ka Jaray Kastamkaani Ayaa Ka Bixiyey Faah faahin Dheeri Ah.

Tan iyo Intii Golaha Deegaanka Maamulka Khaatumo Laga Dhisay Gobolka Cayn ayaa waxaa laga Dareemay Hanaan Dawladeed iyadoona Bulshadu Ay Siwayn Ula Dhacsan yihiin.

One Response to War deg deg +Video: Buuhoodle oo Laga Hirgaliyay Kastam Cashuuraha Khatumo State oo Hoostagaya Dawlada Faderalka

  1. Asc. Maanshalaa Manshaalaa Maanshalaa guuleesta reer buuhoodle dhamaantiin ilaahay baa insha alaah idirla jira ee culumad iyo waxgaradka ka danbeeya waad kuu leeysanasaane inshalaa aamiin aamiin aamiin yaa alaah. ..

    shafi
    February 1, 2014 at 3:00 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>