About us

ku soo dhawoow shabakadda wararka ee boocame online, boocame online waa warbaahin ku soo baxda luuqadda Soomaaliga iyo afka ingiriiska arimaha ka jira Soomaaliya. boocame online waa warbaahin dhexdhexaad ah,daacad ah,degdegna ah,shabakaddan waxaad ka heli kartaan wararkii ugu danbeeyay ee dhamaan dagaanadda Soomaaliya iyo goboladdaba. qaas ahaan goboladda Sool,Sanaag iyo Cayn.
boocame online waxaa lagu soo daray qaybo kala duwan oo ah maqal iyo Muqaal

qaybta xayaysiinta ama ogaysiiska, sidda aad la socotaanba warbaahinta waxaa gala dhaqaale iyo waqti aad u badan oo aan cidna waxna nagu siin,shabakaddana lacag kama samaysto wararka ay baahiso, Balse haddii aad doonaysid inaan wax ku xaysiisato ama aad dadka ku ogaysiisato shir ama ganacsi waxaad nagala soo xiriiri kartaa boocame@hotmail.com

fikiraddaha waxaa jirta in dad badan ay kifir kooda jecel yihiin inay ka dhiibtaan arimaha ka socda Soomaaliya ama dagaanaddda Sool,Sanaag Iyo cayn.
fadlan ku soo qor Magaca oo sax iyo meesha aad joogtid waxaana reeban cayda.

Daalacatey :2410

Recently Commented

  • Mohamed: Subxaan ma 70kii ayaad garanaysaa?
  • Gurey: arrinkan oo kale hadda ka hor kismaio ayey ka dhacdey , todobaatameeyadii, ninka naagta qabey baa sixir loo...
  • Gurey: furitaanka airportka taleex waa horumarka laa taaban karo , oo ay khatumo state maamulkeeda sameeyeen, waana...
  • Ms maxamud dhiil: Thnks sntv and maxamud boocame Warkaas baa igu soconayaa all thnks
  • Gurey: qaylo dhaan ma maqal meel go’doon ah baan ku noolahay ee kabiirka sawirkiisa aad soo dhigteen halkan ma...