Ururka Dhaliyarradda UMRA oo Ka hadlay Xaaladda Colaadda Goboladda SSC (Dhagayso)

Boocame ( Minnesota)
Ururka Dhalinyarradda UMRA Ayaan Waxaa Waraysi La yeeshay shabakadda Wararka Boocame.com
Waxaanu Ka waraysanay Ururkani Sababaha loo Aasaasay iyo Waxyaalaha ay doonayaan In ay wax ka qabtaan.
Ururka Oo ah Dhalinyarro ka Soo jeedda Goboladda Sool,Sanaag Iyo Cayn ayaa Waxay isu Xilqaameen in ay Wax Ka qabtaan Xalaaddaha ka jirra Goboladda SSC ee ku Saabsan Waxbarashadda, Caafimaadka Iyo Horumarinta.
Ururka ayaa Siddoo kale ka qayb qaata Arimaha Siyaasadda Dagaanadda SSC taas oo abuuraysay in Dhalinarradda ay Ku foojignaaddaan in ay Wadankooddii ka fikiraan Ama ay Dadkooddda Wax u qabtaan.

Qaybtii Koobaad:
[audio:http://www.boocame.com/wp-content/uploads/2011/02/dhalinyarada-Umra.mp3|titles=dhalinyarada Umra]
Tacsi
Ururka Dhalinyarradda UMRA ayaa Siddoo kale Waxay Tacsi U direen dadwaynaha Goboladda SSC qaas ahaan Dadkii ku geeriyooday Dagaaladdii Dhawaan ka Dhacay Gobolka Cayn iyo Dagaanadda Ku hareereesay.
Canbaareeyn.
Ururka Dhalinyarrada UMRA ayaa Siddoo kale Waxay Eedeeyn iyo Canbarenyba leh U Direen Maamulka Siilaanayo.
Qaybtii Labaad
[audio:http://www.boocame.com/wp-content/uploads/2011/02/urur2.mp3|titles=urur2]

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------