Boocame online
Daawo Qaabkii ay Udhacday Xafladii Awdal State Ee Oslo ( Full Video )
DAAWO QAYBII 1AAD EE XAFLADA .
DAAWO QAYBII 2AAD EE XAFLADA .
DAAWO QAYBII 3AAD EE XAFLADA .
Boocame Online
Ururka Haweenka Khaatumo Ee Nairobi Oo Xusay Maalinta Qashinka 18 May.
Ururka haweenka deegaamada Khaatumo ee magaalada Nairobi ayaa maanta Qaybo kamida wadooyinka Madaalada nairobi nadiifiyay iyagoo kaqayb qaadanaya xuska maalinta qashinka ee deegaamada SSC 18 May Daawo qaar kamida sawirada.
Boocame Online
Faroole oo india u aaday sidii uu Maxaabiis Budhcad badeed ah usoo siidaynlahaa
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyed ee puntlnad mudane cabdiraxman faroole ayaa lagu soo waramaya safarka uu u aaday dalka india in uu ahaa sidii uu usoo siidayn lahaa maxaabiis ay isku jifi hoose yihiin faroole.
dad kusugan dalka india ayaa noo xaqiijiyey in uu faroole uu waday lacag aad u fara badan oo ah lacagta cashuurta shacabka puntland laga qaaday in uu ku bixinayo madax furasho rag budhcad badeed ah uu kusoo siidaayo.
sida lawada ogyahay faroole ayaa kusoo baxay doorashadii laaluush uu siiyey xildhibaanada Baarlamaanka Puntland kadib marii lacag fara badan oo ay siiyeen ragan hada kuxiran india oo budhcadbadeedka ah ragaas oo kamid ahaa ragii faroole u sahlay in uu puntland maamulo.
faroole iyo wiilashiisa ayaa ku socda wadadii qadaafi, waxaan ku boorin lahayn shacabka Puntland in ay iska qabtaan Faroole iyo wiilashiisa Maxkamadna soo saaraan.
Shirkada Horn Petroleum Corp oo ku khasaartay Qodisti Shidaalka Puntland
Shirkadda Horn Petroleum Corp oo wadda hawsha qoditaanka ceelka shidaalka Shabeel-1 ee dooxada Dharoor ee Puntland Somalia, ayaa joojisay qodistii SHidaalka Ceelka shabeel1,
Shirkadda Horn ayaa sidoo kale sheegtay in ay qoditaanka ceelka Shabeel -1 ee dooxadda Dharoor ee Puntland Somaliya lagu hakiyey 3Km iyo 470 Meter kadib markii uu ka hor yimi dhagax weyn oo aynan jabin karin halkaasna lagu joojiyey qodistii ceelka shabeel1 ,iyadoo Riigga loo rarayo ceelka kale ee Shabeel-2 oo 3km iyo badh u jira ceelka immika shidaalka laga waayay kaas oo aan isna la hubin in uu shidaal kujiro iyo in kale, waxaase laga yaabaa in Shirkadan loo soo raro dhinaca Dooxada Nugaal iyo Ceelka Holhol.
Ceelka Kaliya ee ilaa Hada la hubo in uu shidaal kujiro waa ceelka Holhol ee Maamulka Khaatumo State of Somalia, ceelkaas oo ah ceelka ay isku haystaan Maamulada Somaliland iyo Puntland balse ah ceel ay ka masuultahay Dowlada Khaatumo State of Somalia.
Source: Reuters
Islaan Bashiir Islaan Maxamed oo si diiran loogu soo dhaweeyey muqdisho ( Sawiro)
Wafti uu horkacayo Islaan Bashiir Islaan Cabdile oo maanta ka soo kicitimay magaaladda Gaalkacyo ayaa soo gaadhay Muqdisho iyada oo garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ay ku soo dhaweeyeen qaybaha kala duwan ee Bulshadda oo ay horkacayaan Isimadda Soomaaliyeed, xubno ka tirsan labadda Golle ee dawladda iyo madax kale oo fara badan.
