Odayaasha beesha Cigaal naleye oo ka hadlay Xadhigii ay xidheen Yusuf C/laahi Maxamuud(Sawiro iyo Cod)
odayaasha beesha cigaal naaleye oo maanta shir isugu yimi ay kaga hadleenxadhigii ay todabaadkii dhawayd soo xidheen yuusuf c/laahi maxamuudxadhigaaso ahaa mid tanaasul lagaga doonayay yusuf uu ka tanaasulo maamulka
somalidiidka,

qaar kamida wax garadka iyo odayaasha beesha cigaal naaleye ayaa maanta waxaa
ay sicad uga hadleen xadhigii ay soo xidheen yusuf c/laahi waxaan ugu horeyn halkaasi
ka hadlay saleeban cilmi aadan dheel oo ah xildhibaan ka mida golaha khusuusiga ssc,

kana soo jeeda beesha cigaal naaleye ayaa waxaa uu sheegay in uu yusuf mamulka
somalidiidka ugu magacow naa maayer xigeen anana aanu sidaa u sooqabanay una xidhnay
jeelkana aanu ku gaynay in uu ka tanaasulo maamulkas iyo shaqadiisaba,
ee aanay jirin wax basaasida ama uu beeshiisa iyo dhulkiisa ku soo hogaaminayay madaafic
waxaa jiray dadkale oo lasoo xidhay maalmihii dhawayd ee uu dagaalku soconayay laguna soo ee deeyay inay madaafiic hogaaminayeen ay soo ridayeen maamulka somalidiidka ah,

hadaba anagu sidaa umaanan soo xidhin nin madaafic hogaaminayayna ma ahayn anagaana soo qabsanay meeshana xilkaas buu ugu magacownaa taas baanuna doonaynay in uu ka tanaasulo si uu uga baxo shakiga iyo muhmalkuba,

dhanka kale waxaa isaguna halkaasi ka hadlay aadan c/aahi maxamuud oo sheegay in aanu angoo kamida waxgaradka iyo odayaasha caaqilka beesha cigaal naaleye aanu idiin sheegayno in aanu ninkaasi uu san wax shaqo ah uu san ku lahayn maamulka somalidiidka awalna uu ugu magacownaa mayer xigeen ta aanu u soo xidhnay ay ahayd taa in uu gole cigaal naaleye iyo mid dhulbahanteba uu ka tanaasulo hawshaa waana uu suurta galiyay,

majirto wax intaas dhaafsiisan ee ah magaalada buuhoodle ee uu ku noolaa uu ugu magacownaa mayer xigeenka isaga joogana loo soo magacaabay ayna jirin wax kale dadka lasoo xidhayna uu san lakiis ahayn anaguna aanu ugu horeyna wax soo xidha wixii wax intaa dhaafsiina hayana way noo soo sheegi karaan waana ka qancinaynaa,

xamse xasan geelle
buuhoodle soomaliya
Daalacatey :782 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacayaUK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------