Home » Waraysi
You are browsing entries filed in “Waraysi”

Waxaad ka Dhagaysataa SSCradio Shir jaraa’id oo ay Maanta qabteen Madaxda Maamul Goboleedka Khaatumo Soomaaliya iyo Isimada Deeganada Maamulkaas Samaystay Ayaa Waxay Maanta Madaxda Maamul Goboleedka Khaatumo si rasmiya ula wareejiyeen hawlihii loo igmaday oo ay ku Wareejiyeen Gudida G-9. Dhagaysosscradio1 Daalacatey :254
January 24th, 2012 | Posted in slidernews,Wararka,Waraysi | Read More »
Halkan ka Daawo Warbixinadda Ku Saabsan Ciidamo ka tirsanaa Soomaalidiidka oo ka Soo Jeedda Degaanka Maamul Goboleedka Khaatumo Ee Soomaaliya,Ciidanka Oo Wata Hubkooddii Ayaa Waxay Sheegeen in ay Ka Soo Goosteen Ciidamada Soomaalidiidka Ka dib Markii ay u Adkaysan Waayeen Dhibaatadda iyo Cadownimadda lagu hayo Shabacka, Waxay Siddaas oo kale Shaaciyeen in ay Diyaar u [...]
January 24th, 2012 | Posted in slidernews,Wararka,Waraysi | Read More »

Radiossc ayaa wareysi xiiso badan layeeshay c/risaaq sanwayne oo ka mida siyaasiyiinta ssc ee qurba joogta ah waxaana ka wareysanay arimo badan oo ku saabsan dawlad goboledka khaatumo state of soomaaliya,iyo su,aalo kale oo xiiso badan dhagaysi haboon. xamse xasan geelle dhagaysowareysi xiiso badan sscradio Daalacatey :258
January 24th, 2012 | Posted in slidernews,Wararka,Waraysi | Read More »
SSC Radio ( Minneapolis) Waxaan Waraysi la Yeeshay Siciid Atam oo Ka mid Jaaliyadda SSC Ee Ku nool Magaaladda MNPLS ee Gobolka Minnesota. Siciid Atam Ayaa Wuxuu ka Hadlay Arimo Faro badan oo la Xiriira Sidda uu Shirka u Socda iyo Qaladaad laga soo Sheegayo Shirka ka Socda Magaaladda Taleex. Halkan Hoose ka Dhagayso: Daalacatey [...]
January 8th, 2012 | Posted in .,News,slidernews,Wararka,Waraysi | Read More »
Taleex ( Soomaaliya) TV Caalamigga ah Ee Soomaalisat Ayaa Wuxuu Waraysi la Sheegey Dhaktar Cali Ciise Cabdi Oo ka Mid Ah Guddigga Qaban Qaabadda Shirka Khaatumo labo, Ee Loo Yaqaan G-6, Cali Ciise oo ah Ruug Cadaa Wayn Xagga Dhaqaalaha Aduunka ah kana Soo Shaqeeyey Wadamo Fara badan Ayaa Wuxuu ka Mid Dadka Sidda aad [...]
January 5th, 2012 | Posted in English News,Media,News,slidernews,Wararka,Waraysi | Read More »
Darwiish TV Waxaa Halkan Idiin Soo Gudbinaynaa Barnaamij falanqayn ah oo ku Saabsan Shirka khaatumo labo Ee ka Bilowday Magaaladda Taleex Ee Gobolka Sool. Sulaaha Muhiimka ah ee is waydiinta ayaa Waxay yihiin Yaa leh Awoodda Shirka Khaatuo labo ? Maxay Dadku ka filayaan inay ka Soo baxaan Shirkan, yaase Fulanteedda laga rabaa Go’aamaddii ka [...]
December 29th, 2011 | Posted in English News,Media,News,slidernews,Videos,Wararka,Waraysi | Read More »
DarwiishTV Qaar ka Mid ah Gudigga Shirka Khaatumo iyo Ergooyin ka yimid dibadda ayaa la Sheegey in lagu Xanibay Magaaladda Boosaaso,iyagoo Sidda la Sheegayo laga Qaaday Sharcigii ay ku Socdaalayeen,iyagoo Sidda noo Xaqiijiyay Maxamed Mohamud oo la Xiriiray Muddo ku Xanibnaa Airporka Magaaladda Boosaaso. Balse Muddo Afar Sacadood ka dib Sharcigooddii la Siisayay, lagana Raali [...]
December 29th, 2011 | Posted in English News,Media,News,slidernews,Wararka,Waraysi | Read More »
BoocameOnline Waxaan halkan Idiin Soo Gudbinaynaa Waraysi aad u Qiimo badan oo aan la yeelanay Gudoomiyaha Arimaha Dibadda SSC Osman Badawi ahna Af-Hayeenka Ururka Siyaasigga Ee NSUM. Halkan ka Dhagayso Waraysigga Oo Dhamaystiran: Daalacatey :70
December 24th, 2011 | Posted in .,News,slidernews,Videos,Wararka,Waraysi | Read More »
Waxaa Shabakadda Wararka Boocame online u suurtaa gashay inaan Waraysi Dheer la yeelano Osmaan Xassan Xaaji oo loo Yaqaan (Osman Badawi) oo Waraysi Dheer bixiyay Osman ayaa Wuxuu ka dhiibatay fikirkiisa ku aadan Guddiga Qaban qaabadda Shirka Khaatumo 2, Siddoo Kale Wuxuu ka Hadlay Waraysi uu Dhawaan Bixiyay Gudoomiya Ururka NSUM Eng: Maxamed Cali Mirre [...]
December 23rd, 2011 | Posted in .,News,slidernews,Wararka,Waraysi | Read More »
Shabakadda Wararka SSC Radio ayaa Waxay Waraysi la yeelatay Siciid Xirsi Faarah ( Siciid Atam) oo ka mid ah Jaaliyadda SSC Ee ku Dhaqan Gobolka Minnesota. Siciid Atam ayaa Waxuu ka Waramay Arimo badan oo kala duwan oo ay ka mid Tahay Shirka Khaatumo 2 Ee lagu Qaban doono Taleex, Siciid ayaa Wuxuu ka Waramay [...]
November 21st, 2011 | Posted in News,slidernews,Wararka,Waraysi | Read More »