Home » Maqaalo
You are browsing entries filed in “Maqaalo”
Waxaa Maalmahan aad loo hadalhayaa Shirka London oo loo balansanyahay 23/02/2012,shirkaas ayaa wiigagii lasoo dhaafay wuxuuu yeeshay hadalhayntii ugu badanayd ,hadaba maxaa shirkaa keenay xilligan?Danta lagaleeyahay waa maxay? Mafaa,iiduu uyahay soomaalida mise waa shirkii daaru Nadwa ee lagu shirqoolayay Nebiga Scw oo kale ?Ingiriis ma wuxuu kudoonayo inuu arimihii hore ee Umadda soomaaliyeed ku debindaabyeeyay [...]
February 22nd, 2012 | Posted in Maqaalo,slidernews,Wararka | Read More »

Galmudugnews.com – Madaxda sare Dowladda Federalka Somalia iyo Hogaamiyeyaasha dhaqanka Hawiye ayaa si wadajira u cambaareeyay Warbixin sanadeed ay qoreen Kooxda International Crisis Group ICG taas oo lagu sheegay in Ganacsade Ahmed Nuur Cali Jimcaale ka mid yahay kooxda Argagixisada Al-Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Somalia. Warbixinta oo la dhigay Website-ka UN-ka waxaa sidoo kale [...]
February 21st, 2012 | Posted in Maqaalo,slidernews | Read More »

BoocameOnline Iyo Darwiish Media Group Oo Sharci Cusub ka Soo Saaray Ee Ogaysiiska Iyo Xaysiisadda Siyaasadeed iyo Ganacsi: Dhamaan Macaamiisha Shakadda Wararka BoocameOnline Iyo kuwa la Mataanaha Yihiin Ee Kala ah SSC Radio,DarwiishTV Waxay Xeer Wadajir ah ka Soo Saareen Ogaysiiska iyo Xaysiiska Siyaasadeed iyo Ganacsi. laga Bilaabo Maanta oo ay Taariikhdu Tahay Feb/10/2012 Waxaan [...]
February 10th, 2012 | Posted in Maqaalo,News,slidernews,Wararka | Read More »

BoocameOnline Waxaa beryahan danbe si xoog leh war baahintu uga hadlasay beenta xad dhaafka ah ee uu la soo hor fadhiisto gacan ku dhiigle Maxamed Xasan Cabdullahi (Jilif). Jilif oo hormuud u ah maxaysatada la soo khasbay ee SNMta, ayaa ku sifoobay beenlow had iyo jeer ku hawlan in uu majara habaabiyo shicibka ku nool [...]
February 9th, 2012 | Posted in Maqaalo,News,slidernews | Read More »
WEBSITYADA BEESHA DHAXE EE SNMTA GOORMAY SHACBIGOODA RUNTA U SHEEGI DOONA MA MARKA BBC IYO VOA AY KA DHAGAYSTA WAXA JIRA. baroortii ugu weyneed abid oo ay qorayaan warbahinta afka snmta ku hadlo wixii ka danbeeyey shirkii taleex ee khaatumo2 ee lagu dhisay maamulka baaxadaweyn ee khaatumo state of somalia waxaa aflabadii yeedhay warbaahinta afka [...]
February 2nd, 2012 | Posted in Maqaalo,slidernews,Wararka | Read More »

Acww Waxa umadda Soomaaliyeed iyo ta aduunkaba fajiciso ku noqday Xumaanta iyo weyraxa qowlaysatada SNM ee sidii neef madaxa la jaray dhinac walba u yaacaysa Markii ay ogaadeen in waqtigii ay shicibka laabta u garaaci jireen inuu dhamaaday, riyadoodii beenta ahaydna ay soo afjarantay ayay ku adkaatay inay aqbalaan xaqiiqda dhabta ah ee dhulka [...]
January 30th, 2012 | Posted in Maqaalo,slidernews | Read More »

Wixii ka danbeeyey burburkii dawladii milatarigga ee ka ariminasay Somali 21ka sano, dalka iyo dadka somaliyeed waxay soo mareeen marxalado siyaasadeed oo kala duwan, hadii aan waxa yar dib u jaleecno, xili waxaa la soo maray ay degmooyinka magaalo madaxda somaliya ee Muqdishu ay ku amar teeglanayeen niman maxaysto ah oo lagu magacaabi jiray WAR [...]
January 29th, 2012 | Posted in .,Maqaalo,slidernews,Wararka | Read More »
Marka Ugu Horaysa waxaan idinku salaamaynaa salaanta islaamka Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabaraakaatu, sida aad idinku tuhunsanahay waxaad tihiin Culimadii iyo waxgaradkii beesha Isaaqa ee aanu dariska nahay , horena waxaa loo yidhi saaxiibkaa waad dooran kartaa ee dariskaaga ma dooran kartid taas oo macnaheedu yahay hadaynu nahay Dhulbahante iyo Isaaq waxaa ilaahay qadaray in aynu [...]
January 29th, 2012 | Posted in Maqaalo,slidernews,Wararka | Read More »
Acww Waxaa sidaynu ka wada dheregsanahay ka dhashay magaala taariiqeedka Taleex ka curtay maamul goboleed Soomaaliyeed oo loogu walqalay “Khaatumo State of Somalia”. Maamul goboleedka khaatumo, wuxuu u taaganyahay midnimada Soomaaliyeed,Wuxuu difaacayaa una taaganyahay calankii qaranka Soomaliyed ee maxaystada SNM ku dagaalamayaan inay aasaan. Hadaba muxuu maamulkaa dhashay xaq ugu leeyahay umadda Soomaaliyeed [...]
January 28th, 2012 | Posted in Maqaalo,slidernews | Read More »
Ahmed Silanyo, the president of the self-styled government of “Somaliland”, the clan state that no country on the face of earth accepted its legitimacy, has recently dispatched his ministers to the cities and towns in the enclave to organize public demonstrations against what he described as anti-Somali-landers (nabad-diid), a euphemism exclusively used for [...]
January 28th, 2012 | Posted in English News,Maqaalo,slidernews | Read More »