Home » Tacsi
You are browsing entries filed in “Tacsi”
Waxaa tacsi diraya jaaliyada puntland ee uk garahaaan khaliif xaaji jamac mandela iyo qoyskisa /eheledisa.,halgame xirsi xaaji jamac, Dr ciise xaaji, g/sare jamac tarabi.iyo dad kale oo faro badan waxayna tacsidaan gaarsinayaan dhammaan reer ashkir abdi iyo eheladoda oo loga tacsiyeynayo geeridii naxadinta lahayd ee ku timid aabbe ashkir abdi faarax waxaanu leenhay ilahay ha [...]
February 5th, 2012 | Posted in slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »

Waxaa ku geeriyooday Dalka Finlan Shaly oo taariikhdu ahayd 01.02.2012 Ala ha u naxariistee Marxuum Axmed Cali Cilmi Caraafe , Waxaan eebe uga rajaynayna Marxuumka in uu janadii ka waraabiyo Samir iimaana kasiiyo Aamiin Aaamiin Aaamiin. . Daalacatey :710
February 2nd, 2012 | Posted in slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »

Anaagoo kala ah: 1.Ibrahim Ismail Jabbaan 2. Abdigani Ismail Jabaan 3.Abdiqadir Ismail jabaan 4. Jama Ismail jabbaan 5. Hooyo Haweeya Mahamed Ismail 6. Saida Xaaji Cabdi Garnayl 7. Ubah Xaaji Cabdi Garnayl 8. Abdirahman Ahmed Abdi (ruush) 9. Hooyo Faiza Haji Cabdalle 9. Nimco Xaaji Cabdi garnayl 10. Zahra Xaaji Cabdi Garnayl 11. Ali-Geri Haji Cabdi [...]
February 2nd, 2012 | Posted in slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »
Waxaan tacsi udiraynaa anagoo ah dhamaan bah weynta khaalid habarwaa ee ku sugan London UK iyo daafaheeda alah ha u naxariistee geeridii naxdinta lahayd ee ku timi CAAQIL ABDILAAHI SHARIIF waxaana uga tacsiyeynaynaa qoyskiisii xaaskiisii MARWO WARIS MOHAMED GEEDEEYE iyo dhamaan caruurtiisii iyo eheladiis meelkasta oo ay dunida daafaheeda ka joogaaanba waxaana ilaahay [...]
January 30th, 2012 | Posted in slidernews,Tacsi | Read More »

Dhamaan Dadka hoos ku xusan Iyo Asxaabkale oo aan halkan Lagu soo Koobikarin Waxay Tacsi tiiraanyo leh udirayaan Dhamaan eheladii iyo Qaraabadii uu Kageeriyooday Alle Ha u naxariistee C/laahi Shiriif Maxamuud oo ku geeriyooday dalka Maraykanka Taariikhdu markay ahayd 26-01-2012 Waxana leeyihiin Alle Samir Iyo iimaan Hasiiyo dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu kageeriyooday isagana Alle [...]
January 28th, 2012 | Posted in slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »
Waxaa Halkan Tacsi Looga diraya Eheladda iyo Qarabadda uu ka geeriyooday Marxuun Axmed Musse Ciise oo looyaqano Axmed Shiil oo ku geeriyooday Magaaladda Lasanod,Waxaa Tacsiddan diray Magacayadan hoos Ku qoran: Falis liibaan idiga Faadumo(Guciye) Maxamuud Sandheer Sicido jama Nur Huruse Hassan Fayso Abakoor Hassan Nicimo Abdi risiq Samsam Maxamuud Dabale husen Ali Abdiqadir Maxamuud cumar [...]
January 5th, 2012 | Posted in News,slidernews,Tacsi | Read More »
Inaa LilahHi – wa inaa ilayhi raajucun Halkan waxaan tacsi uga diraynaa Maxamuud Ibraahim Xaashi iyo Caruurtiisa Geeridii Naxdinta lahayd Ee ku Timid Eedo Deeqa Geelle Maxamuud oo ku geeriyootay Magaalada Hargaysa Taariikhdu Markay Ahayd 10-24-11 ( Isniin) Waxaa tacsidan U diraynaa Maxamuud Ibraahim Xaashi iyo Caruurtiisa iyo Eheldeeda oodhan Meelkastay Joogaan Dal iyo dibadba [...]
October 26th, 2011 | Posted in slidernews,Tacsi | Read More »
Waxaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 8/23/2011 Magaaladda Sandiego Ee Gobolka Calilfornia ku Geeriyootay Hooyo Faadumo Ducaale Cali,Allaha U Naxariistee Faadumo Ducaale Cali Ayaa ifka Waxay kaga tagtay Sagaal qof iyo Caruurta ay Ayeeyadda u Tahay. Waxaan Ilaahay Ugu Baryaynan inuu janatul fardowsa ka waraabiyo,Caruurteedda iyo dhamaan Eheladeedana samir iyo iimaan ilaahay ka siiyo. Waxaan [...]
August 24th, 2011 | Posted in News,slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »
Waxaa Alle ha u naxariistee Shalay Galab (Jimce)8/5/2011 ku geeriyootay Marxuuma Mamo Xaajiyo Amina Ali Qodax Magaalada Minneapolis. Marxuumadu Waxay ahayd Qof Cibaado Badan,Khayr badan Ilaahayna Waxaan uga Rajaynaynaa in Ilaahay Janatul Fardawsa hoy uga Dhigo. Marxuumada Waxaa Lagu aasay maanta oo Sabti ah Qabuuraha Islamka ee Burnsville. Waxaan u Tacsiyeynaa Dhaman Eheladii iyo Qaraabadii [...]
August 8th, 2011 | Posted in News,slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »
Waxaan Halkan Tacsi uga diraynaa Qoyskii iyo eheladii ay ka geeriyooday Ala ha unaxariiste Marxuumad Salaado Cabdi Gacanyare oo ku geeriyooday Minisota ee Cariga Maraykanka Waxaa tacsida Diraya Dadka Hoos Kuqoran:- ENG BASHIIR CABDI AMEERICO COL.QAMAAN AXMED GAMUUTE CUMAR AXMED SAALX. AXMED FAARAX. XMED YUSUF CABDIQAADIR FAARAX LIBAAN SICIID MOWLIID CABDINUUR CABDIQAADIR NUUR MAXAMED [...]
July 3rd, 2011 | Posted in slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »