Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

Hoos uguuxa Soomaalidda iyo Hagardaamadda Ingiriiska

Waxaa Maalmahan aad loo hadalhayaa Shirka London oo loo balansanyahay 23/02/2012,shirkaas ayaa wiigagii lasoo dhaafay wuxuuu yeeshay hadalhayntii ugu badanayd ,hadaba maxaa shirkaa keenay xilligan?Danta lagaleeyahay waa maxay? Mafaa,iiduu uyahay soomaalida mise waa shirkii daaru Nadwa ee lagu shirqoolayay Nebiga Scw oo kale ?Ingiriis ma wuxuu kudoonayo inuu arimihii hore ee Umadda soomaaliyeed ku debindaabyeeyay [...]

February 22nd, 2012 | Posted in Maqaalo,slidernews,Wararka | Read More »

Kumanaan Kamida Shacabka Magaalada Buuhoodle oo Maanta Dhigay Banaan Bax Lagu Taageerayo Midnimada Soomaaliya (Sawiro)

DSCF5092

Waxaa maanta ka dhacay magaalada buuhoodle banaan bax aad ubaaladhan oo aan beryahanba mid noociisa ah kadhicin magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn. banaan baxani ayaa waxaa kasoo qayb galay kumaan kamida shacabka ku dhaqan magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn, wxuuuna ka dhacay garoonka wayn ee magaalada buuhoodle waxaana lagu taageeray midnimada soomaaliya. shacab [...]

February 22nd, 2012 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

KA SOO QEYB GALA BANAAN BAXA(MUDAAHARAADKA)LONDON 23/02/2012.

  Allah Weyn Ninkii Aaminaa Awood Leh-Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,Midnimadda iyo Cadaaladda cod nool,caqli,damiirka iyo dareenka wadaniyadeed,difaaca xuquuqda qarameed iyo illaaliyaha karaamada,sumcada iyo maqaamka Somaalinimada,diidaha gumeeysi iyo gun-nimada,hoos joogida iyo isu dhiibida cid kale iyo xaaladaha fool xumadooda leh intii mudo ahba ina heeystay:-Sida Dagaalada,Colaada Sokeeye,Xasuuq iyo Gumaadka Shacabka, Kala Qoqobka iyo kala Yaaca Ummadda iyo guud ahaanba muuqaalada [...]

February 21st, 2012 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Warar Caawa SSCRadio 21.2.2012 qodobo xiiso leh(Dhagayso)

download

warbixin ku saabsan shirka london oo uu inoo soo diyaariyay wariye axmed,Iyo Qodobo kale oo xaasaasiya waa Caawa Ssc Radio.Warkan oo aad kadhagaysanaysaa Dhamaan Dunida oo dhan Barta internetka aan kuleenahaywww.SSC.FM Wadanka Maraykankana waxaad naga dhagaysankartaa Telefoonka ah :- 7124328034 Amalondonuk020 3519 0475. warku caawa waxaa uu idinkaga imaanayaa studioga magalada buuhoodle waxaana idiin akhrinaya [...]

February 21st, 2012 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Hanbalyo meher :- SULEEBAAN AXMED CALI JIDAAL  Iyo SAFIYA SHEEKH C/CASIIS SHEEKH C/KARIIN oo meherkoodu Ka Dhacay  dalka FINLAND

  Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta WidhWidh Online waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan  SULEEBAAN AXMED CALI JIDAAL  Iyo SAFIYA SHEEKH C/CASIIS SHEEKH C/KARIIN oo meherkoodu Ka Dhacay  dalka FINLAND Xalayto.  Waxaa Hambalyada Diraaya dad kala jooga Laascanood, London, Liverpool, Birmingham U.K, Canada, U.S.A, Holland, Pakistan, Saudi Arabia, Qatar, iyo Dubai, waxayna leeyihiin [...]

