Telesombanner2013
Home » Archives by category » English News
Hayada qaxootiga Aduunka UNHCR oo baaq u dirtay wadamada Yurub (daawo Video)

Hayada qaxootiga Aduunka UNHCR oo baaq u dirtay wadamada Yurub (daawo Video)

Hay’aa qaxootiga Aduunka ee UNHCR ayaa baaq udirtay wadamada yuurub sidii ay gacan uga siin lahaayeen wadanka Talyaaniga qaxoodiga faraha badan ee kusii qulqulaya dala talaaniga HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

( Top News) Isimo ka soo  Kicitamay Degaanka Gobolka Cayn oo soo gaaray Degmadda  Boocame !

BoocameOnline Isimo ka soo Kicitamay Degaanka Gobolka Cayn oo soo gaaray Degmadda Boocame ! Waxaa Magaaladda Boocame soo gaaray isimo ka soo kicitamay Degaanka Gobolka Cayn, Isamadda ayaa Waxay kala yihiin Suldaan Siciid iyo Garaad Saleebaan Buraale. Isimaaddan ayaa Waxay soo galeen Magaaladda Boocame galabnimo waxaana loo galbiyay Gurigga Ugaas Cabdullaahi Ciise Nuur.Warkan waxaa noo […]

Continue reading …
(Top News) Ugaas Cabdullaahi Ciise Haddii aanan la Joojin Wax socda Beel walba iyo Qof walba gooni ayuu tashan doonaa ! ( dhagayso)

BoocameOnline Ugaas Cabdullaahi Ciise Nuur ayaa Wuxuu ka war Bixiyay Maanta oo ay taariiqdu tahay 4/5/2014 (Press Release)ku aadan shirka Isimadda ee Boocame,Wuxuuna siddaas oo kale Canbareeyay dadka War xuma tashiilka ah, Ugaas ayaa waxbixintan ku sheegay in shirka Boocame uu yahay arin ay Isagga iyo Isimadda kale Ee Reer Khaatumo ay in Muddo ahba […]

Continue reading …
(Top News)Gudoomiyaha Jaaliyadda Imaaraatka ( Mr Tacabir) oo Xaaran ku tilmaamay in Isimadda Wax laga sheego,kuma tilmaamay Shirka Boocame Gogol dhiga Shirka Taleex ( Dhagayso)

SSC Radio Waxaan Qadka Telefoonka Kula Xiriiray Maanta oo Sabti ah 4/5/14 Gudoomiyaha Jaaliyadda Imaaraat Maxamed Cumar Cigaal ( Tacabir) oo ku Sugan Wadanka Imaaraatka Waxaan ka waraystay Warka lagu Shaaciyay Shabakadaha Internet Ee Degaanka Khaatumo, Wuxuuna kul tilmaay warkaas in uu yahay mid aanan ka iman Jaaliyaddaha Imaaraadka. Maxamed ayaa wuxuu sheegay in ayan […]

Continue reading …
Maxaa loogu diiday in Isimmadda Khaatumo ay isku yimaadaan Boocame ?ga garasho la’aan mise god Xabaaleed ayaa loo qodayaa !

Maxaa loogu diiday in Isimmadda Khaatumo ay isku yimaadaan Boocame ?ga garasho la’aan mise god eexeedasho! “Siddan aan ognahay Shirka Boocame wuxuu uu ahaa shir u dhexeeya Isimadda Reer Khaatumo kaliya”haddaba Haddii cida kulmi lahayd ay tahay Beesha Isimaddii loo bixiya Gollaha Dhaqan Khaatumo Maxaa loogu diiday In ay isugu tagaan Boocame: Su’aalaha is waydiinta […]

Continue reading …
EXCLUSIVE-Western oil exploration in Somalia may spark conflict -UN report

EXCLUSIVE-Western oil exploration in Somalia may spark conflict -UN report Wed Jul 17, 2013 11:59am BST * Somalia struggles to rebuild after decades of conflict * UN report says conflicting exploration licenses issued * Experts question whether Norway has conflict of interest By Michelle Nichols and Louis Charbonneau UNITED NATIONS, July 17 (Reuters) – Western […]

Continue reading …
Focus shifts to flight crew amid new plane revelations

KUALA LUMPUR, Malaysia – Someone deliberately diverted Malaysia Airlines Flight 370 and shut down communications with the ground, and the jetliner continued flying for six hours, Malaysia’s prime minister said Saturday. The announcement shifted the focus of the investigation to the crew and passengers on the plane, which has now been missing for more than […]

Continue reading …
Crimea Holds Controversial Referendum

amid rising tensions, the Ukrainian region of Crimea is holding a controversial referendum on March 16 on whether to join Russia. On the eve of the ballot, Russia vetoed a UN Security Council resolution declaring the referendum invalid. Thirteen nations voted in favor and Moscow ally China abstained. U.S. ambassador Samantha Power called it a […]

Continue reading …
Search for Malaysia Airlines plane expands much farther west

Search for Malaysia Airlines plane expands much farther west Malaysia Airlines Flight 370 reportedly could have traveled four hours longer than thought. The search may reach the Indian Ocean. By Barbara Demick March 13, 2014, 10:07 p.m. BEIJING — The search for elusive Malaysia Airlines Flight 370 shifted to waters around India based on suggestions […]

Continue reading …
Somalia: Australia Pledges U.S. $9 Million to Aid AMISOM, Somalia

Australia’s Foreign Minister Julie Bishop announced Monday (March 10th) her government pledged $9 million in aid to support the African Union Mission in Somalia (AMISOM) and humanitarian efforts in the country. Australia will give $1.8 million to support the objectives of AMISOM, which is fighting al-Shabaab alongside the Somali National Army. “A further $7.2 million […]

Continue reading …
Page 1 of 15123Next ›Last »