Home » Barnaamijyada
You are browsing entries filed in “Barnaamijyada”
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta WidhWidh Online waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan SULEEBAAN AXMED CALI JIDAAL Iyo SAFIYA SHEEKH C/CASIIS SHEEKH C/KARIIN oo meherkoodu Ka Dhacay dalka FINLAND Xalayto. Waxaa Hambalyada Diraaya dad kala jooga Laascanood, London, Liverpool, Birmingham U.K, Canada, U.S.A, Holland, Pakistan, Saudi Arabia, Qatar, iyo Dubai, waxayna leeyihiin [...]
February 21st, 2012 | Posted in slidernews,Tahniyad,Wararka | Read More »
Waxaa La ogaysiinaya dhamaan umada soomaaliyeed ee jecel midnimada soomaaliyeed in ay kaso qaybgalaan mudahraad balaadhan oo Maalinta berito ah 22 feb 2012 kadhici doona 10 downing street kasoo horjeedka aqalka raisal wasaaraha somalia waxaa laga codsanaya qofwalba in uu soo qaato calanka Somalia, Mudaharaadku wuxuu soconaya mudo 2 saacadood ah waa 12:00 duhurkii ilaa [...]
February 21st, 2012 | Posted in .,slidernews,Wararka | Read More »

Qodobada aad ku maqli doontaan warkeena Habino ee Ssc Radio waxaa kamida. Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo State Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash oo maanta siwayn loogu soo dhaweeyay degmada Xudun ee gobolka Sool. Maxamuud Shiikh Cumar oo kamida wax garadka gobolka Cayn oo Sheegay inay soo wanaagsantahay xaalada amaan ee gobolka cayn kana hadlay arimo [...]
February 20th, 2012 | Posted in .,slidernews,Wararka | Read More »
Deeq xasan gorod oo kamida dakii ku dhaawacmay dagaalkii sanad kahor ka dhacay deegaanka Kalshaale kaasi oo dhexeeya ciidamada Maamulka SNM iyo dadka shacabka ah ee deegaanka Buuhoodle ayaa maanta waxaa lasoo gaadhsiiyey deeq lacaga ah oo ay u soo direen ururka Wadaniga ee {ururka khaatumo daryeel dadka iyo dalka } oo ka dhisan dalka maraykan xafiisyana [...]
February 18th, 2012 | Posted in .,slidernews,Wararka | Read More »

Qodobada aad ku maqli doontaan warkeena habaynimo ee Ssc Radio waxaa kamida. Madaxwaynaha maamulka Khaatumo State oo Maanta Siwayn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Taleex shacabka ujeediyey qudbad ay ladheceen. Shirka wadatashiga dhinacayada soomaalida oo maanta ka furmay Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal iyo masuuliyiin aad u tirabadan oo halkaasi ka hadlay. C/nuur Cilmi qaaje [...]
February 15th, 2012 | Posted in .,slidernews,Wararka | Read More »
14 February 2012 – The smuggling and trafficking in innocent Somalis must end, an independent United Nations human rights expert said today, expressing deep shock over the recent boat disaster in the Gulf of Aden that resulted in the death of 11 people, while another 34 are still missing. Last week, survivors found on Somali [...]
February 15th, 2012 | Posted in .,English News,News,slidernews | Read More »

Ogasiis Wasaarada Arimaha Gudaha eeMaamulkaKhaatumoStatewaxay ubaahantahay qof buuxiya booska agaamisana guud ee wasaaradaasi. Shuruudaha . Muwaadin u dhashayKhaatumoStateOf soomaaliya. Aan ka Yarayn 30 sano. Haysta ugu yaraan BA Degree Social Science Ama Law. Khibrad > ugu yaraan 5 sano (Management Field) Luuqadaha : Soomaali, English, & Carabi. Waqtiga La joojinayo : 30Th of February 2012 [...]
February 14th, 2012 | Posted in .,slidernews,Wararka | Read More »

Waxgaradka iyo odayaasha Buuhoodle oo war murtiyeed kasoo saaray dagaal saaka deegaanada Maygaagle ku dhexmaray laba maleeshiyo oo kawada tirsan maamulka Somaliland. Shir Ka Dhacay Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag Siwayna Loogu Canbaareyey Duulaanka Maamulka Somaliland uu Kaqaday Deegaanka Gobolka Cayn. Munaasadab lagu xusayay 50 guuradii ka soo wareegtay markii la aas aasay ciidamada Badda [...]
February 10th, 2012 | Posted in .,slidernews,Wararka | Read More »

BoocameOnline Sidda ay Sheegayaan Shabakaddaha Wararka Ee Ka Soo Warama Magaaladda Garoowe iyo kuwa kalaba Ayaa Waxay Hadal Hayaan Faroole oo ka hadlay Dagaaladda u Dhexeeye Bulshadda Uu Dayacay Maamulka Puntland Oo Hadda kaashanaya Maamul Xaq u dirirka ah Ee Dagaanka Ee Khaatumo iyo Kuwa Ku Soo Duulay Ee Soomaalidiidka. Wararkan Ayaa Waxay Sheegeyaan In [...]
February 8th, 2012 | Posted in .,News,slidernews,Wararka | Read More »

Waxaa Magaaladda Virgina lagu qabtay Shir gogol Xaadh ah oo ay isugu yimadeen Jaaliyadda ka Soo Jeedda Degaanadda SSC, Shirkan ayaa Ulajeedadiisu Waxay Tahay mid lagu Taageerayay Maamul Goboleedka Cusub Ee Khaatumo. Shirkan Ayaa Waxaa ka Soo Qayb galay oo Qudbaddo ka Jeediyay Ambassador Maxamuud Xaaji Nuur,Ambassador Ali Haaji Haashi, General Maxamed Cali Abokor iyo [...]
February 6th, 2012 | Posted in .,News,slidernews,Wararka | Read More »