Islaan Bashiir Islaan Cabdile waxaa Diyaradii ka soo galbiyey qaar kamid ah Golaha Dhaqanka Khaatumo State oo ay kamid ahaayeen Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, Ugaas Abdilahi Ciise Nuur iyo Garad Abshir Saalax,  iyo isimo kale oo soomaaliyeed oo ay kamid ahaayeen  Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ilaa uu ka soo gaadhayey goobta ay ku sugnaayeen Madaxdii kala duwanaa ee soo dhaweynaysay halkaas oo uu salaan la wada maray intii badnayd ee ku sugnaa waxaana dadkii soo dhaweynayey ka dhex muuqday Golaha sar ee Khaatumo oo si aqlibiyad leh uga qayb qaatay soo dhaweynta Islaan Bashiir Islaan Cabdile.
Islaan Bashiir Islaan Cabdile ayaa ka soo kicitimay magaaladda Gaalkacyo waxa socdaalkiisu yahay sidii uu uga qayb qaadan lahaa Shirka Isimadda Soomaaliyeed ee ka socda Muqdisho xili dhawaan uu faroole kala noqday Odayaal taageersan isaga Shirka Soomaaliyeed, Islaan Bashiir Islaan Cabdile ayaa la ogayn waxa uu socdaalkiisan ka badali doono mowqifka Faroole uu ku aadan Shirka iyo qorshaha Rod-Map-ka oo uu dabadda ka riixayo R/wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Gaas.
Cabdi Qani Makhtal Maxamed
Daawo Sawirada & Wacdarhii Maanta Ay dhigeen Shacabka Buuhoodle, Maamulka Khaatumo & Ciidama Qalabka Sida ee Xusay Maalinta Nadaafada Gobolada Ssc ee 18 May.
Waxaa Maanta lagu Qabtay magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Olole Nadaafadeed oo Balaadhan Ayna ka qayb galeen Maamulka Khaatumo State , Ururda Ka howlgala Gobolka Cayn , Iyo Dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Olahan balaadhan ee Qashin gurista ah ee Laqabtay maanta ayaa Ku beegan Maalin loo Asteeyay In La xuso Maalinta Nadaafada Gobolda Sool Sanaag iyo Cayn kuna Aadan 18 bisha may ee aynu ku guda jirno.
Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa Qayb wayn ka qaadanaysey ololahan balaadhan ee maanta ka dhacay gudaha magaalada waxaan qashinka laga soo daabulayey , Wadooyinka waawayn ee Magaalada, Suuqyada ganacsiga & dhamaan xaafadaha kala gedisan ee ay ka koobantahay magaaladu.
Kayse Maxamed X Cali Maayarka degmada Buuhoodle ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia ayaa ugu horayn War fidiyeenada uga warbixiyey ololahan balaadhan ee Maanta kasocda gudaha Magaalada Buuhoodle.
Waxuuna ku dheeraaday inay Ka Maamul ahaan Si joogta ah uxisidoonaan maalintan loo Asteeyay Nadaafada gobolada Sool Sanaag Iyo Cayn.
Sidoo kale Shacabwayna Qaybta wayn ka qaadanayey Maalinta nadaafada Gobolkada Ssc Ayaa iyaguna Dareenkooda Kawaramay. waxayna sheegeen inaysan marna Raali ka ahayn in lakalagooyo dalka Soomaaliya Islamarkaan uu Reer kamida 5 Qabiil ee dega gobolada waqooyi uu yidhaahdo maamul madax banaan Ayaan Ahay.
Ardayda Gobolka Sool ee kusugan Gudaha magaalada Buuhoodle ayaa Iyagun dhankooda Siwayn uga Qayb qaadanayey Xuska maalinta Nadaafada deegnaadada khaatumo State.
Kadib markii Dhamaan wadooyinka waawayn ee Magaalada iyo dhamaanba xaafadaha kala duwan ee ka koobantahay Magaalada Buuhoodle ay gaadiidku kasoo daabuleen Qashinka ayaa Waxay udhaqaaqeen Meel si aada magaalada Ugu baxsan halkaas oo loo asteeyay in lagu gubo Qashinkaasi. waxaxan Gaadiid oo boqolaal dadwayna ah saar naayeen Galibinayey Cutubyo ka tirsan ciidamada Maamulka Khaatumo State.
