Home » Waxbarashada You are browsing entries filed in “Waxbarashada”

Aflax Online School ( Barashadda Luuqadaha)

Aflax Online School ayaa Waxaa idiinku Bishaaraynayaa Barashadda Luuqadda Ingiriiska,Soomaaligga iyo Xisaabaadka oo idiin balan qaadaya in Casharada iyo imtixaanaddaba aad ku qaadan doontaa online. Aflax online School ayaa Wuxuu Xafiisyo iyo Fasalaba ka Samaytay Gobolka Minnesota, Toronto iyo Magaaladda London. Iskuulkan ayaa Waxaa loogu Talo galay Dadka Soomaalidda Ee ku dhaqan Wadamadda Reer Galbeedka [...]

November 26th, 2011 | Posted in Arimaha Diinta,Waxbarashada | Read More »

Ogeysiis soo bandhigid buug cusub (Jaalle Siyaad)‏

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed in magaalada Leicester ee wadanka Ingiriiska lagu soo bandhigi doono buug cusub oo uu qoray Maxamed Ibraahim Shire, kaasoo lagu magacaabo ”Somali President Mohammed Siad Barre: His Life and Legacy”. Soo bandhigidda buugga waxay ka dhici doontaa hoolka weyn ee oo ku yaalla Taylor Road School ee xaafadda St. [...]

October 27th, 2011 | Posted in slidernews,Waxbarashada | Read More »

Maamulaha Dugsiga Sare ee Magaalada Laascaanood Oo kawar Bixiyay Xaalada Waxa Barasho ee Dugsiga(Daao+Sawiro+Video)

Sidii aan horeba idiinku balanqaadney hadaad tihiin akhristayaashada sharafta leh inaan idiin soo gudbino horumarada ka socda dalkeena hooyo anagoo isku dayeyna inaan deegaan walba iftiimino meelaha la dareemi karo ee talaabo horumar laga qaadey hadey tahey waxbarsho, Caafimaad, Biyo amaba arimaha kale ee bulshada Waxaan hadaba isku daynay inaan u kuur galo Xaalada Waxbarasho [...]

October 26th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka,Waxbarashada | Read More »

Wasiir ku xigeenka waxbarashada P/land oo ka hadlay saamiga Ardaydii SSC ee Loo Qaaday Turkiga

Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada puntland ayaa warbixin ka bixiyey deeqdii Dalka Turkigu bixiyey Saamiga ay ka heleen dadka ka soo jeeda deeganadda sool sanaag iyo cayn liiska ardayda deeganadan ka soo jeeda wuxuu ahaa sidan Liiska Ardaydii Imtixaanka Puntland Gashay ee ka soo jeeday SSC Magacyada Ardayda heshay Dugsi Sare ee Turkey No          Magaca [...]

October 25th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka,Waraysi,Waxbarashada | Read More »

Barnaamijka Faa'iido Wadaag Somali Media ( LIVE) by Askar @Aar

Watch live streaming video from debateonsomalia at livestream.com Daalacatey :45

October 19th, 2011 | Posted in News,slidernews,Videos,Wararka,Waxbarashada | Read More »

Warbixin:Heerka Waxbarasho Jaamacadda Nugaal Ee Magalada Laascaanood (Daawo+Video)

Iyado jaamacada Nugaal University ee magalada Laascaanod ay samaysay horumar balaadhan oo isugu jira dhinacyada Tayaynta waxbarashada,Helida aqoonsi caalami ah iyadoo jaamacadu ka shaqaysa horumarinta iyo wacyi gelinta deegaanka gaar ahaana dhinaca waxbarashada. Jaamacada Nugaal ayaa waxaa ay qayb wayn ka qaadataa horumarinta bulshada iyadoo maamulka iyo gudiyada ardayda jaamacadu dedaal dheeraad ah u galla [...]

September 3rd, 2011 | Posted in slidernews,Wararka,Waxbarashada | Read More »

(Ogaysiis) Jaamacadda Nugaal oo Bixinaysa Deeq-Waxbarasho

Ogaysiis Jaamacadda Nugaal oo sannadahan ku hawlanayd horumarinta, tayaynta iyo dhiirrigelinta dhallinyarada waxbarata ee degaanka ayaa waxay ugu bishaaraynaysaa ardayda dhammaysay dugsiyada sare ee diyaarka u ah in ay sii wataan tacliinta sare islamarkaana aan awoodin in ay iska bixiyaan kharashka waxbarashada, waxbarasho bilaash ah (scholarship). Waxbarashadan bilaashka ah ayaa lagu tartamayaa iyadoo mudnaan la [...]

August 23rd, 2011 | Posted in Jaaliyadaha SSC,News,slidernews,Wararka,Waxbarashada | Read More »

Munaasibad xifdinta Quraanka Kariim ka ah oo ka dhacday Tuulada Oog oo ka tirsan gobolka sool (Daawo+Video)

Xaflad balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka maxadka barashada diinta islaamka iyo luuqada caribiga ee Al-furqaan ee kuyaal Tuulada Oog ee Gobolka sool, ayaa ka dhacday Dugsiga hoose dhexe ee degmadaas waxaana xifdinta quraanka kariimka ah ka qalin jabiyay ilaa 53 arday oo 41 ka mid ah ay khatimeen, munaasibadan oo ahayd mid siweyn [...]

July 24th, 2011 | Posted in slidernews,Wararka,Waxbarashada | Read More »

Ardayda machadka caafimaadka gobolka sool oo u fadhiistay imtixaanka shahaadiga

Ardyada dugsiga caafimadka ee gobolka sool  ayaa maanta u fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah, ka hor intii uusan bilaaban imtixaanka ayaa saaka waxaa lagu qabtay hoolka xarunta machadka munaasibad balaadhan oo si heersare ah loosoo agaasimay oo ay kasooqayb galeen marti sharaf aad ubadan oo kakala socaday qaybaha kala duwan ee bulshada,sida caafimadka waxbarashada iyo ganacsato [...]

July 3rd, 2011 | Posted in slidernews,Wararka,Waxbarashada | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG ah oo maanta ka qeybgalay Munaasabad ay Wasaaradda Waxbarashadu kula wareegtay Iskool H/dhexe oo loogu magac daray marxuum Waayeel (Sawiro)‏

3333 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG ah oo maanta ka qeybgalay Munaasabad ay Wasaaradda Waxbarashadu kula wareegtay Iskool H/dhexe oo loogu magac daray marxuum Waayeel Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad ay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare kula wareegeysay Iskool loogu magacdaraty Allaaha [...]

May 4th, 2011 | Posted in News,slidernews,Wararka,Waxbarashada | Read More »

Recently Commented

  • Ahmed: Maasha Allah Ubaxa Soomaaliyeed ee SSC/Darwiish/Khatumo State Soo Kora oo barbaara
  • Ahmed: Maasha Allah noolaada reer Sool Sanaag iyo Cayn
  • XOG OGAAL: maanshaa alaah reer buuhoodle waxay dhaheen hadal yar iyo howl badan. guul iyo gobanimo reer khaatumo iyo...
  • XOG OGAAL: war iidoor ma xishoodo, iidoor waa baqaa lakin ma xishoodaan. waxay umuda somaliyeed iyo islaamkaba ka...
  • XOG OGAAL: qofkasta oo muwaadin soomaliyeed ahba reer khaatumo state waa taageeray. shamso shumeey ilahay ha ku...