Home » Jaaliyadaha SSC
You are browsing entries filed in “Jaaliyadaha SSC”

Waxaa xalaylagu qabtay magaalada Utrecht ee kutaala badhtanaha wadankaan Nederland Xaflad aad uweyn oo sifiican looga soo shaqeeyey islamarkaana lagu taageerayey Maamul Goboleedka Khaatumo ee dhawaan laga yagleelay Deegaamada SSC. Ugu horayn waxaa lagu furay Aayada qur aanka kariinka ah intaas kadib ayaa waxaa codbaahiyaha lagu soo dhaweeyey C/rashiid Galbeedi oo kawaramay guud ahaan taariikhda [...]
January 30th, 2012 | Posted in Jaaliyadaha SSC,slidernews,Wararka | Read More »
Shirkan waxaa su qurux badan usoo agaasimay Jaliyada Beesha Daarood ee ku dhaqan magaalada fort McMurray. Shirkan oo u jeedadiisu ahayd laba qodob: 1)In Dhaleecayn buuxda dusha looga tuuro SNM ta isku bahaysatay weerarka xaq darada ah ee ay kusoo qaaday degaanada Buuhoodle iyo Laascaanood 2) In taageero hiil iyo hoo beesha daarood ifidiso walaalahooda [...]
January 25th, 2012 | Posted in Jaaliyadaha SSC,slidernews,Wararka | Read More »
Waxaa maanta oo Isniin ah 26.12.2011 kasoo degay madaarka Oslo ( Gardemoen) C/naasir X. Ciise oo kamid ahaa xubnihii Qurbajoogta ee loo xilsaaray inay qaban qaabiyaan shirweynaha beesha SSC ee Khaatumo 2. C/naasir X.Ciise oo in mudo ah ku hawlanaa qaban qaabada Shirka Khaatumo ayaa lugta soo mariyey dhulka balaadhan ee beesha ilaahay ku manaystay, [...]
December 26th, 2011 | Posted in Jaaliyadaha SSC,slidernews,Wararka | Read More »
waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulshawaynta awdal state ee ku dhaqan dalwaynaha canada iyo dhamaan umada somaliyeedba kadhici doonto xaflad aad u balaadhan oo loogu talogalay wanqalka curashada kacaanka cusub ee awdal state iyo soo dhawaynta madaxweyne garyaqaan rashiid aw nuur xirsi xafladan oo kadhici doonta 17 decembere magalada toronto ee dalka canada xafladan oo aay [...]
December 3rd, 2011 | Posted in Jaaliyadaha SSC,News,slidernews,Wararka | Read More »
Waxaa caawa shir degdeg ah ku yeeshey wadanka imaaraadka jaaliyada ssc ee ku nool wadanka imaaraadka kaas oo ay kaga arinsanayeen xasuuqii arxan darada ahaa ee maamulka soomaali diidka ay kula kaceen dad rayid ah oo aan waxba galabsan dadkaas oo ku jirey maalintii farxada iidul adxaaga iyaga oo ku cibaadeysanayey guryahoodii ay ku lahaayeen [...]
November 8th, 2011 | Posted in Jaaliyadaha SSC,slidernews,Wararka | Read More »
BoocameOnline Axmed Maxamed Oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka Jaaliyadda (Dhulbahante) SSC Ee Gobolka Minnesota Ayaa Wuxuu Shabakadda Wararka Boocameonline uga Waramay Sidda Uu Dagaalka ku bilowday, Axmed Ayaa Wuxuu ka Waramay in Dilka Markii Ugu Horeeyey Beesha Kale ay Bilowday Iyagoo dilay Ninkii Horeeyey, ka dibna ay diideen inay Sharcigga Horkeenaan Raggii dilay oo Magaaladda [...]
November 7th, 2011 | Posted in .,Jaaliyadaha SSC,News,slidernews,Wararka | Read More »
Ogaysiis : waxaa la ogaysiinayaa dhaman bahwaynta Aadan Cabdalle ( hinjiile ) dal iyo dibad ( world wide) inuu jiro shir khadka telephonka ah ama ( teleconference ah ) oo dhacaya Shirkan ayaa Waxaa looga Hadli doonaa Shirka Khaatumo2. taariikhda shirka sabtida 11/5/2011 Time : wakhtiga New york ( Easterm time) 3 pm Minneapolis ( [...]
November 3rd, 2011 | Posted in Jaaliyadaha SSC,slidernews,Wararka | Read More »
Ku: dhamaan beelweyna dhulbahante Ku: Isimida SSC Ku: Cuqaasha, Culimada, iyoWax garadka GobolkaCayn KU: Qurbajoogta dhulbahante OG: Gudiga Qaban-qaabada Shirka Khaatumo-2 OG: Dhamaan Beesha Reer Cali-geri Ahmed UJEEDO: Taageeridda Shirka Khaatumo-2 iyo Baaqa GobolkaCayn. Hadaan u nahay qurbo-joogta Waqooyiga America ku nool ee beesha Caligeri-Ahmed, waxaanu dhamaan tol weynaha dhulbahante meelkastaoo ay joogaanba ku wargelinaynaa [...]
October 9th, 2011 | Posted in Jaaliyadaha SSC,News,slidernews,Wararka | Read More »
Boocameonline Waxay ahayd hal Usbuuc ka hor Markii ay Qaar ka mid Saxaafadda ay Soo Qoreen Safar Uu Siilaanyo ku Tagay balligubadle oo ahayd Xaruntii Jabaddaha SNM, Warbaahinta Ayaa Waxay Sheegtay In Siilaanyo oo Dhagax Dhigay Taalo loo Sameyeey Jabahaddii SNM oo Qayb Xooga leh ka Qaadatay Burburinta Wadanka Soomaaliya. Markii Aan Safarka aan ogaaday [...]
October 8th, 2011 | Posted in .,Jaaliyadaha SSC,News,slidernews,Wararka | Read More »
Waxaa jirta in Dadka (Aqritayaasha Shabakaddaha SSC) Ay inta badan ku Eedeeyaan Shabakaddaha Wararka SSC in Hadba Qilaafka ka Dhex Taagaan Degaanadda SSC ay ka Qayb Qaataan Sii Hurintoodda Xasaradda Qabyaaladda. Shabakaddan Wararka Ee BoocameOnline Ayaa Waxaa ka go’an Taageeradda SSC iyo Shirka Khaatumo Ee lagu Baadigoobayo Midnimadda Dhamaan Dadka Reer SSC Meel Kasta oo [...]
October 6th, 2011 | Posted in .,Jaaliyadaha SSC,News,slidernews,Wararka | Read More »