Maamulka Khaatumo State ayaa Siwayn uga Qayb Qaatay Ololahan Waxayna noqonaysaa markii ugu horaysay oo Maamulku uu shacabkiisa Laqaybsado Xuska Maalinta Nadaafada Gobolda Sool, Sanaag iyo Cayn.
Maaha markii ugu horaysay oo sidan looga xuso magaalada Buuhoodle iyo Qaybo badan oo kamida gobolada Sool Sanaag iyo Cayn maalinta loo asteeyay Nadaafada Goboladasi waxayna Kusoo id laatay Jawi aad uwanaagsan.
Khaatumo  – Online
Sawirqaade – Axmed Cabdi qaadir Jabaan {Axmed Darwiish}
Xigasho – www.khaatumo.com
Jaaliyadda Khaatumo iyo Soomaalidda Waqooyiga Maraykanka Oo Banaanbax ka Sameeyey Magaalada Washington DC ( SAWIRO)
<embed type="application/x-shockwave-flash" src="https://picasaweb.google.com/s/c/bin/slideshow.swf" width="600" height="400" flashvars="host=picasaweb.google.com&hl=en_US&feat=flashalbum&RGB=0x000000&feed=https%3A%2F%2Fpicasaweb.google.com%2Fdata%2Ffeed%2Fapi%2Fuser%2F108058097738754048626%2Falbumid%2F5743633078728003153%3Falt%3Drss%26kind%3Dphoto%26hl%3Den_US" pluginspage="http://www.macromedia.com/go/getflashplayer"></embed>
Jalliyadaha ku kula nool waddanka USA, ayaa maanta, May 5, 2012, ku qabtay bannaan bax magaallo madaxda USA ee Washington DC. Banaan baxan oo ay ka soo qayb galeen dad lagu qiyaasayo 400 qof, waxaa lagu qabtay Wasaaradda Arima Dibedda ee USA (US State Department). Ujeeddoyinka bannaan baxu waxaa ka mid ahaa:
1. In la  taageero midnimada, muqadaska ah, ee waddanka Soomaaliyeed;
2. In laga soo horjeedsado kala qaybsiga waddanak Soomaaliyeed;
3. In aan u sheegno dawladda iyo dadweynaha Mareykanka xasuuqa iyo dibindaabyada maamulku sheeggta Somaliland ay ku hayso guud ahaan dadweynaha ku nool Khaatumo state gaar ahaanna caruurta iyo haweenka;
4. In aannu ku boorinno dawladda iyo dadweynaha Markeykanka iyo dunida oo dhan in aynan iska indho tirin dilka, dhaca iyo xidhitaanka dawlad ku sheegga uu madax ka yahay dambiilaha Siilanyo ay ku hayso shacibiga Soomaliyeed ee ku nool Khaatumo State;
5. In loo sheego dawladda Mareykanka iyo dunidaba in aynaan dheg dambe u jalaqsiin beenta iyo borobagaandaha maamulka jabhadda SNM labaantkii Sannadood ee na soo dhafay ku sheegayeen in ay tahay meesha qudha Soomaaliya ee ay ka jirto nabad, dumuqraadinimo, iyo dowlad wanaag dalka Soomaliya ;
6. Waxa markhaati ka ah beenta ay Somaliland faafiso horumarka ay gaartay sawirada faraha badan ee aad uu jeeddaan ee tusaya miydadka iyo dhaawaca tirada badan ee ay ku jiraan caruur iyo haweenba.
Bannaan baxan ballaaran, waxaa soo qaban qaabiyey oo isku soo duba riday guddiyada Khaatumo State ee Soomliya iyo jaalliyadda Soomaaliyeed ee degan Virginia, USA. Banaan buxu wuxuu bilaabmay, 11:00 subaxnimo.  Dadka ka soo qayb galay, waxaa ka muuqatay, xammaasad, farxad, iyo wadanimo.  Waxaa tusaale u ah qiiradan iyo farxaddan, calamadaii iyo bosteriskii ay wateen oo ay ku qornaayeen: “One People! One Nation! One Somalia.”
Dadkii ka soo qaybgalay bannaan baxan, waxay ka kala yiimaadeen: Minnesota, Ohio, Virginia, North Carolina, Georgia, Maine, Massachusetts, Tennessee, Illinois, iyo gobollo kale. Bannan buxu wuxuu dhammaaday, 4:00 galabnimo.  Dadkuna waxay dareemayeen inay guugl weyn ka gaareen ujeeddoyinkii ay ka lahaayeen banaan baxan.