February 21st, 2012 | Posted in slidernews,Tahniyad,Wararka | Read More »

Hees Cusub oo Magac baxday Khaatumo Haboon (Dhagayso) Fananada Shamso Shumey)

shamso shumey

fanaanada shamsa shumeey oo soo saartay hees cusub oo ay u qaaday maamulka khaatumo state of soomaaliya halkan hoose ka dhagayso heesta. dhagaysoqatuma shumey Daalacatey :2835

February 21st, 2012 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Somalidiidkii oo loodiiday 22 bisha in ay ku banaanbaxaan 10 downing street iyo somalida oo banaanbax lagu taageerayo Midnimada Somalia kasamaynaysa halkaas 22 feb 10 downing street

Waxaa La ogaysiinaya dhamaan umada soomaaliyeed ee jecel midnimada soomaaliyeed in ay kaso qaybgalaan mudahraad balaadhan oo Maalinta berito ah 22 feb 2012 kadhici doona 10 downing street kasoo horjeedka aqalka raisal wasaaraha somalia waxaa laga codsanaya qofwalba in uu soo qaato calanka Somalia, Mudaharaadku wuxuu soconaya mudo 2 saacadood ah waa 12:00 duhurkii ilaa [...]

February 21st, 2012 | Posted in .,slidernews,Wararka | Read More »

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Axmed Karaash oo si wayn loogu soo Dhaweyay Xudun & Orbogays(Sawiro)

a

(BoocameOnline) Halkan waxaan idiinku soo gudbin doonaa Sidii heerka sare ahayd ee madaxwayanaha Maamulka khaatumo State Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) loogu soo dahweeyay Degmada Xudun ee gobolka Sool. Madaxwayanaha ayaa maalmaalmahan Socdaalo kala gedisan kumarey qaybo badan oo kamida deegaanada Khaatumo State Of Somalia.   waa soo dhawayntii oorbogays   Daalacatey :3022

February 20th, 2012 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Warka Habaynimo Ssc Radio 20-02-2012 ” Madaxwayne Karaash oo Siwayn loogu dhaweeyey Xudun & Qodobo Xaasaasiya (Dhegayso)

ssc radio

Qodobada aad ku maqli doontaan warkeena Habino ee Ssc Radio waxaa kamida. Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo State Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash oo maanta siwayn loogu soo dhaweeyay degmada Xudun ee gobolka Sool.   Maxamuud Shiikh Cumar oo kamida wax garadka gobolka Cayn oo Sheegay inay soo wanaagsantahay xaalada amaan ee gobolka cayn kana hadlay arimo [...]

February 20th, 2012 | Posted in .,slidernews,Wararka | Read More »

Prof: Cali Khaliif Galaydh Oo Reer Denmark Kala Qayb Galay Xaflay Ayku Weynaynayeen Maamulka Khaatumo State (Daawo).

SONY DSC

BoocameOnline ( Denmark) Magaalada Copenhagen ee Caasimada Dalka Denmark waxaa Maalmihii la soo dhafay ku sugnaa Prof: Cali Khalif Galaydh oo isagu u tagay inuu ka qayb galo kulan ay lahaayeen Bulshada Khaatumo State oo isagga timid Denmark,Holland,Sweden,German iyo dalalka Kale Ee ku hareeraysan. Kulankan oo ahaa Mid Aad loo soo Agaasimay ayaa u qabsoomay [...]

February 20th, 2012 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • Ahmed: Maasha Allah Ubaxa Soomaaliyeed ee SSC/Darwiish/Khatumo State Soo Kora oo barbaara
  • Ahmed: Maasha Allah noolaada reer Sool Sanaag iyo Cayn
  • XOG OGAAL: maanshaa alaah reer buuhoodle waxay dhaheen hadal yar iyo howl badan. guul iyo gobanimo reer khaatumo iyo...
  • XOG OGAAL: war iidoor ma xishoodo, iidoor waa baqaa lakin ma xishoodaan. waxay umuda somaliyeed iyo islaamkaba ka...
  • XOG OGAAL: qofkasta oo muwaadin soomaliyeed ahba reer khaatumo state waa taageeray. shamso shumeey ilahay ha ku...