Home » Suugaan You are browsing entries filed in “Suugaan”

Gabay : Reer Gaalkacyo iyo Sharcigga yaa u garnaqi doona ( Cismaan Yusuf Keenadiid)

BoocameOnline Gabaygga Maanta Waxaan ku Soo Qaadanaynaa Gabay uu Mariyay Allaha u Naxariiste Cismaan Yusuf Keenadiid. Dhagaysi Wacan: Daalacatey :147

January 13th, 2012 | Posted in News,slidernews,Suugaan,Wararka | Read More »

Gu'la eeday! "iidoor Gu,uumbay kordhaye Garasho waa tiiye 'Gabay " Abwaan Suusle.

gu, la eeday markaan dhagaystay oday guurtiyeedka isaaq ee maanta gu,iyo garashaba laga bido hadalkiisii isagoo telifesyoon caalimi ah hortaagan kuna faanayo inuu yahay qabiilka soomaali ugu adag daaroodna eryey markaan gudoomiyahooda golaha guurtida ee salebaan gaal taladiisii kalshaale arkay markaan ruugcaddaaga siyaasadeed ee isaaq waa siilaanyo,e markaan arkay maamulkiisa iyo siduu wax u wado [...]

December 17th, 2011 | Posted in slidernews,Suugaan,Wararka | Read More »

Hanbalyo Dhalasho Farxadleh Oo loo Dirayo C/casiis Xiir X Nuux iyo Maryan Axmed Shugri Oo Wiil Ugu dhashay Ohio Columbus!

Dhamaan dadka hoos ku xusan waxay hanbalyo dhalashi udirayaan mudane C/casiis Xiir X Nuux iyo marwadiisa Maryan Axmed Shugri Gadhwayne oo wiil ugu dhashay dalka Maraykanka gaar ahaan magaalada Ohio Columbus wiilkaasna waxaa loobixiyey Maxamed C/casiis Xiir X nuux Waxaan leeyihiin soo Barbaar Oo noqo kii Diintiisa, Dalkiisa, iyo Dadkiisaba anfaca. AAMIIN AAMIIN AAMIIN Waxaana [...]

December 16th, 2011 | Posted in slidernews,Suugaan,Wararka | Read More »

Bulshada SSC Ee Norway Oo Samaysatay Urrur Lagu Magacaabo SAHAN COMMUNITY

Bulshada reer SSC ee ku dhaqan Dalka Norway ayaa markii ugu horey ku dhawaaqay Urrur ay ku midaysanyihiin kaasoo loo bixiyay SAHAN COMMUNITY urrurkaasoo wax badan ka qaban doona isku xidhka bulshada SSC ee Dalkaas Norway iyo guud ahaanba Bulshada SSC ee ku dhaqan Daafaha Dunida. Urrurkan ayaa ahaan doono mid u samaysan sida urrurada [...]

December 3rd, 2011 | Posted in Suugaan,Wararka | Read More »

Qaarkamid ah Cuqaasha Besha Jaamac Siyaad Oo Kahadlay Xaalada Degmada Yagoori(Daawo+Video)

kulan ay yeesheen cuqaasha odayaaasha iyo waxgaradka Beesha Jaamac siyaad oo kadhacay Degmada Yagoori Ee Gobolka Sool ayaa looga hadlay sidii loo wajihi lahaa dhacdadii ka dhacday degmadda yagoori oo keenay dhimasho iyo dhaawac kadib markii ciidamo ka tirsan maamulka somaliland ay soo weerareen Ugu Horayna Waxa Shirkaasi Kahadlay Caaqil axmed hoolif ayaa eedeyay jananka [...]

December 2nd, 2011 | Posted in Suugaan,Wararka | Read More »

Hayada Hanaqad iyo NPA ayaa Deeq agabka Guryaha Kaqaybiyay Laascaanood(Video)

ilaa 560 qoys oo ah dadka danyarta iyo barakacayasha ku nool magaalada laascaanood ayaa saaka loo qaybiyay deeq ah agabka guryaha lagu isticmaalo kaasoo ay  u qaybiyeen ururka wadaniga ah ee  hanaqaad wa Dalada Haweenka Hanaqaad ayaa manta deeq agabka guryaha  ah gaadhsiisay Baracayaasha iyo qaar kamid ah dadka danyartaa ee ku dhaqan magaalada Laascaanood. [...]

