Telesombanner2013

( Tacsi)Cibaado Maxamed Xaaji Abubakar Xaaskii Xildhibaan Xaaji Cabdi Yarre

Filed under: Wararka |

Waxaa Magaaladda Mombassa ee Wadanka Kenya Ku geeriyoodatay Xalayto oo Taariiqdda ku aaday 4/27/14 Allaha u naxariistee Cibaado Maxamed Xaaji Abubakar oo ahayd Marwaddii Bah-Waynta Xildhibaan Xaaji Cabdi yarre. Allaha u naxariistee Cibaaddo Maxamed Xaaji Abubakar ayaa Waxay ifka kaga tagtay Seddex Caruur oo ah Dad waawayn.
Waxaa halkan Tacsi guud u diraya Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur iyo Dhamaan Jaaliyadda Degaanka Boocame , dadka Soomaaliyeed iyo Musliimiintaba.Waxaa kale oo tacsidda diraya faarax Jamac( Faarax gaab) iyo Xaaskiisa,Ilma Maxamuud Warsame,Khadiija Maxamed Faarax,Salah Maxamed Faarax, Waxayna Dhaamtood tacsidaas u diryaan Xildhibaan Xaaji Cabdi yarre iyo Dhamaan Caruurtiisa oo kala ah Shukri Cabdi yarre, Deeqo Cabdi yarre, Maxamed Cabdi yarre, Ahmed Cabdi yarre, Huddo Cabdi yarre.

BoocameOnline

One Response to ( Tacsi)Cibaado Maxamed Xaaji Abubakar Xaaskii Xildhibaan Xaaji Cabdi Yarre

  1. How to apply a wordpress theme downloaded from other websites?

    aliexpress
    April 30, 2014 at 6:26 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>