Home » Media You are browsing entries filed in “Media”

{Daawo Videos } Heesihii Xaflada Khaatumo State ee London & Wacdariihii Halkaasi Ka Dhacay.

Darwiish tv Live

Daawadayaasha Darwiishtv Waxan usoo gudbinaynaa heesihi lagu soo dhawaynyay Madaxda Khaatumo ee kadhacday Magaalada London. Daalacatey :2091

May 17th, 2012 | Posted in Media,slidernews,Wararka | Read More »

Pro- Galaydh Dadka Reer Khaatumo Ayaa Udhinta Soomaalinimada Marwalba (Dhagayso).

Prof_Ali_Khalif_Galayr__Former_Prime_minister_in_Somalia

Waraysi Dhinacyo Badan taabanaya Oo Hiiraan Online Layeelatay raysal wasaarihii Hore ee Somalia Pro- Cali Khaliif Galaydh. DHAGAYSO. Boocame Online Daalacatey :288

May 12th, 2012 | Posted in Media,Waraysi,Xulashada | Read More »

Dood kulul oo kusaabsan Wadahadalada Somalia iyo Maamulka Siilaanyo (Daawo Video)

DOODWADAAGUNIVERSAL

Barnaamijka Dood wadaag ee kabaxa TVga Universal ayaa todobadkan qobtay dood kusaabsaan Wada hadalada Beesha Dhexe ee uu Hogaamiyo Siilaayo iyo Dowlada Somalia, Hadaba Doodaas waxaa ka qatbgalay Xubno Culculus oo kasocday Jaaliyada Khaatumo State. Daawo Video Daalacatey :8212

April 28th, 2012 | Posted in Media,slidernews,Wararka | Read More »

Cawayska Caawa & Heestii SSC Alfanaan C/risaaq Dhagacade (Dhagayso)

Dhagacade2

Dhagaystayaal waxaan caawa idiinsoo xulnay meelkasta oo aad dunida kajoogtaan inaad Nagula Cawaysaan Hees cajiiba oo uu Fanaanka Wayn Ee C/risaaq Dhagacade Uqaaday deegaamada khaatumo state Of Somalia. HALKAN KA DHAGAYSO. Boocame Online. Daalacatey :1594

April 22nd, 2012 | Posted in Media,slidernews,Wararka | Read More »

Daawo Shirkii Arimaha Dastuurka Somalida Ee Nairobi (Top Video)

SHIR-NAIROBI 111111

Shirwaynihii Arimaha Dasturka Somalida Ee Nairobi iyo Qaabkii uu Udhacay Daawo. Abdirahman Somali Shaxda1@gmail.com Nairobi – Kenya Daalacatey :2723

April 18th, 2012 | Posted in Media,slidernews,Wararka | Read More »

Fanaanka weyn Jaamac Yare oo waraysi Xiiso Badan Siiyey TV-ga Qaranka Soomaaliyeed (Daawo Video)

images

Barnaamijka Xidigaha oo ah Barnaamij lagu waraysto Fanaaniinta soomaaliyeed barnaamijkaas oo  kabaxa TV-ga Qaranka Soomaaliyeed  Somali National TV (SNTV) oo uu daadihiyo Wiish ayaa waraysi xiiso badan la yeeshay Fanaan Jaamac Dhoodi Cilmi Dhuuto (Jaamac Yare) Daalacatey :2411

April 16th, 2012 | Posted in Media,slidernews,Wararka | Read More »

Daawo VIdeo Kulankii Ay Reer Nairobi & Masuuliyiinta Golayaasha Khaatumo (Top Video)

24

xDaawo Qaabkii ay u dhacday Munaasabadii is Xogwaraysiga ee Dhexmartay Masuuliyiinta Golayaasha maamulka Khaatumo & jaaliyada Bariga Afrika Kulankaasi Oo ka dhacay magaalada Nairobi. Abdirahman Somali Shaxda1@gmail.com Nairobi – Kenya Daalacatey :2713

April 14th, 2012 | Posted in Media,slidernews,Wararka | Read More »

Waligaa Nolashaada ma aragtay Gaari Diyaarad ah oo marna Duulaayo hawada sare marna Magaalada dhex mushaaxaayo ? (Halkaan ka Daawo Yaabkaan+Warbixin)

Terrafugia01_540x359

Gobolo ku yaal dalka Mareeykanka iyo qaar ka tirsan Wadamada Yurub waxaa ku soo badanaya Gaari nuuc cusub ah oo u sameeysan sida Diyaarada kaas oo si caadi ah magaalada u dhex mushaaxaayo mararka qaarna u duulaayo Gobolo aad u fog fog. Qalabkaan casriga ah ayaa waxaa aalaaba isticmaala dadka sida gaarka ah u leh [...]

April 12th, 2012 | Posted in Media,slidernews,Wararka | Read More »

Hees Cusub Oo Laga Sameeyay Qaraxii Tiyaatarka (Daawo Video).

Qarax

Kooxda Qarandoon Oo Hees Cusub Oo Ka Sameeyay Qaraxii Tiyaatarka Qaranka Ka Dhacay. Boocame Online. Daalacatey :2173

April 10th, 2012 | Posted in Media,slidernews,Wararka | Read More »

Dr- Cali Ciise Cabdi Waraysi Xiiso Leh Royal Tv (Daawo Video)

SONY DSC

Agaasimaha Guud ee Macadka Tabarada Dhaqaalaha iyo Siyaasada Ee Bariga Afrika Dr-Cali Ciise Cabdi Oo Safar Shaqo kuyimid Magaalada Nairobi Ayaa Waraysi Dheer Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Siyay Royal Tv. Abdirahman Somali Shaxda1@gmail.com Nairobi – Kenya Daalacatey :4686

April 5th, 2012 | Posted in Barnaamijyada,Media,slidernews,Wararka,Waraysi,Xulashada | Read More »

Recently Commented

  • Mohamed: Subxaan ma 70kii ayaad garanaysaa?
  • Gurey: arrinkan oo kale hadda ka hor kismaio ayey ka dhacdey , todobaatameeyadii, ninka naagta qabey baa sixir loo...
  • Gurey: furitaanka airportka taleex waa horumarka laa taaban karo , oo ay khatumo state maamulkeeda sameeyeen, waana...
  • Ms maxamud dhiil: Thnks sntv and maxamud boocame Warkaas baa igu soconayaa all thnks
  • Gurey: qaylo dhaan ma maqal meel go’doon ah baan ku noolahay ee kabiirka sawirkiisa aad soo dhigteen halkan ma...