November 7th, 2011 | Posted in Suugaan,Wararka | Read More »

ssc ninkii daiddanoow waa inoo dirire(gabay akhriso)

ssc ninkii daiddanoow waa inoo dirire dagaalbaa inoo xeera iyo diliyo laytaane daraawiish horlaa soo baxdiyo duubcad heganahe waa kaa dullaalada sangaa doobku laylyadaeye waa kaa duleeddada taleex dananay laalayse waa kaa durduro xiinfiniin dooyo meerka,ahe waa kaa darmaankii nugaal dafahaa maraye waa kaa diyaarsaday raggaan dahidda aqoone waa kaa dibnaa ruugayee diiray cadhadiiye waa [...]

October 15th, 2011 | Posted in slidernews,Suugaan,Wararka | Read More »

gabay cusub oo uu tiriyay abwaan yusuf suusle ugu magac daray dalxiis(akhris wacan)

dalxiis waxaan ku halqabsaday gabadh halyeeyad ssc ah oo maraykan joogta magaca ay ku huggaaminayso tixdan dalxiis waa deeqa iyo deggen waxaan ku soo warejiyey dalkii oo dhan halkaas oo uu ka bilamay duullaan daraawiish cusub dhulkiina lagu xoreyey ka bacdina gabadhii arooskeedu ka dhacay kollay tixdan waa guubaabadii awelba aan wadi jiray oo an [...]

September 5th, 2011 | Posted in slidernews,Suugaan,Wararka | Read More »

Gabay Gaaban Oo Uu Mariyay Nin Reer Awdal ah oo Ka Turjumaya Siyaasadda Mariidka ah Ee (SNM) AkA Somaliland (Dhagayso)

SNM-TA oo Horey Ugu Eedayn Jirtay Dowladdii Maxamed Siyaasad Barre in Ay Tahay Dowladda Qabiil iyo Kaligii Talisnimo Ah. Ayaa Waxaa Umadda Soomaaliyeed Ee waqooyigga Soomaaliya Ku nool ugu Danbeeyey Mid ka daran kali talismadda oo Si gudban uga Curyaamiya Dhaqaalaha,Waxbarashadda,Xornimadda iyo Xasiloonadda Dadka kale ee aanan ahayn ama raacsanayn Siyaaadda Guracan ee kala goynta [...]

July 15th, 2011 | Posted in Jaaliyadaha SSC,News,slidernews,Suugaan,Wararka | Read More »

Taleexmedia Iyo C/samad Cali Shire.

Sida aynu la socono C/samad Cali Shire waa madaxweyne ku xigeenka Puntland waana siyaasi ka soo jeeda SSC matalana shacabka SSC una matala kursiga ugu sareeya ee Puntland ee Daarood waqooyi ku midoobay, waana nin siyaasi ah oo cid waliba dhaliili karto , noloshiisana isha lagu hayo dhinac walba, laakiinse aanay wanaagsanayn in la aflagaadeeyo [...]

July 3rd, 2011 | Posted in Maqaalo,Suugaan,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • Ahmed: Maasha Allah Ubaxa Soomaaliyeed ee SSC/Darwiish/Khatumo State Soo Kora oo barbaara
  • Ahmed: Maasha Allah noolaada reer Sool Sanaag iyo Cayn
  • XOG OGAAL: maanshaa alaah reer buuhoodle waxay dhaheen hadal yar iyo howl badan. guul iyo gobanimo reer khaatumo iyo...
  • XOG OGAAL: war iidoor ma xishoodo, iidoor waa baqaa lakin ma xishoodaan. waxay umuda somaliyeed iyo islaamkaba ka...
  • XOG OGAAL: qofkasta oo muwaadin soomaliyeed ahba reer khaatumo state waa taageeray. shamso shumeey ilahay ha ku...