Home » Videos
You are browsing entries filed in “Videos”

Kulan balaaran oo ay ka soo qeyb galeen boqolaal dad ah iyo siyaasiga caanka Prof. Cali Khaliif Galeyd ayaa shalay galab ka dhacay caasimadda dalka Norway ee Oslo. Kulankan oo ahaa mid ay u wada dhamaayeen jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan caasimadda Oslo ayaa waxaa loo hadlayay arrimaha maamulka cusub ee KHAATUMO STATE OF SOMALIA [...]
February 12th, 2012 | Posted in Media,News,slidernews,Videos,Wararka | Read More »
Waxaa habeenkii sabtidii bishuna ahayd February 4th ka dhacay magaalada Seattle ee gobolka Washington xaflad aad u heersaysa oo lagu maamuusayay dhisamaha maamul goboleedka Khaatumo State of Somalia kaas oo dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada taariikhiga ah ee Taleex. Xafladan oo ay qabanqaabadeeda lahaayeen jaaliyada Khaatumo Satate ee Seattle ayaa ahayd mid lagu martiqaaday dhamaan bulshaweynta [...]
February 7th, 2012 | Posted in Media,News,slidernews,Videos,Wararka | Read More »

BoocameOnline Daawadayaal:Waxaan idiin Soo Gudbinaynaa Xafladdii Taageeradda Khaatumo Ee lagu Qabtay Wadanka Masar, Qaas ahaan Magaaladda Qaahira, Xafladdan Ayaa Waxaa ka Soo qayb galay Soomaali badan oo ku dhaqan Wadanka Masar, Dadkan oo wada luxayay Calanka Buluugga ah Ee Jamhuuriyadda Wadanka Soomaaliya, Ayaa Waxay Taageerayeen Maamulkan Cusub Ee lagaga Dhawaaqay Magaaladda Taariikhigga ah Ee Taleex, [...]
February 5th, 2012 | Posted in Media,News,slidernews,Videos,Wararka | Read More »

Daawadayaal Waxaa nala Daawataan Muuqaaladda Shirkii dib U Heshiisiinta Soomaalidda Ee Lagu Qabtay Wadanka Ethopia 1993 iyo Mowqifka ay Kala Taagnaayeen Ururaddii Siyaasadeed ee Kala Matalayay Shacbigga Soomaaliyeed Ee ku Dhaqan Waqooyigga Soomaaliya. Daawo: Daalacatey :2602
February 4th, 2012 | Posted in Media,News,slidernews,Videos,Wararka | Read More »
BoocameOnline Fadlan Waxaad Nala Daawataan Sawiradda Muqaalka Qurxoon ee jaaliyadda khaatumo ee ku dhaqan minnesota iyo Sidda Jaaliyadda Soomaalidda Minnesota U Soo DHawayeen Maamul Goboleedka Cusub Ee Khaatumo Soomaaliya, Sawiraddan Ayaa Waxaa Weheliya Heestii Cusbayd Ee Soo Sameeyey Maamul Goboleedka Cusub Ee la Magac baxday ( Khaatumo ha Dheeliyin) Ee Daawasho Wacan. Wixii ku Saabsan [...]
January 31st, 2012 | Posted in Media,News,slidernews,Videos,Wararka | Read More »
Halkan Ka Daawo Taageeradda Beesha Absame iyo Adeerkood ay Ku Taageeren Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia. Daalacatey :218
January 20th, 2012 | Posted in News,slidernews,Videos,Wararka | Read More »
Halkan ka Daawo Qaar ka Mid ah qudbaddihii laga jeediyay Goobta Shirka: Kula Kalana Way soo Socdaan> Daalacatey :219
January 16th, 2012 | Posted in .,slidernews,Videos,Wararka | Read More »
Waa Hees Cusub oo ay ku luuqaynaya KALTUN X BACADO IYO MUSTAFE DAFLE Heestan oo lamagac baxday “naftaydu maxay adiga” Daawasho Wacan Daalacatey :122
January 14th, 2012 | Posted in slidernews,Videos,Wararka | Read More »
BoocameOnline Halkan ka Daawo Codadka Issimadda Beesha Dhulbahante oo Wada taageeray in Beesha ay Aayaheedda Ka Tashato iyo in ay Yeelato Maamul U gooni ah. Daawo Video: Daalacatey :151
January 13th, 2012 | Posted in Media,News,slidernews,Videos,Wararka | Read More »
Xaflad balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen urada bulshada ee gobolka Cayn ayaa xalay ka dhacday hotel ka cabdi gurey Plaza waxaana xafladaas kasoo qayb galay, dhalinyaro, ururada haweenka, aqoon yahano iyo qaybo kale oo bulshada ah kuwaasoo dhamaantood taageeray shirka Khaatumo2 & go’aamadii kasoo baxay. Ugu horayn waxaa halkaasi ka hadlay naasir khadar [...]
January 13th, 2012 | Posted in slidernews,Videos,Wararka | Read More »