Home » -
You are browsing entries filed in “-”

Darwiish Tv (Buuhoodle) – Eng Cabdale oo Kamida Ganacsada Ku dhan magaalada Buuhoodle Kana Mida Farsamayaqaana kasoo barakacay Koonfurta Iyo badhtamaha Dalka Soomaaliya. Kuna Haysta magaalada Buuhoodle Meher isugu jirta Samaynta Sariiraha iyo Sidoo kale Samaynta Fadhiyada Raaxada ee La dhigto Guryaha. Eng Cabdale ayaan Maanta Ku booqday Goobtiisa Shaqo ayaa kawarbixiyey Xaaladiisa Ganacsi wuxuuna [...]
May 10th, 2012 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »
inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajucuun waxaa halkan tacsi tiraanyo leh kadiraya jaaliyada khaatumo state of somalia ee uk geeridii kutimid marxuumismacil gaas gutaale oo maanta kugeeriyooday magalada nayroobi ee dalka kenya 09 05 12 waxaanu leenahay eheladii iyo qaraabadii ilaahay ilaahay samir iyo imaan ha idinka siiyo amiin amiin waxaanu halkan sigaara ugu [...]
May 10th, 2012 | Posted in -,slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »

Ururka Taakulo oo ah urur samafal ah Ayna kumidaysanyihiin dhalinyaro u istaagay wax uqabashada dadkooda hooyo iyo dadka ay dhibaatadu kasoo gaadhay duulaanada iyo dhibaatada Joogtada ah ee Lagu hayo Shacabka deeganada khaatumo State. Ururkan Taakalo ayaa Maanta deeq lacageed Soo gaadhsiiyey Xaqu dirir Maxamed Cabdiraxmaan Xaaji Axmed oo dhaawac kasoo gaadhay Dagaaladii maleeshiyaadka Maamulka [...]
May 9th, 2012 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Boocame Online- Tv ga Universal oo ahaan jiray Tv dhex dhexaad u ah dhamaan Umada Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan Ayaa waayadan danbe waxaa Siwayn ugu Muuqatay inuu ujan jeedhsaday Dhanka Maamumulka Soomaali diidka ee Beesha Isaaq. Dhawaanahann ayaa waxaa si xawli ah looga dareemay habka ay usocdaan Barnaamijta Tv gan inuu u xaglinay Inay [...]
May 9th, 2012 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Kadib markii labilaabay Qaban qaabada Shirwaynaha Lagu xulayo Odayaasha Dhaqan Soomaaliyeed ee Ansixinaya dastuurka Soomaaliya ayaa waxaa Jira Qaar kamida Ergooyinka Kasocda Maamulka Puntland ee dhibaataada ku haya Khaatumo State, una muuqda kuwa fashilmay ay sheegeen inay Wataan Saxeexa garaadka ayna ay igu Katurjumayaan. Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe ayaa Waxa uu sheegay In warbaahinta Maamulka Puntland [...]
May 6th, 2012 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Akhyaarta Sharafta leh waxaanu Halka idiinku soo gudbinaynaa Habkii diiranayd Raysalwasaarihii ee Dalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo, Ahna Xoghaya Guud ee Xisbiga TAYO Loogu soo dhaweeyay Magaalada Seattle, WA USA Iyo Dhamaan Qudbadii Qiimaha lahaa ee madashaas Laga Jeediyey oo idin Qiira gelin doona Inshaa Allah. Daawasho Wacan Boocame Online Daalacatey :3426
May 4th, 2012 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Baahinta Fiidnimo ee Ssc Radio Codka Shacabka Khaatumo – waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State iyo Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba. Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka Khaatumo Baahintan oo aad kadhagaysanaysaa Dhamaan Dunida oo dhan Barta internetka aan ku leenahay ee WWW.SSC.FM Wadamada Maraykan iyo Canada [...]
May 3rd, 2012 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa laga furay NGO cusub oo lagu magacaabo (BRC) ururkan ayaa waxaa aasaaskiisa lahaa qurba joog kasoo jeeda deegaanada SSC oo ku dhaqan dalka dibadiisa. Masuuliyiinta ururkan ayaa sheegay in ururka loo aasaasay kadib markii dhibaatooyin badan lasoo derseen bulshada Khaatumo kuwaasoo isugu jira Abaaro, Dagaalo iyo dhibaaatooyin kale. Waxaana ay masuuliyiintu [...]
April 29th, 2012 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Baahinteena Fiidnimo ee Radio Ssc Codka waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State iyo Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba. Barnaamijkii suuganta radiossc codka shacabka, Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka Khaatumo Baahintan oo aad kadhagaysanaysaa Dhamaan Dunida oo dhan Barta internetka aan ku leenahay ee WWW.SSC.FM Wadamada Maraykan [...]
April 28th, 2012 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Baahinteena Fiidnimo ee Radio Ssc Codka waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State iyo Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba. Barnaamijkii salaamaha iyo tahniyadaha radiossc codka shacabka Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka Khaatumo Baahintan oo aad kadhagaysanaysaa Dhamaan Dunida oo dhan Barta internetka aan ku leenahay ee WWW.SSC.FM [...]
April 27th, 2012 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »