Home » Tahniyad You are browsing entries filed in “Tahniyad”

Hanbalyo meher :- SULEEBAAN AXMED CALI JIDAAL  Iyo SAFIYA SHEEKH C/CASIIS SHEEKH C/KARIIN oo meherkoodu Ka Dhacay  dalka FINLAND

  Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta WidhWidh Online waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan  SULEEBAAN AXMED CALI JIDAAL  Iyo SAFIYA SHEEKH C/CASIIS SHEEKH C/KARIIN oo meherkoodu Ka Dhacay  dalka FINLAND Xalayto.  Waxaa Hambalyada Diraaya dad kala jooga Laascanood, London, Liverpool, Birmingham U.K, Canada, U.S.A, Holland, Pakistan, Saudi Arabia, Qatar, iyo Dubai, waxayna leeyihiin [...]

February 21st, 2012 | Posted in slidernews,Tahniyad,Wararka | Read More »

Ardayda Jaamacada Nugaal oo tahniyad meher udiraya mudane Sekeriye Faarax Saalax iyo marwo Kaltuun Ali Ahmed Shire

Meher-Wacan

Dhamaan ardayda dhigata jaamacada nugaal university gaar ahaan teamka nusged waxay tahniyad meher udirayaan  mudane Sekeriye Faarax Saalax iyo Marwadiisa Kaltuun Ali Ahmed Shire oo meherkodu ka dhacy magaalada burco 31/01/2012     Amal c/rashiid esmail     Amina sulaiman mohamud Anwar mohamud x.khalif  Ilhaan abdi awke Ilhaan mohamud ahmed Fatxiya mohamed jama Fadumo ali [...]

February 5th, 2012 | Posted in slidernews,Tahniyad,Wararka | Read More »

Hanbalyo Oo Loo Dirayo Mudane Farxaan Ibraahin Cali Suudi & Nimco Xuseen Cali Madar oo Meherkoodu ka dhacay Buuhoodle-

Hambalyo1

Dhamaan dadka halkan hoose ku xusan waxay hanbalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin hawada umarinayaan Boqorka iyo Boqorada Farxaan Ibraahin Cali Suudi & Nimco Xuseen Cali Madar oo Meherkoodu ka dhacay Buuhoodle ee Xarunta G/ Cayn Taariikhdu Markay ahayd 25-01-2012 Hooyo Sahra shiikh maxamuud Libaax  Hooyo Cibaado Faarax Cabdile Aabe Ibraahim Cali Suudi Aabe [...]

January 25th, 2012 | Posted in slidernews,Tahniyad,Wararka | Read More »

Tahniyad Dhalasho:- Wiil kudhashay Laascaanood oo Loobixiyey Maxamed Khaatumo

hambalyo-dhalasho2

Anagoo kala  ayeeyo canab, ayeeyo khadiijo, ayeeyo xaliimo,hooyo aamina, hooyo saynab maxamed maxamuud goole iyo dhamaan reer maxamed maxamuud goole, habo ruqiya cali dheere, yurub cumar cali, xayaad maxamed axmed khadra c/kariim maxamuud iyo Farduus C/kariim Maxamuud iyo caruurteeda, farax cabdi cali,Nasra C/kariim Maxamuud, Fadumo Maxamed Cali, Xafsa Saleeban Cali, C/kariin Cali Maxamuud, Jamac Cumar Cali [...]

January 23rd, 2012 | Posted in .,slidernews,Tahniyad | Read More »

Tahniyad Aroos:- C/raxmaan Faarax Aw Cabdile iyo Cosob Maxamuud Guhaad oo ku aqal galay Laascaanood

Hambalyo : Mudane ABDIRAHMAN FARAH AW ABDILLE iyo Marwo COSOB MAXAMOUD GUHAD XASSAN Cade, oo ku aqal galay 28/12/2011 magaalada Laascanood,Gobolka Sool. waxaan leenahay noqda reerkii lagu nastee lagu negaado, ubad khayr qabana kala hela, Anagoo ah Aabbe Maxamoud Guhaad Xassan, Hooyo Amina Cawed Gaboose, Hooyo Fadumo Maxamed Jamac, Hooyo Fadumo Xassan Nur, Hooyo Fowsia [...]

January 1st, 2012 | Posted in slidernews,Tahniyad,Wararka | Read More »

Tahniyad Aroos: Sharmarke Maxamed Ismaaciil (jiroon) iyo Samiira Faarah Max'ed Hussein (Farah Wadaad)

Anagga Oo ah Waalidiinta,Eheladda iyo Asxaabta Waxaan Halkan Tahniyad-Aroos ugu Diraynaa Sharmake Maxamed Ismaaciil (Jiroon) iyo Samiira Faarah Maxamed Xussein (Faarax Wadaad) Waxaana Hanbalayaddan Diraya Dadka Hoos ku Xusan. Hooyo Canab Caynab Aabe Farah Maxamed Huseen (Farah Wadaad) Walalaha kala ah Faduma farah wadaad Hamdi faarah wadaad Dawo farah wadaad Hodan faraah wadaad gashaan farah [...]

December 7th, 2011 | Posted in News,slidernews,Tahniyad,Wararka | Read More »

Hambalyo meher tii ugu qaalisanayd ayaa waxaa loo dirayaa boqorka c/raxmaan cali cawil bacari iyo marwada Xiis abdulle xasan oo meherkodu ka dhacay maraykan.

Hambalyo meher tii ugu qaalisanayd ayaa waxaa loo dirayaa Lamaane qaaliya oo aan kala dhicin waa boqorka uu magaciisu yahay ee c/raxmaan cali cawil bacari iyo marwada Sharafta iyo qiimaha alle u dhameeyay ee magaced yahay Xiis abdulle xasan oo meherkodu ka dhacay maraykan. Markay taariikhdu ahayd25/11/2011meherkaas oo ahaa meher qaaliya ayaa waxaa siwayn u [...]

November 28th, 2011 | Posted in slidernews,Tahniyad,Wararka | Read More »

Tahniyadda Meher: Hassan C/rahmaan Jaamac iyo Sahra Cabdi Caydiid

Anigga oo ah Dadka Magacyadoodu Hoos ku Xusan Yihin Waxaan Halkan Tahniyad uga diraynaa Hassan C/rahmaan Jaamac iyo Sahra Cabdi Caydiid oo Meherkooda ka dhacay Magaalada Dubai ee dalka Emiradka taariiqdu markay ahayd Oct 28,2011 Dadka tahniyada diraya 1- Adeer Saleebaan Caydiid Jamac 2-Hooyo Faadumo Ahmed Wade 3-Abti Ibraahim Ahmed Wade 4-Anwar Cabdi Caydiid 5-Ifraah [...]

November 16th, 2011 | Posted in News,slidernews,Tahniyad | Read More »

Tahniyad Meher:Ikraan Hassan Mohamud gaas iyo Mohamed Abdi yusuf

Waxaa halkan tahniyad loga dirynaa Ikraan Hassan Mohamud gaas iyo Mohamed Abdi yusuf oo Meherkoodu ka dhacay gobolka sool Magaalada Laasanood taariikhdu markii ay ahad 10/18/11 waxaa tahniyada diraya 1. Mohamed mohamud gaas xaaskiisa iyo caruurtiisa 2. Abdillahi mohamud gaas xaaskiisa iyo caruurtiisa 3. Isse mohamud gaas xaaskiisa iyo caruurtiisa 4. Ahmed mohamud gaas xaaskiisa [...]

October 27th, 2011 | Posted in slidernews,Tahniyad | Read More »

Hambalyo Meher(Mudane C/Laahi C/casis warsame iyo Marwo Kaltuun C/laahi Bile oo meher koodu kadhacay lasanod

Dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin oo kala jooga dunida dacaladeeda waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan Boqorka C/laahi C/casiis Warsame Iyo Boqorada Kaltuun C/laahi Bille oo meherkoodu ka dhacay magalada Laascaanood taariikhdu markay ahayd 20/10/2011. Aabe C/laahi Bile Dhuxun Hooyo Canab Ibraahin Xuseen iyo caruurtooda Maxamed C/lahi Bile iyo xaaskiisa iyo [...]

October 21st, 2011 | Posted in Tahniyad | Read More »

Recently Commented

  • Ahmed: Maasha Allah Ubaxa Soomaaliyeed ee SSC/Darwiish/Khatumo State Soo Kora oo barbaara
  • Ahmed: Maasha Allah noolaada reer Sool Sanaag iyo Cayn
  • XOG OGAAL: maanshaa alaah reer buuhoodle waxay dhaheen hadal yar iyo howl badan. guul iyo gobanimo reer khaatumo iyo...
  • XOG OGAAL: war iidoor ma xishoodo, iidoor waa baqaa lakin ma xishoodaan. waxay umuda somaliyeed iyo islaamkaba ka...
  • XOG OGAAL: qofkasta oo muwaadin soomaliyeed ahba reer khaatumo state waa taageeray. shamso shumeey ilahay ha ku...