Guddiga Jaalliyadda Maamulka Khaatumo State
Virginia, USA
Caawa & Radio Ssc- Dareenkii Shacabka & Qudbadihii Banaanbixii Caawa Gil gilay Washinton, Alqaadida Soomaaliya Siilaanyaa Wata, Somalia waa Mid, S/land Waa Qabiil Kunool Buuraha Naaso Hablood, Cawaan Ku Baraystay Waa Layska Caydhiyaa + Warar & Qodobo Xaasaasiya {Dhegayso}
Baahinta Fiidnimo ee Ssc Radio Codka Shacabka Khaatumo – waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State iyo Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba.
Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka Khaatumo
Baahintan oo aad kadhagaysanaysaa Dhamaan Dunida oo dhan Barta internetka aan ku leenahay ee WWW.SSC.FM Wadamada Maraykan iyo Canada waxaad naga dhagaysankartaa Telefoonka ah :- 7124328034 Sidoo kale Wadamada Yurub Waxaa naga dhagaysankartaan +44(0)20 3519 04757.
Baahinta Fiidnimo Caawa waxay idiinka imaanayaa xarunta Magalada Buuhoodle.
Halkan ka Dhegayso.
Kulan Balaadhan Oo Maanta Dhexmaray Golayaasha Maamulka khaatumo Ee Nairobi.
Kulankan oo dulucdiisu ahayd iswaraysi ayaa waxaa kasoo qaybgalay Masuuliyiin katirsan golayaasha dhaqanka & siyaasada ee maamulka khaatumo .
kulankan ayaa waxaa kasoo qaybgalay, intabadan masuuliyiinta maamulka khaatumo ee kusugan magaalada nairobi oo ay kamid ahaayeen, Madaxwayne Cabdinuur Cilmi Qaaje Biindhe, Dr- Cali Ciise Cabdi G10, Jaamac Abshir Xasan Cade G10, Garaad Saleebaan Buuraale Aw-aadan, Garaad Cali Buraale, Garaad Mashqare, Garaad C/salaan- Ugaas Faarax Dheere, Wasiir Maxamuud Diiriye Cabdi, Wasiir Xuseen saleebaan Dhagowayne, W-Kuxigeen Jaamac Xasan Khaliif iyo Masuuliyiin Kale Kale oo Kamida golayaasdha maamulka Khaatumo.
Waxaana Masuuliyiintii kasoo qayb galay kulankan oo badankoodu safaro kala duwan kumaraya wadamo kamida caalamka ay uga warbixiyiin masuuliyiintii kusugnaa magaalada nairobi hawlihii uso qabsoomay.
Abdirahman Somali
Shaxda1@gmail.com
nairobi – Kenya
Sidee Gobolka Cayn Looga Diyaar Garoobayaa Maalinta Qaran ee Nadaafada Gobolada Ssc ee 18 May {Dhegayso}
Iyadoo maalinta Bari ah Siwayn looga Xusi doono dhamaan Gobolada Sool, Sanaag Iyo Cayn Maamilta Qaran ee Qashinka Goboladaasi Ayaa waxaa siyaabo kala duwan looga diyaar garoobayaa gudaha dalka iyo daafaha Caalamka.
Magaalada Buuhoodle ee Xarunta gobolka Cayn ayaa waxaa kasocda Abaabul xoogan oo loogu diyaar garoobayo Sidii Qashinka Loo daabuli Lhaa maalintaas bari ah.
Gudiga Qaban qaabada Xuska Maalinta Qashinka Deegaanada Khaatumo State ee 18ka May Gaar ahaan Gobolka Cayn oo kawarbixiyey Siday Ugu Diyaar Garoobeen.
Madaxa Qaban Qaabada  Gudigaas Axmed Cabdi Kariim oo Waryasi Siiyey Radio Ssc – Codka Shacabka Khaatumo Ayaa ka Hadlay Sidoo kalana baaq udiray dhamaan Shacabka Khaatumo.
Halkan ka dhegayso