Home » Cayaaraha
You are browsing entries filed in “Cayaaraha”
Sports: Ahmed Bile commits to Georgetown University Wednesday, November 30, 2011 He’s the best runner Annandale has ever had, four-time state champion, three-time All American runner and the Gatorade Runner of the Year. Ahmed Bile, who had more than 70 universities interested in him, of which 60 were Division 1 and 8 were Ivy League, [...]
December 1st, 2011 | Posted in Cayaaraha,English News,News,slidernews | Read More »
Regularly heading a soccer ball — even just a few times a day — can lead to brain injury, an American study said Tuesday. Researchers used an advanced MRI-based imaging technique to scan the brains of 38 amateur soccer players then compared the images to the number of times they headed the ball during the [...]
November 29th, 2011 | Posted in Cayaaraha,English News,News,slidernews | Read More »
Koob kubada cagta ah oo dhawanahanba kasocday Garoonka Cabdi Bile Cabdi Ee magaalada laascaanood ayaa maanta waxa fooda isku daray labada kooxod ee kala ah Kooxda Kuciyaarta magaca Dawlada Hoose ee Laascaanood iyo Kooxda FC Kaah,koobkaas oo ay qabatay Dawlada Hoose ee Degmada laascaanood oo ay kaqayb galeen 19 naadi oo karisan kooxaha heerka 1aad [...]
October 2nd, 2011 | Posted in Cayaaraha,slidernews,Wararka | Read More »
ururka isku xidhka dhalinayarada gobolka sool ayaa waxay tartan ciyaared u qabteen kooxda kubada cagta ee u ciyaarta jaamacadda Nugaal iyo dhalinyaro ka mid ah ciyaartodya magalada laascaanood ciyaartaas oo lagu xusayey sanad-guuradii 8-aad ee jaamacadda Nugaal. Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiiso badan ayaa waxaa ka soo qayb galay dadwayne aad u [...]
September 11th, 2011 | Posted in Cayaaraha,slidernews,Wararka | Read More »
Waxaa magaaalada Manchester ee caasidama waqooyiga dalka Britan lagu qabtay tartan loogu magac daray labo halyey oo isboortiga Soomaalida magac weyn ku leh. FIFA REFEREE Abdiqadir ibraahim cadaay & FOOTBALL LEGEND Ahmed Sheego Bishaar. Koobkan loogu magac daray ayaa labada halyey eekala ah Ahmed Sheeego Bishaar iyo Abdul qaadir Ibraahim Cadaay ayaa waxaa soo qaban [...]
February 1st, 2011 | Posted in Cayaaraha,slidernews,Wararka | Read More »
Waxaa caawa garaoonka weyn ee Manchester city Acedemy s iweyn loogu soo dhaweeyey looguna dhigay ciyaar saaxiibtinimo Dhalinyarada kooxda WPSC-Manchester oo iyaku soo qaaday koobka kubada futsalka ee hirda-Holland. Soo dhaweyntan oo aynu orankarno waxay ahayd mid aan hore uga dhicin magaalada Manchester oo lagu gudoon siinayey hadiyado iyo abaal marinno kala duwan dhalinyaradii [...]
January 11th, 2011 | Posted in Cayaaraha,slidernews,Wararka | Read More »
Waxaa Maalintii Axadda Ahayd Taariikhduna Ahayd 1/3/11 ka Dhacay Magaaladda MNPLS Gobolka Minnesota,shirkan oo ay ay ka soo qayb Galeen Dhalinyarro aad u badan. Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyeen Urur Cusub oo la Macag Baxay UMRA. Shirkan Koobaad ayaa ulajeedadiisu waxay ahayd Midaynta Dhalinyarradda SSC ee ku Dhaqan Gobolka Minnesota. Shirkan Ayaa Markii Ugu [...]
January 4th, 2011 | Posted in Cayaaraha,Jaaliyadaha SSC,slidernews,Wararka,Waxbarashada | Read More »
Xulka gobolka Bari ayaa galabta usoo baxay Wareega Final-ka ee ugu dambeeya tartanka ciyaaraha gobolada Soomaaliya ee kasoconaaya magaalada caasimada u ah Puntland ee Garoowe. Ciyaarta galabta ayaa dhexmartay xulalka kubadda cagta ee gobolada Bari iyo Jubadda Hoose,waxaana uu ka dhacay garoonka kubadda cagta ee Mire Awaare iyadoo ay kasoo qaybgaleen boqolaal dadweyne oo labada [...]
December 29th, 2010 | Posted in Cayaaraha,slidernews,Wararka | Read More »
C/qaadir maxamed Jaamac waa Wiil Dhalinyaro ah wuxuu ku noolyahay Caasimada Gobolka Sool eeLascanod Somaliya Wuxuu soo Bandhigay Qalab Casri ah oo C.qadir gacantiisa ku Sameeyey Kaasi oo aan dhamaanba Gobolka Sool CidiHore ugu Isticmaail. Qalabkan ayaa ah Aaladda Loo Isticmaalo Ciyaaraha Taasi oo Lanbaro qorayso tilmaamaysana Isku bedelka Ciyaaryahanadda XiligaKubadu Socoto ila Daawo Ani [...]
December 29th, 2010 | Posted in Cayaaraha,slidernews,Wararka | Read More »
Daalacatey :44
December 20th, 2010 | Posted in Cayaaraha,Media,slidernews | Read More »